Ceerigaabo 08.April 2015 (SDN/QJ)- Weftigii uu Hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Olole rajo soo Celinta Rabitaanka Bulshada ee Xisbiga Kulmiye ku Maraya Gobolada Bari ee Dalka ayaa Gaadhay Magaalada Ceerigaabo ee Xarunta Gobolka Sanaag.
Ceerigaabo SDN/QJ
