Ra’isal Wasaarihii Hore Ee Soomaalia Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Ujeedadda Madal Siyaasadeed Oo Uu Dhawaan Aasaasay
Washington:April,16,2015(SDN/QJ)-Ra’isal wasaarihii hore ee Dalka Somalia Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed oo haatan ku sugan dalka Maraykanka, ayaa faahfaahiyey Ujeedadda Madal siyaasadeed oo ay ku midaysan yihiin siyaasiyiin miisaan badan lihi, taas oo uu isagu Gadh-wadeen ka yahay. Mudane Cabdiweli oo u warramayey Idaacadda VOA-da, ayaa sheegay in ujeeddada madashaasi tahay sidii ay u muujin lahaayeen…
