Baaq ku wajahan Golaha Baarlamaanka iyo Shacab weynaha reer Somaliland ” Waa in ay Cod mideysan ku hakiyaan Wareejinta Dekeda Berbera “
Waxaynu ka wada dheregsanahay in Xukuumadani ay Nidaamkii Dawladnimo u bedeshay Hab-shirkadeed ganacsi ah oo gacan wadaag ah.waxaana tusaale kuugu filan isbaaradii ay dhawaan dhigatay Dekeda Berbera ee ay hadana ku fashilantay.Waxaana Mahadaa iska leh Golihii Baarlamaanka oo is-hortaagay in mashruucaa dadka gaarka ah lagu xooleynaayo uu ka hirgalo Xayndaabka dekeda qaranka Somaliland.Waxaa iyana shacabweynaha…
