Webmaster

    Hawlgallo Aan Hore Loo Arag Oo Ciidamada Ammaanka Puntland Ka Sameeyeen Gudaha Magaalada Garowe

    Garowe:April,24,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Maamulka Puntland, ayaa Xalay Hawlgallo aan hore loo arag ka fuliyey Gudaha Magaalada Garoowe, iyagoo si gaar ah u badhtilmaameedsaday Goobaha hutellada ee la seexdo iyo gaadiidka Waddooyinka Maraya. Ciidamo tiro badan oo xalay Fiidkii hore lagu soo daadiyey Badhtamaha Magaalada, ayaa Bilaabay inay Xaafadaha iyo Waddooyinka ku faafaan, waxana baadhitaano badan la…

    Read More

      Sarkaalkii Dawladda Kenya Ka Tirsanaa Ee Shalay Shabaabku Afduubteen Oo Xalay La Dilay

      Baardheere:April,24,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Deegaanka Baardheere oo saldhig u ah Kooxda Al-shabaab, ayaa sheegaya in Xoogaggu Dileen Mukhtaar Maxamed Macalin Ibraahim (Muktar Otieno), oo la tilmaamay inuu ahaa Gudoomiyihii Deegaanka Carabiya, oo qiyaastii 30km u jirta Magaalada Mandheera ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya. Xoogaga Al Shabaab, ayaa Khamiistii ninkaasi kala degay gaadhi uu la socday, xilli…

      Read More

        “Dib-u-dhaca doorashooyinku ma bixinayaan muuqaal fiican, haddii ay waqtigooda ku qabsoomi waayaana sumcad-xumo” Wasiirka Arrimaha Dibada

        Johannesburg 24.April 2015 (SDN/QJ)-   Wasiirka Arrimaha Dibadda Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa shaaciyey in dib-u-dhacyada doorashooyinku sawir xun ka bixinayaan sumcadda Jamhuuriyadda Somaliland. Warbixin uu qoray suxufi magaciisu yahay Simon Allison oo lagu faafiyey shabakadda la yidhaa The Daily Maverick oo xaruntoodu tahay magaalada Johannesburg ee dalka Koonfur Afrika, cinwaana looga dhigay ‘Somaliland: Losing patience…

        Read More

          “Komiishanka Doorashooyinka Waxaan u arkaa baadi doon Cawo daran la diray,Guurtiduna Waa Garasho la’aan Xilkoodii” Duur DAAWO.

          Hargaysa 24.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur ayaa ka hadlay Go’aankii Komiishanka Doorashooyinka Qaranku ku dhawaaqeen Cayimaada Maalinta ay qabsoomayso doorashooyinka is barkan ee Madaxtooyada iyo Wakiilada. Waxa uu Mudane Duur ka hadlay hadal haynta Golaha Guurtida oo laga dardaarwerinayo inay Mudo Khilaafsan Cayimaada Komiishanka ay ku…

          Read More

            Wiil Soomaali ah oo Toogasho ku dilay Gabadh Somaliyeed iyo Raacdadiisii oo Boliska Minneapolis ku daba jiraan DAAWO

            Minneapolis 24 April 2015  (SDN/QJ)- Wiil Somali ah ayaa madaxa ka toogtay gabadh Somali-American ah oo ku nolayd dalka Maraynka,waxana la raadinayaa sidii wiilkaasi Somaliga ah loo soo qaban lahaa oo ku sugan dalka Maraykanka. Gabadha Somali-Americanka ah oo lagu magacaabi jiray Ayaan Cabdi Cabdillaahi 21Sanno jir ahayd ayaa waxa la sheegayaa inuu wiilkan Somaliyeed…

            Read More

              “Madaxweyne Waxba Kama Qabno Hal Sanno Oo Aad Kursiga Sii Joogto, Sharaftaaduna Waxay Ahayd Inaad Doorashada Qabato” Cali Guray DAAWO

              Hargaysa 24.April 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid Ahna Ku Simaha Guddoomiyaha Cali Maxamed Yuusuf(cali gurey) ayaa uga Digay in la sameeyo Muddo-kordhin ay Guurtidu ku dhiirrato oo ka badan inta Komishanku ku sheegeen inay ku qabanayaan Doorashooyinka. Cali Maxamed Yuusuf waxa Guurtida ku adkeeyey inay Bulshada niyadeeda degenaanshaha ku soo celiyaan oo ay…

              Read More

                “Waa Nasiib Daro In Qarixii ka Dhacay Gaarisa Ganacsatadii Somalida Liis La Galiyay,Waana Mid Cawaaqib Xun ku reebaya Bulshada Somalida ”Maamulaha Dahabshiil DAAWO

                Washington 24.April 2015 (SDN/QJ)- Maamulaha guud ee shirkada Dahabshiil ayaa ka hadlay xayiraadii ay xukuumada Kenya saartay shirkadaha ganacsi ee Somalida. Cabdirashiid M.Ducaale ayaa sheegay inay dawlada Kenya kala hadleen inaan kumayaal dad ah oo masaakiin ah masaariiftoodii helayay ama shirkado ganacsi oo aduunkoo dhan ka shaqeeya la raaciyo liiska . Waxaanu sheegay inay ku…

                Read More

                  Madaxtooyada Somaliland oo Dareen diidmo ah ku qaabishay Cayimaada Komiishanka ee Xiliga doorashada

                  Hargeysa, 24 April 2015  (SDN/QJ)-Iyadoo komishanka doorashooyinku ku dhawaaqay maalinta ay dhacayso doorashada madaxtooyadu, isla markaana ay xisbiyada siyaasadu soo dhaweeyeen, ayaa haddana waxa isa soo taraya warar sheegaya in madaxtooyadu si wayn u qawaday talaabadaa ay komishanku ku cayimeen maalinta doorashada oo ay u muddeeyeen 01.june.2016. Siday tibaaxeen xogo uu wargeyska Ogaal ka soo…

                  Read More

                    Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland oo Digniin u Diray Odayaasha Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka (DAAWO)

                    Hargaysa 24.April 2015 (SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtoyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa oo Digniin u Diray Odayaasha Madasha Wada tashiga iyo Toosinta Qaranka, Xili uu ku fashilmay Shaqadisa. Afhayeenka Madaxtooyadu waxa uu digniin u diray Duqayda Madasha Wada Tashiga oo Xukuumaddu ay Khaati ka Taagan tahay Dhawaqooda. https://www.youtube.com/watch?v=UwbCL9pLoLE HargaysaSDN/QJ contact@qurbejoog.com

                    Read More

                      Wefti ka Socday Punt land oo Taleex Socdaal ku tegi lahaa oo dib uga Gurtay, Eedayna u Jeediyay Somaliland

                      Garowe 24.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dekedaha Dowlada Puntland Dr Cabdilaahi Aaadan Ciise “Toohe” iyo Wefti uu hogaaminayay oo ka socday Maamul Goboleedka Punt land ayaa dib uga Noqday Magaalada Taleex oo ay ku sii Jeedeen kadib markii ay ogaadeen in Ciidamada Qaranka Somaaliland ay Ku Sugan yihiin Magaaladaasi si ay u Xaliyaan Gacan…

                      Read More

                        Wasiirka Maaliyada Marwo SamSam oo Walaalkeed ku naasnuujisay Qandaraaska Timir keenista Bisha Ramadaan

                        Hargeysa, 24 April 2015  (SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Somaliland Samsam Cabdi Aadan ayaa la sheegayaa inay walaalkeed Maxamuud Cabdi Aadan oo ku magac-dheer ‘Xaajiga’ qandaraas ku siisay soo dejinta timirta bisha ramadaan la siiyo qaar ka mid ah hay’adaha iyo xaruumaha ay dawladu maamusho sida cisbitaalada TB, jeelasha, ciidamada.   Timirtan oo keenisteeda ay dawladu qandaraas ku…

                        Read More

                          Magaalooyinka Somaliland oo Ciidamada Amaanku Heegan Culus kaga Jiraan iyo Arimaha Sababay

                          Hargaysa 24.April 2015 (SDN/QJ)- Ciidammada Ammaanka Somaliland, ayaa la sheegay in heegankii ugu sarreeyey la geliyey, isla markaana si weyn loo adkeeyey dhaqdhaqaaqa dhammaan xuduudaha laga soo galo dalka, ka dib qaraxyo kala duwan oo maalmihii u dambeeyey Malleeshiyada Al-Shabaab ka fuliyeen meelo ka mid ah magaalooyinka Soomaaliya iyo Maamul-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland. Tallaabadan heeganka…

                          Read More

                            Somali militants kill abducted Kenyan official

                            MANDERA, Kenya, April 23 (Xinhua) — Somali Al-Shabaab militants have killed a Kenyan official abducted early Thursday after failing to receive 43,800 U.S. dollar ransom.  Mandera County Police Commander Job Boronjo confirmed the incident, saying the body identified as Mkutar Otieno was found in Badhere area with bullet wounds. The vehicle the gang had also…

                            Read More

                              Golaha Wasiiradda Punt land oo Sheegay inay Gacanta ku dhigeen Xubno ku eedaysan Qaraxii Garowe,Baaqna u diray Shacabka Taleex

                              Garowe 24.April 2015 (SDN/QJ)- Shirkii golaha xukuumadda Puntland oo uu shir gudoominayey Madaxaweyne ku xigeenka Puntland Eng:Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar aya waxaa looga hadlay Amniga guud ee Puntland kadib qaraxii 20-kii Bishan ka dhacay magalada Garoowe ee lagu laayey qaarkamida shaqaalaha Qaramada Midoobay waxaana la go,aamiyey in laga hortago dhacdo kasta oo tan lamida. Golaha…

                              Read More

                                Baarlamaanka oo lacag u qoondeeyey soo celinta qaxootiga Soomaalida ee Yemen

                                Muqdisho 24.April 2015 (SDN/QJ)- Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa lacag ugu deeqay qorshaha dib loogu soo celinayo dalka, qaxootiga Soomaalida ee ku go’doonsan waddanka Yemen. Kulan, ay magaalada Muqdisho ku yeesheen guddiga joogtada ah ee baarlamaanka, ayaa lagu shaaciyey in golaha baarlamaanka uu lacag dhan $300,000 ugu deeqay sidii kumannaanka qaxootiga Soomaalida loogu soo celin lahaa dalkooda…

                                Read More

                                  Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamud oo Turkiga kaga qayb-galay xuska sanad-guuradi 100-aad ee dagaalki 1-aad ee Dunida

                                  Istanbul 24.April 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Soomaaliya , Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Istanbul, madaxda caalamka qaarkood kala qeybgaley xuska sannadguuradii 100-aad ee ka soo wareegtey dagaalkii Turkiga,xiligii Boqortooyada Cusmaaniyiinta uu la galey quwadihii ka soo horjeeday dagaalkii 1aad ee Dunida. Xuskan ayaa waxaa barbar socdey shir madaxeed gaar ah oo lagu dhiirigelinayo nabadgelyada caalamka. Hoggaamiyeyaasha…

                                  Read More

                                    Talyaaniga oo badbaadiyay Tahriibayaal Cusub,Iyo Midowga Yurub oo Mawqifkii ugu Adkaa ka Qaadanaya Qadiyada Tahriibka

                                    Roma 24.April 2015 (SDN/QJ)- Ciidammada badda Talyaaniga ayaa shalay badbaadiyay 500 oo qof oo muhaajiriin ah oo la qallibantay dooni ay saarnaayeen. Sargaal u hadlay ciidammada badda Talyaaniga ayaa sheegay in muhaajiriinta ay kasoo baxeen xeebaha Liibiya, iyagoo doonayay inay si sharci darro ah ku galaan qaaradda Yurub. Qaar ka tirsan dadka la badbaadiyay ayaa…

                                    Read More

                                      Somalis Suffer Kenyan Occupation-caused Cancer

                                      Habiba Alin lies crouched on a neatly spread bed rest on the floor adorned with colorful Somali outfits. Inside a dome shaped thatched hut at Bulajogo village in Wajir district of Woqooyi Bari Somali region which is occupied by Kenya, she rests her head on a second hand pillow tucked over the makeshift she has called…

                                      Read More