Webmaster

Goolashii Ugu Quruxda Badnaa ee Boqorkii Kubadda cagta Aduunka (PELE) Iyo Farsamooyinka Ku Kala Duwanyihiin(Pele vs Neymar,Maradona vs Messi) DAAWO) By Jaahuur.

Qurbejoog.com-Apr-04-2015 (SDN/QJ) Asxaabtay qubanaheena ciyaaraha waxaynu manta ku deymooneynaa 20-kii gool ee ugu cajiibsanaa ee uu ku bashaaley Boqorka kubadda cagta aduunka Pele iyo hab ciyaareedka ku kala duwan yihiin Neymar,Pele iyo Maradona,Messi daawasho wacan.

Read More

    Xisbiga Ucid Laantiisa Uk oo soo dhawayn u Sameyey Gudoomiyaha Qaarada Yurub Marwo Saynab Xaaji Gaydh

    Londo04April15(SDN/QJ) Xisbiga ucid laantiisa Uk ayaa soo dhawayn balaran u sameyey Marwo saynab Xaaji Gaydh Gudoomiyiaha Qarada Yurub oo socdaal ku maqnayd kulnkan oo ka soo qayb galeen dhamaan garabyada Xisbiga ee uk garabka haweenka dhalinyarada iyo xoghayaha arimaha dibada ,kulankan ayaa marwo Saynab uga xogwarantay booqasho ay ku tagtay Somaliland iyo Xaalada Siyaasadeed ee…

    Read More

      “Anagu halkan kuma hayno Dad dhimirka wax ka qaba, taasina waa ceeb, waana in xildhibaanka ka sokow qof shakhsiyadiisa La Ixtiraamaa…” Ku-xigeenka Golaha Guurtida

      Hargeysa:April,04,2015(SDN/QJ)-Shirguddoonka Golaha Guurtida Somaliland, ayaa markii ugu horraysay Jawaab adag ka Bixiyey Dhaliilo golahooda ay dhawaan dusha ka saareen Hogaanka Madasha Wada-tashiga iyo Toosinta qaranku. Guddoomiye-ku-xigeenka koowaad ee Golahaas Siciid Jaamac Cabdi oo maanta saxaafadda la Hadlay, ayaa sheegay inay Odayaasha Madasha Ixtiraam u hayaan, isla-markaana iyaga qudhooda looga Baahan yahay inay ixtiraam sameeyaan. Siciid…

      Read More

        Meydka Taliyihii Hore ee Ciidanka Booliska Oo Maanta La Filayo In Dalka Dib Loogu Soo Celiyo

        Hargeysa:April,04,2015(SDN/QJ)-Maanta oo sabti ah, ayaa lagu wadaa in Magaalada Hargeysa laga soo dejiyo Meydka Alle haw naxariiste Marxuum Cilmi Rooble Furreh(kabaal) ooh ore u ahaan jirey Taliyaha ciidanka Booliska Somaliland. Guddi uu Madaxweyne Siilaanyo u saaray qaban qaabada aaska marxuumka, ayaa sheegay in maydka marxuumka madaarka Hargeysa laga soo dejin doono barqada maanta, waxaana isla…

        Read More

          Wasiir Biixi Oo Ka Hadlay Hankiisa Musharraxnimo, Siyaasadda Arrimaha Dibaddana Ku Tilmaamay Mid Horumar Ku Tallaabsatay

          Hargeysa:April,04,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis, ayaa ka Hadlay arrimo badan oo la xidhiidha Siyaasadda Arrimaha Dibadda iyo Waliba Hankiisa uu ku doonayo inuu  musharrax ka dhex noqdo Xisbiga Kulmiye oo marar hore ka ribaday. Maxamed Biixi waxa uu ugu horrayn ka hadlay siyaasadda Arrimaha dibadda dalka, waxana uu ku faanay inuu tallaabooyin fiican…

          Read More

            “Xagga da’da aniga iyo madaxweynaha farqi baa noo dhexeeya, Aniga xanuunna ima hayo, Da’ aad u weynina ima hayso, markaa waxan isleeyahay…” Guddoomiye Cirro

            Hargeysa:April,04,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, Ahna Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi(cirro), ayaa Markii ugu horraysay Doodda ka taagan Da’da Madaxweyne Siilaanyo oo dadka qaarkii tilmaamaan inuu gaadhay xilligii uu dalka hoggaamin lahaa. Guddoomiye Cirro oo u warramayey Hadwanaagnews, ayaa ugu horrayn tilmaamay inuu madaxweynuhu muujiyey inay ka go’an tahay qabashada doorashadu, balse…

            Read More

              Idaacaddii Shabelle Oo Albaabada Loo Laabay Iyo War Al-shabaab Lahayd Oo Galaaftay

              Muqdisho:April,04,2015(SDN/QJ)-Idaacadaha Mataanaha ah ee Shabelle iyo Sky, ayaa xalay fiidkii hore ciidamda ammaanka Dawladda Federal-ku Albaabada iskugu dhufatay, kadib markii eedo loogu jeediyey warar ay baahisay. Idaacadahan mataanaha oo ku yaallay Xaafadda Talex ee Magaalada Muqdisho, ayaa hore muddo sanad ku dhaw ugu xidhnayd Amar Xukuumaddu Bixisay, iyadoo sidoo kale madaxdeeda iyo wariyayaasheeda qaar kamid…

              Read More

                WARBIXIN:Gaadiidka Cirku wuu ka nabadgelyo badan yahay Gaadiidka Dhulka iyo Badda labadaba!

                London April 03,2015(SDN/QJ)-Sida aad la wada socotaan, mar kasta oo shil diyaaradeed dhaco warbaahinta waaweyn ee caalamku si toos ah ayey uga soo waramaan goobta shilku ka dhacay. Waxay la kulmaan qoysaska iyo qaraabada dadka ku geeriyooday shilalkaas, waxaanay waraystaan khubaro aqoon u leh diyaaradaha, kuwaas oo male-awaala waxa shilka diyaaradeed ee kolkaa laga hadlayo…

                Read More

                  Akhri Magacyada 9-Qof Oo Dawladda Kenya Baahisay, Laguna Xidhiidhiyey Weerarro Dad Lagu Xasuuqay

                  Nairobi:April,03,(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka waddanka Kenya, ayaa shaaciyey Magacyada Sagaal nin oo katirsan Kooxda Al-shabaab, kuwaas oo lagu eedeeyey inay lug ku lahaayeen Xasuuqyo kala duwan oo dhawaanahan ka dhacayey goobo ku yaalla Dalka Kenya. Ciidamada, ayaa shacabka ka codsaday inay soo sheegaan meekasta oo raggaas ay ku arkaan, isla-markaana ay ka caawiyaan soo qabashadooda. Sagaalkan nin…

                  Read More

                    Al-shabaab Oo Sheegtay In Markii ay Dhegaha Kenya Maqli waayeen Wixii ay u sheegayeen ay Ugu Beddelaan Tallaabooyin Ficil ah

                    Muqdisho:April,03,2015(SDN/QJ)-Ururka Al-shabaab, ayaa ka Hadlay Weerarkii lasoo afjaray ee ay ku qaadeen Gudaha Jaamacadda Garisa, waxana ay sidoo kale faahfaahin ka bixiyeen Sababta ay u qaadeen weerarka Baaxaddaas leh. Afhayeenka Kooxda Sheekh Cali Maxamuud Raage(cali-dheere) oo warbaahinta la Hadlay ayaa ugu horrayn tilmaamay inay jawaab ka bixiyeen Duulaanka Kenya kusoo qaadday Gudaha Somalia. “Dowladda kirishtaanka…

                    Read More

                      Jawaabta Madaxweyne Xasan Sheekh Ka Bixiyey Weerarkii Garisa Oo Noqotay Cambaarayn Aan Afka Dhaafsiisayn

                      Muqdisho:April,03,2015(SDN/QJ)-Jawaabta uu Madaxweynaha Somalia ka bixiyey Weerarkii Jaamacadda Garisa, ayaa noqotay cambaarayn, waxana uu muujiyey inuu arrintaas ka xun yahay. Madaxweynuhu waxa uu tacsi u diray Madaxweynaha waddanka Kenya iyo shacabkiisa, waxana uu sheegay inuu ka xun yahay dhibaatada ka dhacday Jaamacadda Garisa university. War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada ayaa lagu sheegay in dowladda…

                      Read More

                        Muxuu Danjire Amerika ka Yidhi Xilka-qaadistii shalay ay ku Sameeyeen Golaha Wasiirrada iyo Waliba Ninka Loo Dhiibay Shaqadiisii?

                        Nairobi:April,03,2015(SDN/QJ)-Maxamed Cali America oo ahaa safiirkii hore ee Soomaalida u fadhiyey Magaalada Nairobi, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Xil-ka-qaadis maalintii shalay ay ku sameeyeen Golaha Wasiirrada. Waxa uu sidoo kale ka Hadlay Jamaal Xasan oo ah ninka lagu beddelay, waxana uu tilmaamay inuu si weyn ugu faraxsan yahay ninka shaqadiisii loo dhiibay. Maxamed Cali…

                        Read More

                          Mujaahid Ibraahim Dhegoweyne Oo Si Adag Uga Hadlay Xadhig Xukuumaddu u Geysatay Wiil u Dhalay Muj. Axmed Diiriye

                          Hargeysa:April:03,2015(SDN/QJ)-Mujaahid Ibraahim Xusen Dhego—weyne, ayaa si kulul uga hadlay Xadhig Xukuumaddu kula kacday Wiil uu dhalay mujaahid Axmed Mire, kaas oo la sheegayo in xadhigiisa uu amray Wasiir Waran-cadde. Mujaahidka oo arrintan kala hadlay qaarka mid ah warbaahinta, ayaa sheegay inaan arrintaasi wax la qaadan karo ahayn, isagoo xusay inuu wiilka uu dhalay Mujaahid Axmed…

                          Read More

                            Xil-ka Qaadis Lagu Sameeyey Safiirkii Soomaalida u Fadhiyey Magaalada Nairobi iyo Shaqo Kale Oo Lagu Wado Inuu Qabto

                            Muqdisho:April,03,2015(SDN/QJ)-Maalintii shalay waxa xilkii Safiirnimo ee uu hayey laga xayuubiyey Safiirkii soomaalida u fadhiyey dalka kenya, iyadoo la sheegayo inay xilka-qaadistiisa ka dambaysay Wasaaradda Arrimaha Dibaddu. Sidoo kale waxa la magacaabay ninkii Bedelli lahaa Safiirkaas hore oo ah Jamaal Xasan, waxana uu  uu la soo shaqeeyay Ra’iisal Wasaare Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, mudadii uu ahaa…

                            Read More

                              Job fair takes aim at Somali unemployment

                              As the economy picks up across Minnesota, the state’s Somali-born population continues to battle higher than average unemployment. The most recent figures, for 2011-2013, put Somalis’ unemployment at 21 percent, about three times the rate for the general population during the same period of time. Some Somali community leaders are concerned that the lack of…

                              Read More