Lafo-gurka Siyaasad Horleh Oo Boqorka Cusub Ee Sucuudigu Ku Wajahayo Bariga Dhexe Iyo Waagii Ikhwaanka Oo Mardambe Dib U Beryi Doona
Riyad:Mar,14,2015(SDN/QJ)-Isbeddel dhinaca siyaasadda ah, ayaa laga dareemayaa Dalalka Bariga dhexe oo intooda badan ay siyaasadooda Go’aamiyaan Dalalka Sucuudiga iyo Masar oo ah Labada Dawladood Carabta inta Badan Horbooda. Waxey aheed 2011 markuu bilowday kacdoonii carabta ee loogu magacdaray GUGA CARBEED kacdoonkaas waxuu ka dhacay dalal badan sida Tuunis, Masar, Liibiya, Suuriya, Yaman iyo Ciraaq waxaana…
