“Author Archive”
Stories written by akguled

Xildhibaano Ka Hadlay In Abaarta Darteed Dib U Dhac Ku Iman Karo Doorashooyinka

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin (Cabdiraxmaan Dheere), Xildhibaan Siciid Warsame Ismaaciil (Gaane) ayaa ka hadlay aragtidooda ku saabsan in abaarta dalka ka jirtaa keeni karto dib u dhac ku yimaada doorashadii madaxtooyada ee March 2017. Xildhibaanadan oo Wargeyska Geeska Afrika wareysi gaar ah siiyey ayaa ugu horeyn Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Waxbarashada oo ugu Baaqday Bah’da Waxbarashada Somaliland Tabarucaad Mudo Sadex Bilood ah Xaalada abaareed Awgeed DAAWO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ayaa ugu Baaqday Dhamaanba Jaamacadaha Dalka,Dugsiyada Gaarka loo Leeyahay ,Kuwa Dawlada inay ka qayb qaataan Gurmadka loo fidinayo dadka iyo duunyada abaartu saamaysay.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxay Xulka Talyaanigu Ugu Ciyaaraan Maryaha Buluuga ah? DAAWO

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Inta badan waxaaynu aragnaa in xulalaka ciyaaraha kala duwan ee caalamku ay ku ciyaaraan maryo midabadoodu ka kooban yihiin midabada calamada wadamadooda, laakiin waxaynu aragnaa Xulka talyaaniga oo inta badan ku ciyaaraya dharka midabkiisu buluuga yahay oo ah midab aan ka mid ahayn midabada sadexda ah ee calanka talyaanigu ka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qaramada Midoobay oo Walaac ka Muujisay Abaaraha ka Jira Dhulka Soomaalida

Nairobi 20. November 2016 (SDN/QJ):- Xafiiska Qaramada Midoobay ee Xidhiidhinta Arrimaha Bani’aadamnimada ayaa sheegay in abaaraha Soomaaliya ay saameeyeen dad u badan caruur oo ku sugan Soomaaliya. Qaramada Midoobey ayaa sheegtay in ay muhiim tahay in wax laga qabto abaaraha Soomaaliya oo ay  sheegtay in ay la il-daran yihiin dad gaadhaya 1.2 Million oo qof oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirka Arrimaha Dibada Hindiya oo Qaliin Kalyaha ah Lagu Sameynayo

Delhi 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Arrimaha Dibada dalka Hindiya ayaa la sheegay in qalliin kelyaha ah lagaga sameynayo kadib markii muddo dheer ay kelyaha ka xanuunsanaysay. Dad badan oo Hindiya u dhashay ayaa ku yaboohay inay kelyahooda ugu deeqayaan wasiiradda arrimaha dibadda Sushma Swaraj, ka dib markii ay Twitterka ku soo qortay in lagu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Maanta Magaalada Burco uga Sii Kicitimaya Gobolada ay Abaarta Baaxada Lihi Ku Habsatay DAAWO

Burco 20. November 2016 (SDN/QJ):- Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo ayaa Habeenkii Xalay u Hoyday Magaalada Burco Waxaanay Maanta Kormeer Xaqiiqo raadin ah ugu Kicitimi doonaan Qaar ka mid ah Gobolada bari ee dalka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Waa Kuwama Madax Dhuubayaashii Reer Kongo? (Xogta Dahsoon)

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Bilowgii Qarnigii 19-AAD ee taariikhda miilaadiga qabiilka Manchito waxay ka mid ahaayeen qoysaskii yaryaraa ee deegaanka ku noqday mandaqadda kaymahu ku daboolan yahiin ee jamhuuriyada Kongo ka dibna waxay isku sii fidiyeen deegaano kale oo ay dad kale ka riixeen illaa ay halkaa ka aasaaseen Boqortooyo iyagu leeyihiin.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Berigii Siyaad Barre may dhici jirin in xafiis wasiirkii fadhiyo askar albaabka la dhigo oo dadka loo diido, musuqmaasuqan maanta ammaanta ahina ma jiri jirin’’ Mujaahid Xasan Guure

Hargaysa 20. November 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha madasha wada-tashiga iyo toosinta qaranka Md. Xasan Guure Jaamac, ayaa dhaliilo badan u jeediyey hannaanka ay wax u maamusho xukuumadda uu gadh-wadeenka ka yahay madaxweyne Siilaanyo, waxana uu soo jeediyey in shuruucda iyo xeerarka guud ee waddanka si degdeg ah loo beddelo.   Xasan Guure ayaa xusay in habka […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Obama Shirkiisii u dambeeyey iyo Trump Kulankiisii u horreeyey oo ay la kala yeesheen Madax kala duwan

Berlin 20. November 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Shaqada ka sii tegaya ee Mareykanka Barack Obama oo ku sugan dalka Jarmalka, ayaa Hogaamiyayaasha dalalka Midawga Yurub kala qaybgalay kulan lagaga hadlayo caqabadaha Amniga iyo Dhaqaalaha ee ay wajahayaan dalalka Saaxiibbada ahi.   Kulan Madaxeedka uu Obama la yeelanayo Hoggaamiyeyaasha dalalka Germany, Britain, France, Italy iyo Spain, ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Nabadda Gaalkacyo waa in wadajir looga shaqeeyaa” Raysal Wasaaraha Dawlada Federaalka Somalia

Gaalkacayo 20. November 2016 (SDN/QJ):- Ra´iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmarke, ayaa ku guuleystay inuu kala qaado ciidamada labada maamul ee Galmudug iyo Puntland, kuwaasoo isku hor fadhiyay in muddo ah Xaafado kamid ah magaalada Gaalkacyo.   Ra´iisul Wasaaraha oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Gaalkacyo ayaa heshiis kala dhex dhigay […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »