DAAWO:Sidee Dhaqanka iyo diinta loogu badbaadiyaa qurbaha?
Ottawa April 13,2015(SDN/QJ)-Waa barnaamijkeenii Diiniga ahaa ee uu aalaaba idiin soo gudbin jiray Sheekhul beledka magaalada Ottawa Sheekh Siciid Cali Axmed. Todobaadkana waxa muwduucu ku saabsan yahay Suaal ka dhalatay barnaamijkii u danbeeyay ee Sheekh inoo soo jeediyo oo ka hadlayay duruusta caruurta lagu baro dugsiyada Ontario ee ku taxaluqa Galmada(SEX). Suaashaas oo aheyd “Diinta…
