Hargeysa 29.March 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cali Cadami ayaa maanta Markii u horaysay Waxa uu ka hadlay Wefti Isugu Jira Saraakiil Mileteri iyo Dublamaasiyiin ka socda dalka Sudan oo Booqasho ku yimid Somaliland.
Somaliland oo ka Hadashay Wefti Milateri iyo Dublamaasiyiin ka Kooban oo ka Socda dalka Sudan DAAWO
