Shacabka Somaliland ha ka foojig naado Mashaariicda Dhawaan dhaladka ah ee Dhoobo qaadka ah ee Qalin shubatada ah
Waxaa shacabka reer Somaliland la farayaa in ay ka foojig naadaan mashaariicda iyo shirkadaha aan bireysneyn ee Xoolo urursiga ah. sida shirkada sameyska ah ee Tayeynyta Baabuurta oo aan aheyn wax shirkad lagu sheego. Kuy’e laba nin oo Pakistani ah ayaa imtixaanaya Gaadhi kasta oo Dekeda ka soo dega. Kuye ” inta gaadhi kasta laba…
