Madaxtoyada Somalia Oo Taliye Cusub Yeelatay Iyo Shakigii Ammaanka Oo Galaaftay Kusimihii Hore
Muqdisho:Mar,15,2015(SDN/QJ)-Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Somalia, ayaa taliye cusub loo magacaabay, waxana xilkii uu hayey laga qaaday Ku simaha taliyihii hore oo muddo xilkaas soo hayey. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Digreeto xilka kaga xayuubiyay Ku Simihii Taliyaha ahna Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Gaashaanle Duraan Axmed Cali, isla-markaana ku magacaabay taliyaha cusub oo ah Ibraahim…
