Wasiirka Maaliyadda Dalka Kenya Ku Dhawaaqay War Ka Nixiyey Soomaali Badan Oo Sabab u Noqday Xayiraadda Xaawaladaha
Nairobi:Apirl,09,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Maaliyadda Dalka Kenya Kamau Thuge, ayaa Markii ugu horraysay Ka Hadlay Xayiraadda ay saareen Xawaaladaha Soomaalidu dalkaas ku lahayd iyo hantida shakhsiyaad kale iska lahaayeen oo la xannibay. Kamau Thuge, ayaa oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Nairobi, waxa uu sheegay in sababta ka dambeysay xidhista Xawaaladahaasi ay tahay mid la xidhiidha xogo rasmi…
