Warbixin Mareykanku Qoray oo farta ku fiiqday in Xawaaladaha Soomaalidu in ay maalgelinayeen weerarada Argegixisadu ku heyso Kenya
Nairobi April 19,2015(SDN/QJ)-Warbixin ay daabacaday Ha’yada Mareykan ah oo la yiraahdo United States’ Bureau for International Narcotics and Law Enforcement Affairs ayaa lagu sheegay in Xawaaladaha Soomaalida ee Kenya ka furan in ay maalgeliyaan Argegixisada weerarka ku heysa Kenya. Warbixintan ayaa la daabacay dhamaadkii Bishii March, waana sababta Kenya ay xawaaladaha u xanibtay weerarkii dhawaanta…
