Shaqo Joojin Lagu Sameeyey Guddoomiyihii Degmada Gaarisa iyo Saraakiil Ammaanka Ka Tirsanaa
Garisa:April,22,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Kenya, ayaa Go’aansatay inay shaqada ka joojiso Guddoomiyihii Degmada Garisa oo uu dhawaan Xasuuqu ka dhacay iyo shan sarkaal oo ammaanka ku shaqo lahaa. Wararka ayaa sheegaya in saraakiishan iyo mas’uuliyiinta shaqada laga eryay lagu eedeynayo inay suura gal tahay inay ka war hayeen weerarka lagu qaaday Jaamacadda. Guddoomiyihii deegaanka Gaarisa Njenga Miiri ee…
