Webmaster

    Daawo Sawiro…Xisbiga Waddani oo maanta London tababar loogu siiyay ku saabsan ilaalinta sanduuqyadda doorashooyinka Soomaaliland.

    london16March15(SDN/QJ)Kulan balaadhan oo maanta ka dhacay galeedka London ayaa maanta shahaadooyin lagu gudoonsiiyey qaar ka mid ah tageerayaasha Xisbiga Waddani,Tababaradan la siiyey tageerayaasha Xisbiga Waddani aya ah kuwa xisbiga Waddani uga qayb galaaya ilaalinta sanduuqyadda doorashadda Soomaaliland ee la filaayo inay qabsoonto. 23Khubaro aad ugu xeel dheer doorashooyinka Soomaaliland kana qayb qaatay doorashooyinkii hore ee…

    Read More

      DHALASHO FARXAD LEH: Tafatiraha qurbejoog.com ee UK oo Gabari ugu Dhalatay London

      Dhamaan hawlwadeenada iyo Akhristeyaasha boga qurbejoog.com waxa ay hamblayo dhalasho farxad leh u dirayaan Qoyska Takatiraha qurbejoog.com ee dalka UK Md Nasir Maxamed Cali oo maalinimadii Jimcaha ay gabari uGu dhalatay magaalada London. MAANSHA ALLAAH MIDII MEEL ROON MARTEE LAGU MARIIMAY DIINTEE DHAQAN LAGU MACSUUMEE MAWLAHEED ILAASHADO NOQO HEEGO MUUQDHEER WAALIKEEDNA MAHADSHOO MAGAC IYO MAAMUUS…

      Read More

        Xalka Dhalinta Soomaaliyeed Ee Minnesota: ‘Waa In La Helo Xarun Soomaalida U Gaara’

        Waxaan ka qaybgalay shir lagu martiqaaday qaar ka mida ha’adaha nabad-sugida, ee magaalada Minneapolis, ee gobolka Minnesota. Waxaa ka hadlay halkaa masuuliyiin ka socota ha’adaha nabadsugida iyo qaar ka mida hogaamiyaasha jaaliyada gobolka Minnesota. Waxaa halkaa ka hadlay, Mohamud Noor, oo ah madaxa cusub ee hay’ada loo yaqaan ‘Confederation of Somali Community in Minnesota’, waxuu…

        Read More

          How ISIS Recruiters Target U.S. Immigrants

          In what is starting to seem like a slow, steady drip of ‘foreign fighter’ cases, six U.S. residents of Bosnian origin were arrested in early February and charged with conspiring to provide material support to terrorists.To send al-Qaeda, its Syrian off-shoot the al-Nusra Front, and the ISIS a few thousand dollars and some hardware that…

          Read More

            Shabaab kills senior Somali military officer

            Shabaab kills senior Somali military officer in an attack. The group claimed responsibility through affiliated media outlets Al-Shabaab members raided the house of a senior Somali military officer in Gedo overnight, killing him and five family members. “I can confirm that officer Iman Adow and members of his family were killed in the night attack…

            Read More

              US drone targets Al Shabaab head in Somalia

              United States forces targeted a leader of the Al Shabaab militant group in an operation in southern Somalia this week, the Pentagon said late on Friday, a day after villagers reported a drone strike killed three members of the Al Qaeda-affiliated organisation. US officials declined to name the target of the strike, but CBS News…

              Read More

                DHEGEYSO Xildhibaan Bulqas:In maamulku gaaro Bariga waxaa hortaagan Xuukumada Somaliland

                Hargeysa Mar 15, 2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo Gollaha Wakiilada Soomaaliland ka soo gala Gobolka Sanaag ayaa xaaladda waddanka si weyn uga deyriyey, kana hadlay caddaalad darrada jirta, Xildhaabaanku waxa uu hadalkiisu ku soo beegmayaa xili 24 saacadood ka yar uu madaxweyneha Somaliland Md Axmed Maxamed Siilaanyo isku shaandheyn kooban ku sameeyay xukuumadiiisa.   [peckplayer…

                Read More

                  Shirweynihii Heer Qaran ee Dhallinyaradda Xisbiga Waddani oo Hogaan Cusub Goor dhawayd doortay

                  Hargeysa:Mar,15,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha iyo Kuxigeenka Garabyada dhallinyarada Heer Qaran, ayaa saaka lagu kala hagaagay, kadib shirweyne ka qabsoomay Huten Mansor Hutel ee Magaalada Hargeysa. Madasha uu ka dhacayey Shirweynaha Heer qaran ee Garabka dhallinyarada Xisbiga Waddani, ayaa ay Goob Joog ka ahaayeen Hoggaanka sare ee Xisbiga Waddani iyo waliba Ergooyinka ka kala socday Gobollada iyo Degmooyinka waddanka,…

                  Read More

                    Ma’suul Koob-Sadey Sifooyin Badan Oo Madax-tinimadu Leedahay/Qalinkii Ridwaan-Akiid Caydiid Ismaaciil

                    Wasiir ku Xigeenkii Hore Ee Wasaarada Warfaafinta C.waaxid C.qaadir C.raxmaan Shaqsiyada Noocee Ah Buu Ahaa Maxeyse Ku Xasuusan doonaan Shaqaalaha Bahda Warfaafintu? Taariikhdu waa mudan waa jire markhati leh Mar bay ahayd aduunyadu mugdi lagu halaaboow Mahadhooyin badanoo dadku ayda magan sado Ka tashade miroodkii qarni waliba si u maal Casri waliba maaree hadba meeris…

                    Read More

                      “Wasiirrada ugu wanaagsan ee Wada A-da ah idinkaa(Beesha dhexe) wada lehe annaga waa D, iyo wasiir-ku-xigeenno iska gidaar ah iyo wasiirro aan naf lahayn oo aan waxba….”Xildh. Bulqaas

                      Hargeysa:Mar,15,2015(SDN/QJ)-Xildhibaan Maxamed Cismaan Bulqaas oo katirsan Mudanayaasha Aqalka Wakiillada Somaliland, Lagana soo doorto Gobolka Sanaag, ayaa luuqaddii ugu adkayd kaga falciliyey Caddaaladdarro uu sheegay inay ka jirto Gudaha Somaliland, taas oo salka ku Haysa Wax wada lahaanshaha Khayraadka wadanka iyo Xilalka Dawladda. Xildhibaan Bulqaas ayaa Kalfadhigii 27-aad ee Golaha Wakiillada Somaliland, waxa uu  doodda ajandaheeda…

                      Read More

                        Fool Xumida ay ku Keeni karto Hannaanka Dawladnimo ee Somaliland in Madaxweynuhu aanu ka Talo galin Mas’uuliyiinta uu Xilalka u Magacaabo

                        Hargeysa 15.March 2015 (SDN/QJ)- “Inta uu talefanka igala soo hadlay ayaa uu igu yidhi, waxa aan doonayaa in aad noqoto xoghayahayg arrimaha dibadda. Aniguna waxa aan ugu jawaabay, Maya, maya, ha iga dhiganin aniga. Fadlan aniga iga daa, waxaa jira dad kale oo badan oo hawshan qaban kara” Sidaa waxaa sheegtay xoghayihii hore ee arrimaha…

                        Read More

                          “26ka June Golayaasha Dawladda Hala Kala Diro, Suuragal Maaha”Sul.Maxamed Sul. Xirsi Qani

                          Hargeysa, 15 March 2015 (SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee Beelaha Habaryoonis Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani, ayaa xukuumada ugu baaqay in ay shacabka iyo xisbiyada u soo bandhigto daacnimadeed qabsoomida doorashada, isla markaana wuxuu fikir khaladan ku tilmaamay dhawaaqi ka soo yeedhaya xisbiyada mucaaridka ee ah 26ka june golahayaasha dawlada hala kala diro. Suldaanku wuxuu sidaa ku…

                          Read More

                            Xisbiga Waddani oo Maanta qabtay Shirkii Garabyada Dhallinyaradda Heer Qaran iyo Khudbada Gudoomiye Cirro Akhri

                            Hargeisa 15.March 2015 (SDN/QJ)Shirkii Dhalinyarada Heer Qaran Ee Xisbiga mucaaradka ah ee Wadani ayaa hada si rarsmi ah uga furmay Hutel maansoor ee Magaalada Hargeisa waxaana shirkaasi ka soo xaadiray dhamaan ergooyinkii loogu talo galay ee gobalada masuuliyiintii xisbiga wadani Xildhibaano iyo Qaybo ka mid ah taageeryaasha xisbiga wadani oo goob joog ka ah xafladan…

                            Read More

                              “Xirsi Madal Aroos iyo Dhaqan ayaanu iskugu nimid, ee Madal Siyaasadeed may ahayn, waxaanu kala garan la’ yahay Siyaasada iyo Dhaqanka” Xasan Guure

                              Hargeysa  15.March 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha wada-tashiga Xasan Guure Jaamac ayaa jawaab adag ka bixiyey hadal uu wasiirka Madaxtooyada Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan, kaga jawaabay go’aankii ay labada Xisbi Qaran iyo Madashu ay hore uga soo aragtidooda muddo xilliyeedka xukuumadda kadib. Guddoomiyaha Madasha wada-tashiga Xasan Guure Jaamac oo joogay munaasibad dhaqan ahayd oo uu…

                              Read More

                                “Doorashadu waa nidaam dalkani qaatay waxaana loo racayaa shuruucda iyo qawaniinta waddanka u yaala,Xasan Guurena..” Wasiir Xirsi

                                Hargeysa 15.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland,  Xirsi Cali Xaji Xasan ayaa jawaab ka bixiyey qodobbadii ay dhawaan Xisbiyada Mucaaradka iyo Madashu ay ka soo saareen jiritaanka Xukuumadda marka la gaadho muddo xileedkeeda oo ku eeg 26-june ee Sannadkan,  iyaga oo sheegay in aanay dawladda aqoonsan doonin, haddii aan talo talo qaran la isugu iman….

                                Read More