Cuno-qabatayn Caalami ah Oo Dusha Laga Saaray Maleeshiyada Xuutiyiinta Iyo Hoggaamiyayaashooda Oo Xayiraad La Dul-dhigay
Ney York:April,15,2015(SDN/QJ)-Cuno-qabayn caalami ah, ayaa ay qaramada midoobay dusha ka saareen Kooxda Dagaalka ka wadda Waddanka Yemen ee Xuutiyiinta, waxana xayiraad la saaray dhammaanba hoggaamiyayaasha Kooxdaas horbooda. Qaraarka Cuno-qabaynta lagu saaray, ayaa sidoo kale waxaa uu dalbanayaa inay dagaalka joojiyaan Jabhada Xuutiyiinta, isla markaana dhamaan dhinacyada isku haya Yemen ay dib u bilaabaan wada hadaladii…
