Webmaster

    “Waxaanu doonaynaa inaan ciidamadeenna kasoo baxno Soomaaliya si aan dhibaatada lagu hayo shacabkeenna u Joogsato” Baaqa Mucaaridka Kenya

    Nairobi 14.April 2015 (SDN/QJ) Madaxda Mucaaradka Kenya ee (CORD), Rail Odinga iyo la guddoomiyihiisa, Kolonzo Musyoka ayaa weydiistay dowladda Mareykanka inay Kenya ka taageerto sidii ciidamada Kenya looga saari lahaa Soomaaliya. Odinga iyo Musyoka oo kulan la qaatay laba mudane oo Mareykankan ah oo kala ah; Chris Coons iyo Kristen Gellibrand oo ka mid ah…

    Read More

      Akhri Magacyada Lix Gacan-ku-dhiigle Oo Maanta Xukuumadda Somaliland Qisaas Ku Fulisay

      Hargeysa:April,13,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa Maanta Qisaas ku fulisay Lix Gacan-ku-dhiigle oo hore maxkamadi ugu xukuntay Dilal, kadib markii lagu helay Inay Dileen Shakhsiyaad. Qisaastan Lixdan Qof, ayaa saaka aroortii hore ka dhacday Deegaanka Mandhera ee Gobolka Saaxil, waxana Arrintaas Warbaahinta uga Warramay Afhayeen u hadlay Wasaaradda Caddaaladda oo iyadu masuul ka ahayd Qisaasta Dadkaas. Afhayeenka Wasaaradda…

      Read More

        Somaliland oo Maanta Fulisay Lix Dil oo Qisaas ah Iyo Mid Badbaaday isagoo Tiirka Toogashada ku Xidhan DAAWO

        Hargaysa 13.April 2015 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa saaka dil toogasho ah ku fulisay Lix Maxbuus kuwaas ooh ore u dilay dad kala duwan. Ciidamadda kala duwan ee qaranka ayaa saaka dilalkan qisaasta ah ku fuliyey gacan ku dhiiglayaal kala duwan, waxaana dilka toogashada ah ee lagu fuliyey maxaabiistaasi uu ka dhacay degmadda Mandheera. Xukuumadda ayaa…

        Read More

          halkan ka daawo shirkii jaraaid ee u qabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Warabe kana hadlay Xaalada Dalka kuna baqay Shir Wada Tashi iyo Dawlad Wadaga

          London 13April15(SDN?QJ) halkan ka daawo shirkii jaraaid ee u qabtay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng:Faysal Cali Warabe kana hadlay Xaalada Dalka  kuna baqay Talo Qaran r Wada Tashi iyo Dawlad Wadaga . Wadankaba Jawi Doorasho Ma Taagna ana waxa nagu jirta Xumadii Qaranka . Halkan ka daawo

          Read More

            War-muurtiyeed ka soo baxay kulankii dhexmaray Dawladda Federaalka Soomaaliya iyo Puntland”SAWIRRO”

            Garoowe April 13,2015(SDN/QJ)-Waxaa booqasho qaadatay 10 -12 Abriil 2015 ku yimid magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland wafdi ka socda Dawladda Federaalka oo uu hogaaminayo Ra’iisal Wasaaraha Dawladda Soomaaliya, Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaake, kulanka wada-xaajoodka oo dhexmarey wafdiga Ra’iisul Wasaaraha iyo Dawladda goboleedka Puntland,  waxaa la isku raacay war-muurtiyeedkan: Fulinta iyo hirgalinta heshiisyadii horey loo galay Dawladda…

            Read More

              Ma dhabaa in Guddoomiyaha UCID iyo Musharaxa Xisbigaasi ku kala duwan yihiin xalka dib u dhaca Doorashooyinka?

              London 13,2015(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka UCID Faysal Cali Waraabe iyo musharaxa xilka madaxweynaha ee xisbigaas Jamaal Cali Xuseen oo safar ku maraya qaarada Yurub ayaa siyaabo kala duwan uga waramay xalka dib u dhaca doorashooyinka Somaliland. Musharaxa madaxweyne ee UCID ayaa mar uu kulamo la kala yeeshay Jaaliyada reer Somaliland iyo saraakiil ka tirsan wasaarada arrimaha dibedda ee UK…

              Read More

                0gow Shan Qoddob Oo Dawladda Kenya Ka Hor Istaagaya Inay Dalkeeda Ka Caydhiso Qaxootiga Soomaaliyeed

                Nairobi:April,13,2015(SDN/QJ)-Hadal-haynta ugu badan ee Maalmahan soomaalida dhexdeeda taalla, ayaa ah Dhawaaqa Kenya ee sheegaya inay dalkeeda ka mustaafurinayso Qaxooti soomaaliyeed oo tiradoodu dhaafayso Shan Boqol oo kun oo qof oo muddo ku noolaa Gudaha Kenya. Dhawaaqan, ayaa ugu horrayn kasoo baxay Afka Madaxweyne Ku xigeenka dalka Kenya William Ruto, waxana uu ku dhawaaqay in muddo…

                Read More

                  Somaliland Oo Shaacisay Tallaabooyin ay Wax Kaga Qabanayso Ajaanibka Dalka Kusoo Badanaya Oo Fursadihii Shaqada Cidhiidhi Geliyey

                  Hargeysa:April,13,2015(SDN/QJ)-Somaliland, ayaa shaacisay tallaabooyin wax ku ool ah oo ay sheegtay inay wax kagaga qabanayso Ajaanib waddanka kusoo badanaya oo Shaqooyinkii Muwaadiniinta ku fadhiya. Kulan ay iskugu yimaadeen Wasaarado dhawr ah oo uu ku jiro Madaxa Laanta Socaalka Somaliland, ayaa lagu lafoguray sidii meesha looga saari lahaa mashaakilka dhinaca shaqada ah ee Ajaanibka soo badanayaa…

                  Read More

                    Taliye Katirsanaa Ciidanka Qaranka Oo Lagu Dilay Gobolka Sanaag Iyo Dilka Saraakiisha Oo Tusbax Furtay Noqday

                    Ceerigaabo:April,13,2015(SDN/QJ)-Taliyihii Guutadda 93-aad ee Ciidanka qaranka laba Xidigle Baashe Cali, ayaa waxa Toogasho ku dilay Askari ciidanka ka tirsanaa  xilli uu ku sugnaa Gudaha Magaalada Dhahar ee Gobolka Sanaag. Askariga dilka gaystay ayaa ka tirsanaa guutada Ciidanka ee uu Sarkaalka dhintay Madaxda ka ahaa, waxase la sheegayaa in dhawaan Shaqada laga ruqseeyey. Ma jiro wax…

                    Read More

                      Shan Kamid ah Shaqaalaha Hay’adda Solidarity Oo Al-shabaab Afduub ahaan u Kaxaysteen

                      Faafax-dhuun:April,13,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Ururka Al Shabaab ay  galabnimadii shalay Afduubteen Shan kamid ahaa Shaqaalaha Ha’yadda Samafalka ee Solidarity xilli ay Hawl-maalmeedkooda ku gudo jireen. Warku waxa uu intaas ku darayaa in Shabaabku dhexda u galeen Baabuur shaqaalahani la socdeen oo marayey Gudaha Gobolka Gedo, waxana loo kaxaystay Dhinaca Degmada Baardheere…

                      Read More

                        Tirada Dablay Hubaysan Oo Afduub Ku Kaxaysatay Baabuur Ay Wasaaradda Maaliyadda Borama Lahayd Iyo Meesha ay Geeyeen

                        Borama:April,13,2015(SDN/QJ)-Dablay Hubaysan, ayaa xoog ku kaxaysatay Gaadhi Xaajiyad ahayd oo ay lahayd Wasaaradda Maaliyadda Xafiiskeeda Borama, waxana ay la galeen Dhinaca Deegaanka uu ku jiro Suldaan Wabarka Fallaagoobay. Qafaalashada Gaadhigan oo uu warbaahinta qaarkeed u xaqiijiyey Guddoomiyaha Gobolka Awdal Murane  Ramaax, ayaa waxa ay dhacday Shalay Subaxii Hore, waxana ay ka dhacday Gudaha Magaalada Borama….

                        Read More

                          Barnaamijka Bandhig Hibeedka Somaliland oo Meel Gebo Gabo ah Maraya Iyo Hormadii u danbaysay ee Soo Baxda DAAWO

                          Hargaysa 13.April 2015 (SDN/QJ)- Barnaamijka Bandhig Hibeedka Somaliland oo ay ka qayb qaadanayeen dhallinyaro badan oo Hibooyin kala duwan leh Isla markaana Mudooyinkii u danbeeyay si Joogto ah uga baxayay Telefishanka Qaranka Somaliland ayaa haatan soo gaadhay Meel Xaasaasi ah oo Gebo gabo ah . Dhallinyarada ka qayb qaadanayay ayaa ku soo bandhigay Arrimo door…

                          Read More

                            Taariikhda Iyo Raadkii Nolosha Ciidan-nimo ee Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliska Marxuun Cilmi Kabaal DAAWO

                            Hargaysa 13.April 2015 (SDN/QJ)- Alle ha u naxariistee Waxaa dhawaan ku Geeriyooday dalka Talyaaniga Taliyihii Hore ee Ciidamada Booliska General Cilmi Rooble Fure laguna Aasay Magaalada Boorama. Marxuun Cilmi Rooble Fure ka sokow inuu ahaa Ciidan hadana waxa uu dhanka kale ka hayay Xilka Suldaan dhaqan oo ay beeshiisu u Cumaamaday. https://www.youtube.com/watch?v=HqfNzqjvk1g&feature=share Waxaa kale oo…

                            Read More

                              ” Hadii Doorashada la iigaga Guulaysto waan aqbalayaa Natiijada” Madaxweynaha Dawlada Deegaanka Somalida Itoobiya

                              Jigjiga, 13 April 2015 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, Cabdi Maxamuud Cumar, ayaa sheegay in Xisbiga talada hayaa aqbali doono haddii laga guulaysto doorashada deegaanka ka dhacaysa bisha soo socota.isla markaana Xisbigooda talada haya iyo asxaabta kaleba ku khasban yihiin inay aqbalaan natiijada ka soo baxda codaynta shacabka ee doorashada bisha May. Madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar…

                              Read More

                                Somaliland oo uu ku Soo Kordhay Dhaqanka Dilalka Ciidamada iyo asbaabta dhiirigelisay

                                Hargeysa  13.April 2015 (SDN/QJ) Askari ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa Shalay Galab  toogasho ku dilay ALLE ha u naxariistee Taliyihii Ciidanka qaranka guutadda 93-aad laba Xidigle Baashe Cali. Askariga dilka gaystay ayaa isna ka tirsanaa guutada uu Taliyaha dhinay maamulayay oo fadhigeedu yahay jiida hore ee bariga sanaag.   Ilaa hadda ma jiro war…

                                Read More

                                  Baqo Carar Sababay Dhaawaca Boqol Arday oo Jaamacada Nairobi Dabaqyada Sare ka soo booday iyo Hal arday oo Ku naf waayay

                                  Nairobi 13.April 2015 (SDN/QJ)- Hal arday ayaa ku naf waayay in ka badan  100 arday oo kalena waxaa ka soo gaadhay dhaawacyo kadib markii uu Qarax dhinaca Korontada ahi ka dhacay Jaamacada Magaalada Nairobi faraceeda Kukuya iyadoo arday badani ay iska soo Tuureen dabaqa 5aad ee dhismaha Jaamacada. Ardayda, ayaa ka soo booday dabaqyada ay…

                                  Read More

                                    Xadlad balaaran oo lagu soo dhaweynayo RW Cumar oo xalay lagu qabtay Xarunta Madaxtooyada Puntland

                                    Garoowe, 13, April, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cumar Cabdi Rashid Cali Sharmarke iyo waftigiisa ayaa xalay  ka qayb galay xaflad balaaran oo lagu soo dhaweynayey, taas oo ka dhacday xarunta madaxtooyada Puntland, waxaana xaflada ka soo qayb galay Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas, Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland, Ku xigeenka Madaxweynaha, wasiiro,…

                                    Read More