Webmaster

    A Somali living in Kenya murdered in Jinja

    The deceased was identified as Ahmed Muhsin a Somali living in Kenya. Ahmed Muhsin was reportedly murdered and his body thrown by the road side in a eucalyptus tree garden in Masese village, Walukuba/Masese division, Jinja district. His body was discovered by residents who were passing by going to attend to their gardens. The Jinja…

    Read More

      Laba Caruur ah oo ku Dhintay iyo Lix ku dhaawacantay Danab ka Dhacay Deegaan ka Tirsan Gobolka Buuhoodle DHAGAYSO

      Buuhoodle 08.May 2015 (SDN/QJ)- Laba qof ayaa ku dhintay Lix kalena way ku dhaawantay Kadib markii uu Xalay Fiidkii uu haleelay danab ka dhashay roobabka ka da’aya Gobolka Buuhoodle gaar ahaan deegaanka Xamar lagu xidh.   Dadka Danabkan ku Waxyeeloobay ayaa ka soo wada jeeda hal qoys. Gaashaanle dhexe Cabdiraxmaan Xaaji Khaliif oo ah Taliyaha…

      Read More

        Maraykanka ah oo laga soo xigtay qaabta xubnaha Al-qaacida ugu gudbeen deegaannada Somaliland iyo maamul-goboleedka Puntland

        Hargeysa 08.May 2015  (SDN/QJ)- Dawladda Maraykanka, ayaa shaacisay in kooxo argagixiso iyo dagaalyahanno ka tirsan Al-qaacida oo ka qaxay dagaalada ka socda dalka Yemen ay gaadheen Somaliland iyo maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Qaar ka mid ah warbaahinta Maraykanka, ayaa faafiyey shalay in dagaalyahanno ka tirsan Al-qaaciida oo tiradoodu gaadhayso ilaa 600 (lix boqol) oo xubnood…

        Read More

          “Muddo Korodhsi Ma Jiri Doonto Marka La Gaadho Sannadka 2016-ka Waxaa iman doonta dawladii tan bedeli lahayd” Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud

          Muqdisho, 08 May 2015 (SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa ugu horeyn bogaadiyay booqashadii uu ku yimi magaalada Muqdisho Xoghayaha Arrimaha Dibada Mareykanka John Kerry, waxaana uu xusay in booqashadaas ay aheyd mid taariikhi ah oo ka turjumeysay Soomaaliyada maanta heerka ay gaadhay. Xasan Sheekh ayaa sharaxaad ka bixiyay arrimaha doorashooyinka ka dhici doono dalka sanadka 2016,…

          Read More

            “Kulmiye wuxuu burburinayaa nidaamkii geedi socodka dimuqraadiyada ee dalkani lahaa” Xildhibaan Buubaa

            Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Af-hayeenka xisbiga mucaaradka ah ee Waddani xildhibaan Ibraahim Mahdi Buubaa ayaa ku eedeeyay xisbiga talada dalka haya ee Kulmiye inuu sabab u yahay dibu dhaca doorashada, isla markaana masuuliyiintiisu ay doonayaan kordhin ka badan go’aankii komishanka.   Xildhibaan Buubaa ayaa sheegay in xisbiga Kulmiye masuuliyiintiisu kaga baxeen go’aan ay u dhamaayeen…

            Read More

              Dagaalada ka Socda Wadanka Yemen iyo Saamaynta Dhaqaalaha Somaliland Daawo Warbixintan

              Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Tan iyo Markii uu Dalka Yemen ka Bilaabmay Dagaalka Sokeeye Waxaa Gebi ahaanba Istaagay dhoofkii Xoolaha ka Tagaya Somaliland ee la Gayn Jiray dalka Yemen. Dagaalka Yemen Waxa uu sababay Saamayn dhaqaale oo ku Timid Somaliland halka sidoo kale aanay Jirin Wax Ganacsi ah oo ka imanaya dalkaasi.   https://www.youtube.com/watch?v=En59KAjf2RM Hargaysa…

              Read More

                Dib u Curashada Xil ka qaadis lala maagan yahay Maayar Solteco oo dib u soo Cusboonaatay iyo Tirada Xildhibaanada ka soo Horjeeda Maayarka oo Korodhay

                Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Qaar ka mid ah xildhibaanada aqalka golaha deegaanka caasimada Hargeysa, ayaa muddooyinkii danbe ku hawlanaa mooshin xil ka xayuubin ah oo ay kursiga guddoomiyaha golaha deegaanka caasimada Hargeysa kaga tuurayaan Maayir Soltelco oo hawlo shaqo muddooyinkii danbe dalka dibadiisa ugu maqnaa. Mooshinkan xil ka qaadista ah ayaa la filayaa in kursiga lagaga…

                Read More

                  Maayarka Berbera oo Shaqadii ka Eryay in ka badan 10o Hawl wadeen oo dawlada hoose u shaqaynayay iyo baaq ay direen DAAWO

                  Berbera 08.May 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Maxamud Cidin ayaa Ilaa Boqol ka Tirsanaa Hawl wadeenada dawlada Hoose ee Magaalada Berbera dibada ka dhigay kana eryay Shaqadii ay ka hayeen dawlada hoose. Shaqaalahan ayaa Sheegay in aanay garanayn Sababta ay ku mutaysteen Shaqo ka saaridooda waxaanay Xuseen inay in badan oo ka mid…

                  Read More

                    “Hogaanka Ninbaan u Cugay,Taladii Dumarbaa Hantiyay, Haween Na Rogaa Qabsaday,Hadana Cod Kalay Rabaan” Hees Cusub Yaa Hogaamiya Somaliland DAAWO.

                    Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Mudadii uu Xilka hayay Waxay Mucaaridkiisu si adag ugu dhaliilaan inaanu hogaaminta dalka Wax badan kala socon Isla markaana Go’aamada ka soo baxa qasriga Madaxtooyadu ay ka Go’aan gaadhaan Xubno ka ag dhow iyo haween. Hadaba Dhaliishaasi waxay sababtay in heestan laga sameeyo . https://www.youtube.com/watch?v=IJFmr3l8_oc…

                    Read More

                      “Soomaaliya Waxay Noqotay Dalka Ugu Hooseeya Calaamka Ee Hooyo Ku Nooshahay” Warbixin

                      New York  08.May 2015 (SDN/QJ)- Warbixin hay’adda caalamiga ah ee Save the Children ka soo saartay qiimeyn ay ku sameysay xaaladaha nolosha hooyooyinka dunida, ayaa lagu sheegay  in Soomaaliya kaalinta ugu hooseysa ee 179aad   kaga jiro dalalka adduunka ee hooyo ku nooshahay. Sidoo kale, warbixintan waxa lagu sheegtay in dalka Norway yahay waddanka ugu wanaagsan…

                      Read More

                        “Maxkamadda sare ayaa mas’uul ka ah hawlaha dastuurka” Gudoomiyaha Maxkamada Sare Somalia Ilko Xanaf

                        Muqdisho 08.May 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Soomaaliya, Caydiid Cabdullaahi Ilko-xanaf  ayaa sheegay in arrimaha dastuurka ee Soomaaliya ay mas’uul ka tahay maxkamadda sare ee dalka. Ilko-xanaf oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay in Soomaali badani ay dhallilo u jeediyeen dastuurka KMG ah ee xilligan u degsan Soomaaliya, hase yeeshee ay lagama…

                        Read More

                          “Dib u celinta qaxootigu ma noqon doonto mid khasab ah” Madaxweyne Uhuru Kenyatta

                          Nairobi 08.May 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dalkaa Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in aanan si khasab ah, lagu celin doonin qaxootiga Soomaalida ee ku nool xerada Dhadhaab. Kenyatta ayaa hadalkan ka sheegay, kulan uu Arbacadii la yeeshay madaxa hay’adda qaxootiga adduunka, António Guterres. Dowladda Kenya ayaa bishii hore ku amartay UNHCR in ay saddex bilood gudahooda…

                          Read More

                            Gudoomiyihii Hay’ada Xuquuqul Iinsaanka oo ka Sheekeeyay Habkii Loola dhaqmay 19 Cisho oo uu Xidhnaa

                            Hargaysa 08.May 2015 (SDN/QJ) Waxaa Doraad Galab si damaanad ah loogu sii daayey guddoomiyahii xarunta xuquuqul insaanka Somaliland Md.Guuleed Axmed Jaamac oo muddooyinkii danbe u xidhnaa xadhig ay xukuumadu ku riday dabayaaqadii bishii hore, ka dib waraysi uu siiyey idaacada BBC-da, kaasi oo uu kaga waramay qaabka ay u shaqeeyaan maxkamadaha iyo cabashooyinka inta badan…

                            Read More

                              War murtiyeed Raalligelina soona saaray guddoomiyaha Jaalliyadaha beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) kuna saxeexanyey guddoomiyaha beeshu

                              Bismillaahi Arramanirraxeem.  dammaan ummadda reer Somaliland waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh.Allah ayaa mahad mudan,rasuulkiisa Muxamed naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaato.   Aniga oo ku hadlaya magaca jaalliyada beesha Daa,uud Ismaaciil (Ciidagale) waxaanu shacabka Reer Somaliland ka raalli gelinayna, madaxa dhaqameedka beesha kuna dhamaayeen salaadiin,cuqaal, jiif caaqillo,boqor Raabi Yusuf iyo odayaal kale…

                              Read More

                                RW ku xigeenka XFS ayaa maanta furay shir lagu qiimaynayey mashaariicda New Deal, laguna ansixinayey mashaariic cusub

                                Muqdisho, 07, May, 2015(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cumar Carte Qaalib, ayaa maanta furay shirka billaha ah ee looga hadlo  hanaanka New Deal, waxaana shirka ka soo qayb galay xubno ka tirsan golaha Wasiirada, Maamulada ka jira dalka, qaar ka mid ah safiirrada beesha caalamka, Wakiillo matalayey midowga Yurub, iyo Hay’adaha Qaramada…

                                Read More

                                  Golaha wasiirada Soomaaliya oo ansixiyey gudiyada doorashooyinka, garsoorka, iyo Gudiga Xuduudaha

                                  Muqdishi, 07, May, 2015(SDN/QJ0-Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya oo maanta yeeshay  kulankoodii caadiga ahaa ayaa waxaa shir guddoominayey Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, waxaana goluhu ansixiyeen Guddiyada madaxa bannaan ee Doorashooyinka, Guddiga Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha.   Golaha Wasiirrada ayaa markii ay dood dheer ka yeesheen soo…

                                  Read More

                                    The siren song of IS

                                    ON May 3rd two Muslim men with rifles attacked a security guard at a venue in Texas showing cartoons of the Prophet Muhammad. Both were shot dead before they killed anyone—they were incompetent terrorists, fortunately. The Islamic State claimed responsibility for the attack. There is no evidence that it had any direct involvement, but the…

                                    Read More

                                      Garyaqaanka Guud Oo Been-Abuur Ku Sameeey Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha Iyo Qodobo uu dhalan rogay

                                      Hargeysa 07.May 2015 (SDN/QJ)- Garyaqaanka Guud ee Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland Mr, Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa faafintiisa rasmi ah (Somaliland Republic Official Gazette) ku soo saaray been-abuur ku jira wax-ka-beddelka iyo kaabista Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Xeer Lr.37/2007 oo aad uga duwan nuqulka saxda ah ee xeerkaas oo baarlamaanka (Gguurtida iyo Wakiillada) ansixiyeen bishii December ee…

                                      Read More