“Baarlamanka Somaliland Waxay Maanta ka Turjumeen Dareenka dhabta ah ee Shacabka” Musharax Jamaal Cali Xuseen
London 12.April 2015 (SDN/QJ)- Murrashaxa Madaxweynaha Xisbiga UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa bogaadiyay Golaha Wakiillada Somaliland go’aanka ay ku laaleen lacagtii sharci darrada ahayd ee laga qaadi jiray Baabuurta Cusub ee Dekeda ka soo degaysa,isla markaana waxa uu Golaha Wakiillada ka socsaday inay bisinka u qabtaan oo ay sameeyaan xeerkii lagu soo dooran lahaa. Jamaal…
