Webmaster

    Tacsi Dhamaan Xubanaha Xisbiga Ucid ee Uk waxay Tacsi U dirayaan Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh Geridii ku timid abtigeed Abdiladif Awxasan Cabdilaahi

    Tacsi-dhamaan Xubanaha Xisbiga Ucid ee Uk  waxay Tacsi U dirayaan Gudoomiyaha Garabka Haweenka Xisbiga Ucid ee Qarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh Geridii ku timid abtigeed Abdiladif Awxasan Cabdilaahi oo ku geriyoday Hargaysa  waxay  Ilaahay uga baryayaan in  naxariistii jano ka Waraabsho Su,aashana  u dhib yareeyo Saalixiinta iyo kuwa Safka Nabigeena Suuban SCW Raaca Ilaahay haka Yeelo.Amiin..

    Read More

      Somali militants kill six in bomb attack on U.N. vehicle

      (Reuters) – Somali militant group al Shabaab bombed a minivan carrying staff to a United Nations office in the semi-autonomous Puntland region on Monday, killing six people including four from the global body’s children’s fund UNICEF, officials said. Images posted on social media show a blood-spattered white vehicle, its windows shattered and the roof blown…

      Read More

        Ururka Qareenda Somaliland SOLLA oo ka talo bixiyay saamiqeybsiga Qaranka

        Hargeysa April 20,2015(SDN/QJ)-Ururka Qareenada Somaliland ee SOLLA ayaa qoraal ay saxaafada uGu talo galeen waxa ay uga talo bixiyeen Saami qeybsiga beelaha Somaliland, qoraalkaa oo uu ku sexeexnaa Guddoomiyaha SOLLA ayaa sidan u dhignaa: “waxaan soo jeedinayaa in aan beesha dhexe noqon habartii la-yidhi boqolka cad u qaybi haweenka,ee tidhi waxba is-dhaafin maayo, oo mid…

        Read More

          Magacyada iyo Dalalkii ay u dhasheen Xubnihii Maanta ku Naf waayay Qaraxii Magaalada Garowe Akhri

          Garowe 20.April 2015 (SDN/QJ)- Magaalada Garoowe ee caasimadda maamulka Somaliyeed ee Puntland ayaa waxa ka dhacay qarax lagu soo rikibay baabuur ka mid ah kuwa qaramadda midoobay ,waxaana ku dhintay ku dhawaad todoba shaqaalaha UN-ka ah. Qaraxa waxaa uu sababay dhimashada 7-qof , shan kamid ah waa shaqaalaha Qaramada Midoobay , labana waxaa ay katirsan…

          Read More

            Weerar Shaqaale Qaramada Midoobay ahi ku Dhamaadeen Oo Kooxda Al-shabaab Goor Dhaweyd Ka Fulisay Gudaha Magaalada Garowe iyo Tirada Dhimashada

            Garoowe:April,20,2015(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa weerar khasaare  geystay goor dhaweyd ka fulisay Gudaha Magaalada Garowe, waxana halkaas ku dhintay Tiro dad ah oo ka mid ahaa shaqaalaha qaramada midoobay, iyadoo gaadhiga qaraxa lala eegtayna ay lahayd Hay’ad qaramada midoobay ahi. Warar hor leh oo soo baxay ayaa sheegaya in dhimashadu ay marayso Toban qof oo isugu jira…

            Read More

              BAAL-MARKA SHARCI EE XIL KA QAADISTA GUDOOMIYAHA MAXKAMADA SARE

              Hargeysa:April,20,2015(SDN/QJ)-Qormadan kooban ugumaan tallo galin inaan ku dicaaco gudoomiyaha xilka laga qaaday sidoo kale uguma dan lihi inaan ku cambaareeyo Madaxweynaha iyo cid kale toona, waxa kale oo aan ka afeefanayaa inaan ahayn sharci yaqaan faaqidaya ama lafa guray shuruucda uu maray madaxweynuhu xil ka qaadista gudoomiyaha, balse waa mid aan ugu tallo galay inaan…

              Read More

                Ethipia Oo Ka Hadashay Masiixiyiin Dalkeeda u Dhashay Oo Gudaha Libya Lagu Gawracay

                Addis Ababa:April,20,2015(SDN/QJ)-Dawladda Ethiopia, ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Dil naxdin lahaa oo maalintii shalay ay daacishta Faraca Libya soo bandhigeen, kaas oo lagu laayey ugu yaraan Soddon dhallinyaro Masiixiyiin ahaa oo la tilmaamay inay u dhasheen Waddanka Ethiopia. Ridwaan Xuseen oo ah Afhayeenka u hadla Dawlada Ethiopia ayaa sheegay in aanay wali si rasmi…

                Read More

                  Somaliland Oo Beenisay Inay Cid Gaar ah ka Iibinayso Dekedda Berbera Oo Dhaqdhaqaaqyo Maalgelineed Xukuumaddu ugu Guclaynayso

                  Hargeysa:April,20,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadashay Warar Gudaha dalka yaalla oo sheegaya inay waddo qorshe cid gaar ah loogaga  iibinayo Dekedda Berbera, iyadoo maalmahan ay jireen Tallaabooyin xukuumaddu arrintaas ku dardargelinaysay. Wasirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo arrintan waxa laga weydiiyey, ayaa sheegay inaanay jirin cid dekedda laga iibinayaa, isla-markaana ay…

                  Read More

                    30-Masiixiyiin Reer Ethiopia ah Oo Lagu Gumaaday Gudaha Dalka Ciraaq Iyo Daacish Oo Ka Hadashay

                    Misrata:April,20,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Daacish faracooda Libya, ayaa markale soo saaray Muuqaal muujinaya dad haysta Diinta Masiixiga oo  la filayo inay u dhasheen Waddanka Ethiopia, kuwaas, kuwaas oo qaarkoodna Qoorta laga jarayo, halka qaar kalena Rasaas qudha lagaga jarayo. Muuqaalkaas ayaa waxa lagu baahiyey internetka waxaana laga soo kala duubay labo meelood oo dalka Libya ah oo kala…

                    Read More

                      Saddex Kamid ahaa Askarta Kenya Ee Gudaha Soomalia Oo Shabaabku Dileen Iyo Dhaawac ay u Geysteen Tiro Kale Oo Badan

                      Taabto:April,20,2015(SDN/QJ)-Dablay Hubaysan oo kamid ah ururka Al Shabaab ayaa  qudha ka jaray Saddex kamid ahaa Askarta kenya ee Magaca AMISOM ku jooga Somalia, kuwaas oo ay meel waddo ah u galeen. Dilka saddexdan Askari, ayaa waxa wehelinayey Dhaawaca ugu yaraan Siddeed kale oo isla goobtaas ku dhaawacmay, iyadoo dagaalkaasina Ciidanka Kenya ku keenay Khalkhal iyo…

                      Read More

                        “Muddo-Xileedka Madaxwaynuhu Waa Gaba Gabo….. Heshiis Qudha Oo Fulay Ma Jirto, Oo Way Baaba’een Kuwii Ay Xukuumadani Hore U Gashay”. Mudane Duur DAAWO

                        Hargeisa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Nuur Carraale “Duur” ayaa si adag uga hadlay Qorshaha Xukuumada Somaliland doonayso inay Shirkad Ajaaniba ah ku wareejiso Maamulka iyo gacan ku haynta Dekeda Berbera isaga oo sheegay in arintaasi ay tahay mid aan marnaba suurto galaynin isla markaana laga yeelaynin Xukuumada Tallada…

                        Read More

                          “Anigu waxa aan u maleeynayaa Madaxweynaha taladu dadka la yaqaano kama timaade ee meelo kale ayey ka timaada” Prof Fadal

                          Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Dr.Maxamed Cismaan Fadal oo ka mid ah siyaasiyiinta reer Somaliland, isla markaana ah xog-hayaha arrimaha dibadda ee xisbiga Waddani, ayaa sheegay in muddadii Xukuumaddani xilka taladda haysay uu hoos u dhac aad u balaadhani ku yimid siyaasadii arrimaha dibadda, sida oo kalena meesha ay ka baxeen wadamo badan oo Somaliland saaxiib…

                          Read More

                            “Cashuuraha laga Rabo inay Bah’da Warbaahintu Haday Tahay Wargaysyada Iyo Telefishanaduba Bixiyaan Waxay Yihiin Sidan” Wasiirka Warfaafinta DAAWO

                            Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)-  Kulan ay  ku yeesheen xarunta Wasaarada warfaafinta Somaliland Wasiirka Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) iyo Wasiir ku xigeenka Maaliyada Axmed Nuur Aw Cabdi (Shaacir) waxa lagaga hadlay sidii loo dardar gelin lahaa ololaha cashuur ururinta iyo kor u qaadida dakhaliga dalka. Wasiirka warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir ayaa sheegay in wasaarad ahaan ay…

                            Read More

                              Wax ku Iibsigii Doolarka ee Adeegyada Zaad & E-Dahab oo La Bedelayo Shilling Somaliland DAAWO

                              Hargaysa 20.April 2015 (SDN/QJ)- Kulan balaadhan oo  xarunta bankiga Dhexe ee S/Land ee magaalada hargaysa ku yeesheen Wasaaradda Maaliyada, Baanka dhexe iyo Shirkadaha waaweyne ee Ganacsiga ayaa lagu go’aamiyey in la joojiyo wax ku iibsiga lacagta Doolarka ee laga xawilo mobil-ka sida Zaad iyo E-Dahab, iyadoo la qaatay in lagu bedelo shilinka Somaliland si loo…

                              Read More