Webmaster

    Taxanihii Qisaska Nolosha iyo Tusmadii Xusuus Qor Dhakhtar Ilkood Kala Soco Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

    Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waa Qormadii Taxanaha ahayd ee Xusuus Dhakhtar Ilkood oo ay inoo Soo diyaariso Drs Hibaaq C.raxmaan Buubaal oo ah Dhakhtarad Aqoon durugsan u leh Xanuunada Ilkaha kana Shaqaysa Magaalada Hargaysa.     Waxay Taxanahan inoogu soo bandhigaysaa Khibrad ay ka heshay Mudadii ay ka shaqaynaysay Mihnada dhakhtarnimo,Waxaana si Joogto ah Taxanahan…

    Read More

      Qaabkii uu ku dhashay Aasaaska Ururkii SNM Iyo Xubnihii Bud dhiga u ahaa oo ka sheekeeyay DHAGAYSO

      Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Maalintii Shalay Somaliland looga dabaal degay Xuska 34 Guuradii ka soo Wareegtay Aasaaskii Ururkii Hubaysnaa ee Xoraynta Waddanka ee SNM. Mujaahid Boobe Yuusuf Ducaale ayaan ka soo Xigtay Sharax uu ka bixiyay Macnaha ay Xarakadaasi ahayd oo u dhignayd Sidan “SNM waxay ahayd xarakad ama dhaqdhaqaaq shacbiya oo hubeysnaa oo…

      Read More

        “Somaliland hadii aan Cadaalada iyo Saxaafada la dhisin Horumar ay gaadhaa Waa Mid aad u adag” Marwo Raaqiya C.laahi Oomar {DHAGAYSO}

        Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)-Guddoomiyaha xarunta Horizon ee ilaalinta cadaalada Raaqiya Cabdilaahi Oomaar oo can ku ahayd u doodida xuquuqda Aadamaha ayaa waxay ayaa waxay ka warantay xasuuqii Rwanda oo ay goob-joog u ahayd 1994-kii, kaas oo ay ku nafwaayeen in ka baddan hal milyan oo qof. Raaqiya Cabdilaahi Oomaar waxay sidaa ku sheegay mar ay…

        Read More

          Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka Dareen Celiyay Darbiga ay Kenya ka dhisayso Xuduuda Somalia {DHAGAYSO}

          Washington 07.April 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh ayaa wareysi gaar ah oo Siiyay Idaacada VOA siiyay kaga hadlay weerarkii Jaamacadda Garissa, iyo arrimo kale. Xasan Sheekh ayaa sheegay in qorshaha al-Shabab ee weerarkaasi uu ahaa inay ku kala qeybiso Masiixiyiinta iyo Muslimiinta dagan dalkaasi, balse aanay taasi u suurto galin. Xasan Sheekh ayaa beeniyay…

          Read More

            Farriinta Ka Qayb qaadashada Maalinta ololaha Nadaafada 7 April ee Somaliland DAAWO

            Hargaysa 07.April 2015 (SDN/QJ)- Waxaa Guud ahaan Gobolada iyo Degmooyinka Somaliland Maanta laga Hirgalinayaa Olole balaadhan oo Ujeedadiisu la xidhiidho Kor u qaadka Nadaafada iyo Bilicda Magaalooyinka . Wasiirka wasaaradda Warfaafinta, dhaqanka iyo Wacyigelinta JSL Md Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa  u diray dhamaan shacbiga somaliland, sida Ardayda, shaqaalaha dawlada, ciidamada iyo qaybaha kale ee…

            Read More

              Mucaaridka Kenya oo Dawladooda ugu baaqay inay Ciidamadooda ka soo saarto Somalia

              Nairobi 07.April 2015 (SDN/QJ) Hoggaamiyaha isbahaysiga mucaaradka Kenya ee ODM, Raila Odinga oo ahaa ra’iisul wasaare xilligii ay Kenya ciidamadeeda u diraysay Somalia si ay ula dagaalamaan Al-shabaab sanadkii 2011-kii, ayaa xukuumadda Kenya ugu baaqay inay qaaddo tallaabo ay ciidanka Kenya uga soo saarayso gudaha Somalia. Odinga ayaa sheegay in Mareyanku uu ciidamadiisa kala baxay…

              Read More

                Hargaysa iyo Xuska Maalinta Aasaaskii Ururkii SNM Iyo Weedhihii laga Jeediyay DAAWO

                Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Munaasibad ballaadhan oo lagu xusayey Sanad-guuradii 34-naad ee ka soo wareegtay Aasaaska Ururka Dibu xoraynta SNM ayaa maanta lagu Qabtay Magaalada Hargeysa, waxana kasoo qaybgalay Madax, Mujaahidiin, Wasiirro, xildhibaanno iyo marti-sharaf kale oo aad utiro badan. Xarunta Munaasibaddu ka dhacday oo ahayd Beerta Xorriyadda, ayaa waxa saaka laga dareemay deryanka Heesaha ay…

                Read More

                  WAX KA BARO TAARIIKHADA HOOGMIYAHA URURKA TALIBAN MULLA OMAR

                  Oslo-April-06, 2015 (SDN/QJ)-Mulla Omar waa hogaamiyaha ururka Taliban ee ka dagaalama dalka Afghanistan, magaciisa oo sax ahi  waa Mulla Mohammed Omar Mujahid, Sanadkii 1959 ama  1960kii ayuu ku dhashey  tuulo yar oo la yidhaa Chah-i-Himmat kana tirsan gobalka Kahndahar oo dhaca konfurta dalka Afghanista, Qabiilkisu waa Tomzi oo ka soo jeeda qowmiyada Hotak. Qoyska uu ka…

                  Read More

                    “Maxkamadii Ciidamada ayaa u Baxaysa Goobihii Shilku ka dhacay,Qisaastana Halkaas ayaa lagu fulin doonaa,Mana Jiri doonto in Gacmaha la is dhaafsado” Wasiir Cadami {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami , ayaa maanta sheegay In dawladdu gacanta ku hayso askarigii kula kacay dilka labada Sarkaal oo ka tirsan ciidamada  qaranka ee jiida hor ee Gobolka Sool,. Wasiirka Gaashaandhigu waxa uu sheegay in Maxkamada Ciidamadu ay tagayaan Goobta uu shilkani ka dhacay Isla…

                    Read More

                      Xukuumadda Somaliland Oo Ka Hadashay Askari Shalay Toogasho Ku Laayey Laba Askari Oo ay Isku Ciidan ahaayeen

                      Hargeysa:April,06,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka Hadashay Dil toogasho ahaa oo shalay uu askari cidanka qaranka katirsan u geystay  Askar ay  ka wada tirsanaayeen Guutooyinka Deggen Deegaanka Gambadha ee Gobolka Sool. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Somaliland Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa maanta Arrintan ka Hadlay, ayaa ku tilmaamay mid ayaandarro ah, isla-markaana aan la aqbali Karin, waxana uu…

                      Read More

                        ” Mudane Madaxweyne Hadaan dilalka dalka ka dhaca la Fulin Ma suuroobayso in bulshadu nabad ku wada joogto” Hooyada dhashay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo Fariin Toos ah Madaxweynaha u dirtay DAAWO

                        Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Hooyada dhashay Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaale oo Sannadkii aynu soo dhaafnay Si naxariis daro ah loogu dilay Magalada Hargaysa Isla markaana lagu dhex aasay Gurigii lagu dilay ayaa Baaq adag u dirtay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ay Xasuusisay inuu Dareensanaado dareenka Mas’uuliyadeed ee uu dusha ku qaaday Waxay Tilmaantay…

                        Read More

                          Xildhibaan Ibraahin Mahdi Buubaa oo ku Hanjabay inay Soo Gole Joojin doonaan Wasiirka Hawlaha Guud DAAWO

                          Hargaysa 06.April 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Wakiilada Mudane Ibraahin Mahdi Buubaa ayaa Nidar ku maray inay Soo Gole Joojin doonaan Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Gaadiidka iyo Guryaynta Somaliland Mudane C.risaaq Khaliif Axmed si ay Wax uga Weydiiyaan Tabasho ka soo baxday Ganacsatada Gaadiidka soo dejisa oo 80 dollar lagu soo kordhiyay kaas…

                          Read More

                            Dawlada Kenya oo Ka Falcelisay Weerarkii Alshabaab iyo Duqaymo ay ka fulisay Xeryaha Alshabaab ee Gado

                            Nairobi 06.April 2015 (SDN/QJ)- Duqeyntan ayaa lagu sheegay in ay jawaab u tahay weerarkii uu Khamiistii ururka Alshabaab ka geystay Jaamacadda magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi bari Kenya. Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa Sabtidii wacad u maray in xukuumaddiisu ay jawaab adag ka bixin doonto weerarkii ka dhacay magaalada Garissa. Wareysyada ka soo baxda…

                            Read More

                              Akhri Magacyada Askar katirsan Ciidanka Qaranka Aagga Gambadha Oo Toogasho Lagu Laayey Iyo Cidda Dilkooda Ka Dambaysay

                              Gambadha:April,06,2015(SDN/QJ)-Askari katirsan Ciidanka qaranka ee Jiidda Gambadha ee Gobolka Sool, ayaa shalay Tacshiirad rasaas ah oodda kaga qaaday Ciidan ay isku xero ahaayeen, waxana uu  halkaas ku dilay hal askari, iyadoo mid kalena dhaawac culusi soo gaadhay. Askariga Dilka geystay iyo Labada kale ee Midkood dhintay, ayaa ka  wada tirsanaa Guutada 8-aad ee qaybta 12aad…

                              Read More

                                “Wasiir fanka halloo fasaxo xorriyadiisa oo yaan la cabudhunin shacbiguna idinkama fadhiyee cidda kaliya ee maaweelisaa waa xiddigaha Geeska. Madaxweynahana ……” Suldaanka Guud ee Somaliland

                                Hargeysa:April,06,2015(SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa Ka hadlay khilaaf soo kala dhexgalay Hoggaanka Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska iyo Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse. Suldaanka oo la hadlay qaar ka mid ah Warbaahinta dalka, ayaa sheegay in kooxda Xidigaha  Geesku yihiin Koox isku xidhan, isla-markaana wax ka beddeshay Haybada iyo Muuqaalkii…

                                Read More

                                  Kooxo Hubaysan Oo Xalay Weerarro Khasaare Geystay Ka Geystay Goobo Ku Yaalla Magaalada Bosaso

                                  Bosaso:April,06,2015(SDN/QJ)-Kooxo Hubaysan oo aan Haybtooda la xaqiijin, ayaa xalay fiidkii hore weerar ku qaaday Goobo ku yaalla Magaalada Bosaso, waxana Halkaas ka dhashay khasaare kala duwan. Kooxdan Hubaysan oo lagu xidhiidhiyey inay Al-shabaab ka tirsanaayeen, ayaa weerarkooda ka bilaabay Goobta   Karaama One oo Kontorol ay ku lee yihiin Ciidamada Booliska Magaalada Boosaaso, waxaana ka dhacay…

                                  Read More

                                    34 Guuradii ka Soo Wareegtay Ku Dhawaaqistii Ururkii SNM Dagaalo Mahadho reebay oo Taliskii Siyaad barre la Galay{DHAGAYSO Barnaamij Gaar ah oo Qurbejoog idiin diyaarisay}

                                    Hargaysa 06,April 2015 (SDN)- Waa Maalin Xus iyo Xusuusba ku leh,Waa Maalintii dalka Ingiriiska lagaga dhawaaqay Ururkii dhaqdhaqaaqa Wadaniga Somaliyeed ee SNM 6 april 1981kii. Waa Dharaarta Dhashay Maalmo badan oo amranaa oo Halgankii hubaysnaa ee dib u xoraynta dalka lagu jiray Waa Maalinta Sababta u ahayd dhicitaankii Siyaad bare Shabakada Qurbejoog.com ayaa halkan idiinku…

                                    Read More