“Author Archive”
Stories written by akguled

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Cisbitaalka weyn ee Hargeysa Ku Soo Booqday Dadkii Ku Soo Waxyeeloobay Rabshadahii Ka Dhacay Garoonka Ciyaaraha ee Hargeysa+SAWIRO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) iyo guddoomiyaha Xisbigaasi Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa saaka soo booqday dadkii ku waxyeeloobay rabshadahii shalay ka dhacay Garoonka ciyaaraha ee Hargeysa Stadium oo dhaawacyo soo gaadhay u yaala Cisbitaalka weyn ee Hargeysa. Murashaxa Madaxweynaha WADDANI iyo Guddoomiye Cabdiqaadir Jirde oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga Ucid oo Qabsaday Shir aan Caadi ahayn,Heshiiskii Garabka Jamaal oo Waxba Kama Jiraan laga Dhigay & Beri oo Gudoomiye Faysal Mushax loo Dooranayo DAAWO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Shirweyne aan Caadi ahayn oo Maanta uu Yeeshay Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Ergadii ka qayb gashay Waxay Cod aqlabiyad ah ku laaleen Heshiiskii hore u dhex maray Xisbiga Ucid Iyo Garabkii ka soo Jabay Xisbigii Udub ee uu Hogaaminayay Jamaal Cali Xuseen Iyagoo wax ka badal iyo Kaabis ku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Maxaa Dhici Kara Hadii Diyaarad Duulaysa Albaabka Loo Furo (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa waxa suurogalka ah inay dhacaan hadii diyaarad Samada duulaysa loo furo albaabka.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Gurigiisa Ku Soo Booqday Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Dhaawac Lugta Ka Soo Gaadhay+SAWIRO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa gurigiisa ku booqday Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Md.Cabdiraxmaan Saylaci oo u jiifa dhaawac ka soo gaadhay dhinac Midig ee Misigta. Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro), ayaa markii uu soo booqday Madaxweyne ku xigeenka, waxa uu ka xaal waraystay sida ay wax […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Dadweynaha Maraykanka oo Maanta Safaf u Taagan Sidii ay u Kala Xulan lahaayeen Labada Murashax ee Loolanka Ugu Jira Kooda Geli doona Aqalka Cad

Washington 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Dadweynaha Mareykanka ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta ayaga oo dooran doona madaxweynaha cusub ee dalka hoggaamin doona afarta sano ee soo socota. Hillary Clinton oo ka tirsan xisbiga dimoqraadiga iyo Donald Trump oo xisbiga jamhuuriga ah ayaa ku loolamaya doorashada maanta. Clinton ayaa doorashada maanta ugu yeedhtay “Tijaabada waqtigeena”, halka Trump […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mujaahid Muuse Biixi Cabdi oo Ka Hadlay Abaaraha Bariga iyo Shaqaqadii Shalay Ka Dhacaday Garoonka Hargaysa +Sababta DAAWO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiye Muuse Biixi Cabdi ayaa ka hadlay Shaqaaqo Maalintii Shalay ka dhacday Garoonka Hargaysa Studium Taas oo ka Dhalatay Natiijada dhamaadka Ciyaar u dhaxaysay Gobolada Daad Madheedh Iyo Hawd oo Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shaqsiyadda Dadka Ku Ilmeeya Qisooyinka Filimaanta (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku daahqaadaynaa shaqsiyadda dadka ku ooya eek u ilmeeya qisooyinka iyo dareenada filimaanta ay daawanayaan.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Murashaxa Madaxweynaha WADDANI oo Dalka Dib ugu Soo Laabtay Kana Hadlay Wada-hadalo Dhexmaray Maamulka Khaatumo iyo Shir uu Kaga Qeyb-galay Dalka Imaaraadka+ Qeylo-dhaan Abaareed u Diray Shacabka Somaliland DAAWO

Hargaysa 08,Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland ahna Murashaxa Xisbiga WADDANI Dr.Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo muddooyinkii dambe socdaal ugu maqnaa dalalka Imaaraadka Carabta iyo Itoobiya, ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa. Guddoomiye Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi oo soo guryo-noqoshadiisan uu ku wehelinaayey wasiirkii hore ee hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland sida oo kale na ah […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Khasaare Dhaawac oo ka Dhashay Gunaanadkii Ciyaartii ay Galabta Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxaa Garoonka Ciyaaraha ee Hargaysa Studium Galabta ka dhacay Rabshado ka dhashay Natiijadii Ciyaartii Galabta dhex martay Xulalka Gobolada Daad Madheedh iyo Hawd oo ay Guushu ku raacday Xulka Gobolka Daad Madheedh oo u Gudbay Wareega Afar dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada dalka. Sida ay Sheegayaan Wararka Hor dhaca ah Waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Yaa Ku Guulaysan Doona Xulalka Gobolada Hawd Iyo Daad Madheedh Una Gudbi doona Wareega Afar Dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada S.land? LIVE U DAAWO

Hargaysa 07. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxay Galabta Ciyaar adagi dhex maraysaa Xulalka Gobolada Hawd Iyo Daad Madheedh oo Kala Wata 4 Dhibcood oo Gobolka Hawd Wato iyo Daad Madheedh oo 3 Dhibcood Wadata. Labadan Xul koodii soo baxa Wuxuu si Toos ah isaga Xaadirin doonaa Wareega afar dhamaadka Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo ay ku afarayn […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »