“Author Archive”
Stories written by akguled

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid oo Jawaab Siiyay Gudida Diiwaangelinta Sheegayna in Heshiisyadii Xisbiga iyo Garabkii Udub la Horgayn doono Shirweynaha aan Caadiga ahayn AKHRI

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe ayaa Cadeeyay inaanu Xisbigu ahayn Laba Garab Isla Markaana Nuxurkii Khilaafka la Horgayn doono Heshiiskii ay Wada Galeen labada dhinac Shirweynaha aan Caadiga ahayn, Iyadoo Gudoomiyuhu Sheegay inay Xisbiga Ucid ay ka Go’an tahay in Sida ugu dhakhsiyaha badan loo hawlgaliyo Gudida Qabanqaabada […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Gudida Diiwaangelinta Ururada Siyaasada oo ugu Baaqay Labada Garab ee Xisbiga Ucid inaan laga Yeeli Doonin Laba Shir oo ay Qabsadaan

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha guddiga diiwaangelinta ururada Cabdirisaaq Ciyaale, ayaa qoraal uu u gudbiyay labada garab ee xisbiga UCID ee ay kala hoggaaminayaan Faysal Cali Waraabe iyo Jamaal Cali Xuseen, wuxuu uga digay inay shirkaas qabtaan. Qoraalka guddiga ayaa u dhignaa sidan “Guddiga diiwaangelintu waxay faraysaa labada garab ee xisbiga UCID inay joojiyaan […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Ciyaar adag oo ay Wada Leeyihiin Xulalka Gobolada Hawd Iyo Gebilay LIVE u DAAWO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxay Maanta Ciyaar adagi ku dhex maraysaa Garoonka Hargaysa Studium Xulalka Gobolada Hawd Iyo Gebilay Ciyaartan ayaa ah Mid Xamaasad Gaar ah Wadata.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“ Go’aankii Maxkamadda Ayaanu Fulinaynaa, Shirwaynuhuna Wuxuu Dhacayaa, Bishan Todobadeeda, Cid Joojin Kartaana Ma Jirto ..” Gudoomiye Faysal Cali Waraabe DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe waxa uu waxba kama jiraan ku tilmaamay amar deg deg ah oo ay maanta xisbigaasi ku soo rogeen gudida diwaan galinta ururada iyo asxaabta qaranka Somaliland. Gudoomiye Faysal waxa uu si cad u sheegay in ay 7 bisha si rasmi ah u qabsanayaan shirwaynihii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wakhti Kooban oo Ka Hadhay Qabsoomida Doorashada Madaxtooyada Khilaafaadka Xisbiyada Somaliland Ka Dhex Aloosan & Humaagyada ku Meersan Doorashada Faallada Shabakada Qurbejoog

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxaa rajo yar laga qabaa in Doorashada Madaxtooyadu ay ku qabsoonto Xiligii loo qoondeeyay inay Somaliland ka dhacdo Doorashada Madaxtooyada oo Bisha Sadexaad Taas oo loo Sibir saarayo  Kadib Markii Qaadhaan bixiyeyaasha Somaliland ka Caawiya Dhaqaalaha doorashadu ay Cadeeyeen in aanay Maalgelinayn Doorashadaas ilaa la is raaciyo Labadii Doorasho ee Isku […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

‘’Anigu Waan Ka Tanaasulay Federaalkii Laakiin Iyaga (Kulmiye) Waxaan Weydiinayaa inay ka Tanaasuleen Maryo Aloolkii’’ Prof Ismaciil Hurre Buubaa DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Prof Ismaciil Hurre Buubaa oo ka mid ah siyaasiyiinta ku bahoobey xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ee ayaa waxaa uu adag uga jawaabey hadlo dhawaan ay ku dureen siyaasiyiin ka tirsan xisbiga muxaafidka ah ee Kulmiye oo ku sifeeyey in uu Buubaa aminsan yahay nidaamka federalka ah ee dalka Somaliya . […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Maxkamadu Meelna kama Soo Gasho Xukunkii ay kasoo Saartay Dacwada UCID” Guddoomiyaha Maxkamada Sare DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Guddoomiyaha Maxkamada Dastuuriga Somaliland Garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed waxaa uu markii u horeysay ka jawaabay Eedo uga yimid Musharaxa Madaxwayne ee Xisbiga UCID. Guddoomiye Aadan waxaa uu sheegay inaanay Maxkamada Dastuuriga khuseyn dacwada Xisbiga UCID Balse ay ka garnaqi karto wixii murano ah ee ka Yimaada Asxaab dhexdooda.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Garabka Cadaalad-doonka Xisbiga Waddani Oo Soo Bandhigay Xogo Halis Ku ah Murashixiinta Waddani ee Cirro & Ambassador M.Cali & Kala Qaybinta Beelaha Awdal DAAWO

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- “Cabdiraxmaan Cirro Waa Ninka Masuulka Ka Ah Sharci-dejinka Qaranka Somaliland, Markuu sharcigii dalka u yaaley Waa ayaan-daro..Hal Xaraan ah nirig xalaal ah ma dhasho. innuu.” “Waxa ku qoran Warqadan wuxuu haystaa in ka badan todobaatan goobaha cod bixinta, Wuxuuna Awdal iyo Salel… Su’aasha aan weydiinayaa..?Afhayeenka Garabka Cadaalad-doonka Waddani Afhayeenka garabka isbaaheysiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Amma Jeclow Amma Ha Jeclaan Hadii Jamaal Madaxwayne Noqon Waayo In Muuse Biixi Indhahaaga Oo Shan Ah Uu Madaxwayne Noqon Doono Ku Bishaarayso”. Cali-Guray

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Siyaasiga Cali Yuusuf (Cali-Gurray),ayaa dhinaciisa markii ugu horaysay si dadban u xaqiijiyay wararka suuqa ku jira ee sheegaya in isaga iyo Jamaal Cali Xuseen ay guntigga u xidhanayaan sidii ay u dhisi lahaayeen Musharaxa Jagadda Madaxweyne ee Xisbigga muxaafadka ah ee KULMIYE oo ay muddo dheer mucaarad-nimmo xooggan kala soo hor-jeedeen,balse […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

“Ma Jirto Meel Xisbiga Iyo Xukuumaddu Ku Hadal hayaan in Gudoomiyaha Kulmiye Iyo Murashaxa la Kala Qaado oo Maan arag’’ Wasiir Caddami

Hargaysa 02.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Axmed Xaaji Cali Caddami ayaa ka hadlay xaalada ay Xisbiyada dalku ku sugan yihiin, waxaanu kula taliyey Xisbiyada inay iska dayaan wixii khilaaf ah oo ay isku duubadan, waxaanu soo jeediyey in aan lagu farxin Xisbiga dhibaataysan ee la isku dayo in dhibka laga saaro.   Wasiirka Gaashandhiga […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »