“Author Archive”
Stories written by akguled

Dawladda Japan Oo Dhimaysa Doorkii Ay Ku Lahayd La Dagaalanka Budhcad-badeedda Xeebaha Soomaaliya

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Dowladda Japan, ayaa qorsheynaysa in ay yareyso hawlgalka ay ka waddo gacanka Cadmeed ee xeebaha Soomaaliya, sida ay sheegtay Wakaaladda wararka dalkaasi ee Jiji. Falalka budhcad-badeedda ka hawlgasha xeebaha Soomaaliya iyo galbeedka badweynta Hindiya ayaa sanaddadan hoos u dhacay sababo la xidhiidha Ciidamo caalamiga ah ee gaaf-wareegaya goobaha halista ah. Japan ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Jiilka Labo Kumaad ee Afrika Waxay bedelayaan Xeerarka Hawlgelinta By Lidudumalingani Mqombothi Waxaa Soo Koobay: Xuseen Kurdi

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):- Dhalinayarada yaryar ee Afrika ee ku soo beegmay sanadda labo kumaadku waxay tirada dadka Afrikaanka ka noqonayaan 30% kuwaasoo saamayn balaadhan ku yeelanaya arimaha siyaasada, dhaqaalaha, ganacsiga iyo guud ahaan dhinacyada kala duwan ee Qaaradda oo laga dareemayo joogitaankoda. Shayga aynu maanta aragnaana waa in jiilka labo kumaad ee dhalinyarada Afrika […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Tansaaniya oo Kaalin Sare Ka gashay Horumarinta Ganacsiga 2017 (Warbixin)

Hargaysa 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Dalka tansaniya ayaa horukac balaadhan ka sameeyey dhanka horumarinta ganacsiga isagoo qiimayntii la sameeyey dhowaan ka helay dhibco gaadhaya 54.48 Sida ku cad warbixinta loogu talogalay sanadka 2017 ee  baanka adduunka ee ka hadlaysa heerka baayacmushtarka caalamka, dalka Tansaniya oo kor uga soo kacay kaalinta 139-aad oo ay joogtay sanadkan 2016 ayaa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sacuudiga Ciqaab ku fuliyay Amiirka ka Tirsan Qoyska Boqortooyada

Riyadh 04.Novembar 2016 (SDN/QJ):-Maxkamad ku taala Saudi Arabia ayaa xukun karbaash iyo xadhig ah ku riday nin amiir ah oo ka tirsan qoysaska boqortooyada ee dalkaa. Amiirka oo aan wali magaciisa si rasmi ah loo shaacin ayaa lagu helay dambi ah in uu jabiyay sharciga. Xukunka karbaashka ah ayaa la fuliyay 7dii galabnimo ee Insiintii […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xildhibaan Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg oo ka sheekeyey Qiso La yaab leh oo ku qabsatay Kenya Waraabeyaal ka Cunay Gabadh uu Jeclaa iyo Ninkii Xidhay wiil uu Dhalay oo Khadka telefoonka uSoo galay Dawasho Wacan

London04Nov16(SDN/QJ) Halkan ka Dawo Qiso la Yaab leh oo Abwaan Maxmuud Maxamed Yasiin Dheeg ku Qabsatay Wadanka Kenya  gabadh uu jeclaa warabayaal ka Cuneen kuna sifeyey  Tix Gabaya iyo Ninkii ku Xidhay Wadanka Kenaya wiil uu dhalay uu 47sanao Ka dib Abahii ka rali galiiyey Falkii uu ku kacay  isaga ooo khadka Telefonka si toosa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Qodobada ay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Raysal Wasaaraha Itoobiya Ka Wada Hadleen Iyo arrimaha la isku afgartay DAAWO/SAWIRO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo oo ay weheliyaan Marwada kowaad ee qaranka Marwo Aamina-weris Sheekh Maxamed Jirde, iyo gudoomiyaha Xisbi xaakimka kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, xubno ka mida golaha wasiirada iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha oo safar maalmo qaatay ugu maqnaa wadanka itoobiya, ayaa galab si […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo oo Dib ugu Soo Laabtay Caasimada Hargaysa Kana Hadlay Wada Xaajood ay Wada Yeesheen Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo & Balamo la Galay DAAWO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Iyo Weftigii uu Hogaaminayay ayaa Galabta Dib ugu soo laabtay Caasimada Dalka ee Hargaysa Kadib Socdaal Todobaad qaatay oo uu ku Joogay Xarunta Dalka Itoobiya ee Addis ababa.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wafti Uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Oo Soo Dhaweyn Balaadhan Oo Gilgishay Gobolka Awdal Loogu Sameeyey Deegaanada Dila Iyo Boorama DAAWO

Borama 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Waxa Magaalda Borama Ee xarunta G.Awdal Maanta Si Weyn Oo Balaadhan Loogu Soo dhawayey Wafti Balaadhan Oo uu Hogaaminayo Musharaxa Madaxweyne Ku Xigeen Ee Xisbiga Waddani Amb.Maxamed Cali Aw-Cabdi Isla Markaana ay Wehelinayeen Hogaamiyaha Xisbiga Xirsi Cali Xaaji Xasan,Gudoomiyaha Ku Meelgaadhka Waddani Xildhibaan A/qaadir Jirde,Xoghaya Guud Ee Xisbiga Waddani Maxamed […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Xisbiga KULMIYE oo Qaabilay Xildhibaanno iyo Taageerayaal ka soo jeeda Degmooyinka Qori-lugud iyo Wadaamo-goo oo ka soo Digo-rogtay WADDANI SAWIRO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Hoggaanka xisbul-xaakimka Somaliland ee KULMIYE, ayaa soo dhaweeyey xildhibaanno iyo taageerayaal ka soo jeeda degmooyinka Qorilugud iyo Wadaamo-goo, kuwaas oo kasoo digo-rogtay xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI oo ay hore uga mid ahaayeen. Xaflad ballaadhan oo lagu qaabilay xildhibaannada iyo taageerayaashooda oo lagu qabtay huteelka Guuleed ee magaalada Hargeysa, waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasaaradda Warfaafinta iyo Waayaha Abaaraha Heerka Baaxada Abaarta Gobolada Bari DAAWO

Hargaysa 03. Novembar 2016 (SDN/QJ):- Kooxo ka Tirsan Wasaarada Warfaafinta oo ku hawlgalaya Wasaaradda Warfaafinta iyo Waayaha abaaraha ayaa Kormeer ay ugu dhabo galayaan Heerka abaaruhu ka Marayaan Gobolada bari ee dalka waxay ku marayaan Jiido kala duwan oo ka Tirsan Gobolada bari.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »