Webmaster

    Xiisaha Kulanka Maanta Ee Xukuumadda Iyo Kulmiye, Xasaradayntii Xoogga Mucaaridka Iyo Xam-xamtii Xalay

    Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Maanta oo Khamiis ah waxa indhaha Bulshada reer Somaliland badideedu ku jeeddaa Shir ballaadhan oo xisbiga Kulmiye iyo Xukuumaddu muddo dheer qaban qaabadiisa ku hawllanaayeen, kaas oo salka ku haya Jawaab meelfog gaadha oo la siiyo mucaaridka dalka oo isbahaysi samastay. Kulankan ayaa lagu wadaa inuu ka dhaco Hutel Mansoor ee Magaalada Hargeysa, waxana qorshuhu…

    Read More

      Akhri Magacyada Tobanka Hoggaamiye Oo Caalamka ugu Mushaharka Badan Iyo Qaddarka Lacagta ay Qaataan

      Washington:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Lacagaha Mushaharka ay ee Bishii loo xaadiro ayaa ah waxa ugu badan oo nolosha dadku sida weyn ugu tiirsan tahay, iyadoo indhahooduna qabtaan qaddarka qof waliba uu qaato. Madaxweyneyaasha ama hoggaamiyayaasha dunida ayaa lagu tilmaamaa inay yihiin  dadka xaraysta mushaharka ugu badan ee dunida laga qaato, waxana jira nidaam kala sarrayneed oo  ay u kala…

      Read More

        Wasiirka Xidhiiidhka Golayaasha Qaranka Ee Somaliland oo kulan la yeeshay Xildhibaano ka tirsan Aqalka Baarlamaanka UK

        London March 12,2015 (SDN / QJ ) – Wasiirka xiriirka Golleyaasha Somaliland Md Cali Jibriil Xaamud ayaa kulan la  yeeshay Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka UK., war saxaafada loogu talo galay oo uu kula kaa ka soo saaray ambassador Kaysar Cabdilaahi Maxamed ayaa sidan u qornaa: “Wasiirka Xidhiiidhka Golayaasha Qaranka Ee Somaliland Mudane Cali Xaamud Jibriil…

        Read More

          Warar Dheeri ah Oo Laga Helay Qarax Fashilmay Oo Xalay Lagu Qaaday Hutel Maka Al-mukaramah

          Muqdisho:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Xalay Fiidkii hore ayaa qarax gaadhi loo adeegsaday uu ka dhacay Dhabarka dambe ee Hutel Makkah Al-mukaramah, waxana soo baxaysa Faahfaahin dheeri ah oo qaraxaas la xidhiidha. Wararka soo baxaya, ayaa sheegay in qaraxaasi uu dhacay ka hor intii aan kooxdii wadday ugu talogelin, waxana ciidanka ammaanka Hutelka ku shaqada lihi ay isku dayeen inay…

          Read More

            Hanti-lunsiga Wiilka Madaxweyne Siilaanyo Soddogga u Yahay Oo Warbaahinta Caalamiga ahi Wax Ka Qortay

            Hargeysa:Mar,12,2015(SDN/QJ)-Hanti-luntilunsiga uu ku Foogan Yahay Baashe Cawil(baashe morgan) oo ah Wiil uu madaxweyne Siilaanyo Soddog u yahay, ayaa gaadhay Heer Warbaahinta Caalamiga ahi Si weyn wax uga qorto. Warbixintii ugu dambaysay ee Wiilkan Madaxtooyada Somaliland Dhex deggen ku saabsan, ayaa waxa  qoray Wargeyska The Indian Ocean, kaas oo baahiyey in Wiilkani uu Hanti badan oo…

            Read More

              Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Ivory Coast oo xabsi muddo dheer ah lagu xukumay, maxay tahay sababtu?

              Abidjan March, 11, 2015 (SDN)- Xaaska Madaxweynihii hore ee dalka Ivory Coast oo lagu magacaabo Simone Gbagbo, ayaa lagu xukumay xadhig muddo dheer ah, kadib in muddo ah oo dacwaddeedu socotay. Maxkamad ku taala caasimadda Ivory Coast ee Abidjan, ayaa Salaasadii shalay xukun 20 sannadood oo xabsi ah ku abaalmarisay haweenaydii uu qabay Madaxweynihii hore…

              Read More

                Gudoomiyaha Baarlamaanka Oo Guddiga Joogtada Ah U Furay Kulan Howleed Ku Aadan Diyaarinta Qorshayaasha Kalfadhiga 6aad

                Muqdisho Mar 11, 2015(SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa maanta magaalada Kampala ee Caasimadda dalka Uganda uga furay Guddiga Joogtada ah ee Baarlamaanka Soomaaliya kulan howleed la xiriira dejinta qorshayaasha Kalfadhiga 6aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhowaan furmaya. Kulan howleedkan oo socon doona mudo todobaad ah ayaa…

                Read More

                  Maxay Hillary Clinton Ka Tidhi Inay Hawlaheeda Shaqo U Adeegsatay Hannaanka Email-ka Xilligii Ay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ahayd?

                  Washington:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Xoghayihii hore ee Arrimaha Dibadda Waddanka Maraykanka Mrs Hillary Clinton, ayaa ka Hadashay Doodda ka taagan isticmaalka Emai-ladeeda gaarka ah xilligii ay ahayd Xoghaya Arrimaha Dibadda. Hillary Clinton oo xiligan dooneysa inay isu sharaxdo Jegada Madaxweynaha ee doorashooyinka 2016, ayaa waxaa cadaadis weyn ka heystaa xildhibaanada mucaaridka ee xisbiga Jamhuuriga. Dooda ugu weyn ayaa ka…

                  Read More

                    Soomaali Ku Eedaysan Dilka 14-Jir Afrikaan Ah Oo Maanta La Maxakamadaynayo

                    Hargeysa:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Maxkamadaynta Nin Soomaali ah oo magaciisa lagu sheegay Caluudi Xaashi Sheekh Yuusuf, isla-markaana ku eedaysan dilka 14-jir u dhashay dalka South Afrika, ayaa Maanta lagu wadaa inay ka Bilaabanto Magaalada Pretoria. Caluudi ayaa dukaan ku lahaa dalka Koonfur Afrika, waxana la sheegayaa inuu Ruuxaas da’da Yar toogasho ku Dilay. Badhtamihii bishii labaad ee la soo…

                    Read More

                      “Doorashadu way dhici doontaa wakhtiga umaddu ugaratay bay dhici doontaa, sifo sharci ahna way mari doontaa.”Afhayeen Dhuxul

                      Hargeysa:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Madaxtoooyada Somaliland, ayaa Markii ugu  horraysay Ka Hadashay Dibu-dhaca ku yimi doorashooyinnkii waddanka ka qorshaysnaa, waxana ay tilmaamtay inaanay  dibu dhacaasi xagga xukuumadda ka iman. Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, oo maanta warbaahinta la hadlay, ayaa sidoo kale dhaleeceeyey Go’aanno ay dhawaan soo saarayeen Mucaaridka Somaliland oo iskaashi ku dhaqaaqay, waxana uu tilmaamay inaannay…

                      Read More

                        Ajaanib Doonayey Inay Al-shabaab Ku Biiraan Oo Gacanta Dawladda Somalia Soo Galay

                        Dhoobley:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka Somalia, ayaa la sheegayaa inay Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose Ku qabteen Rag ajaanib ah oo doonayey inay ku biiraan Xoogagga Al-shabaab. Wararku waxa ay intaas ku darayaan in raggani ka yimaadeen dhinaca waddanka Kenya, isla-markaana  ay si dhuumaalaysi ah u rabeen inay kooxahaas ugu biiraan. Ajaanibta la qabtay ayaa tiradooda lagu…

                        Read More

                          Shaki Ka Jira Villa Somalia Iyo Isku-shaandhayn Lagu Wado Shaqaalaha Goobtaas Ka Hawlgala

                          Muqdisho:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Shakiga ka dhex jira Villa Somalia, ayaa dibadda usoo baxay, waxana baadhitaano dheeri ah lagu hayaa dhammaanba shaqaalaha Halkaas ka hawlgala, gaar ahaan kuwa ku qoran xafiiska Ra’isal wasaaraha. Howlwadeenada ka howlgasha xafiiskiiskan ayaa la sheegay inay yihiin kuwa aad u farabadan islamarkaana isugu jira kuwa mashquul badan iyo kuwa aan qaban wax howl ah….

                          Read More

                            Sucuudiga Iyo Sweden Oo Sii Kala Fogaanaya Iyo Halka Murankoodu Salka Ku Hayo

                            Riyadh:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Waddamada Sucuudiga iyo Sweden, ayaa xidhiidhkoodii sii xumaanayaa, waxana sii kordhaya Hadallada eedda ah ee labada dhinac isweydaarsanayaan. Muranka Labadan waddana asalkiisa ayaa ka dhashey kadib markii dalka Sucuudi Carabiya ay ka horjoogsatey Haweeneyda ah Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Sweden Margot Wallstrom, khudbad ay ka jeedin lahayd shirkii Jaamacadda Carabta maalintii Isniintii ina dhaaftay dhacay….

                            Read More

                              Xabsi-daa’in Lagu Riday Xubin Shabaabka Ka Tirsan Oo Qarax Ka Geysatay Magaalada Muqdisho

                              Muqdisho:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Xubin la sheegay inay katirsan tahay Ururka Al-shabaab, ayaa shalay la horgeeyey Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida, kaas oo lagu eedeeyey inuu Magaalada Muqdisho hore qaraxyo uga Geystay. Ninkaasi oo lagu magacaabo Cabdiqaadir Cilmi Shire, ayaa waxay Maxkamaddu ku heshay inuu ka tirsan yahay Ururka Al Shabaab, isagoona qirtay in qaraxyo dhowr ah uu ka geystay…

                              Read More

                                Khasaaraha Ka Dhashay Qarax Xalay Lagu Qaaday Magaalada Jowhar

                                Jowhar:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Waxa soo baxaya faahfaahinta qarax xalay fiidkii hore lagu qaaday Magaalada Jowhar, iyadoo qaraxaas lagu qaaday ciidamo ammaanka sugayey oo halkaas ku sugnaa. Sida ay sheegayaan wararka ciidamo ka tirsan Nabadsugida oo saarnaa gaadiid ayaa lagu tuuray bam gacmeed, iyadoo kadib ay ciidamadu fureen rasaas. Goob jooge ku sugnaa halka qaraxa ka dhacay oo aheyd…

                                Read More

                                  Wasiir Waran-cadde Oo Magacaabay Xoghayaha Dawladda Hoose Ee Hargeysa

                                  Hargeysa:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa Magacaabay Xoghayaha Dawladda Hoose ee Hargeysa, kadib markii xoghayihii hore dhawaan looo magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha Somaliland. Mudane Waran-cadde, ayaa Xilkaas u magacaabay  Muwaadin magaciisa la yidhaahdo Ibraahin Axmed Raabbi, waxana uu Maayarka caasimadda Faray inuu si degdeg ah xilkaas ugu kala wareejiyo labada Masuul….

                                  Read More

                                    Xukuumadda Somalia Oo Ka Hadashay Saraakiisha U Xidhan Weerarkii Hutel SYL Dhawaan Lagu Qaaday

                                    Muqdisho:Mar,11,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda waddanka Somalia ee Federal-ka ah, ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Xadhiga loo geystay Saraakiil ciidanka katirsan oo lagu tuhmay inay kulug lahaayeen Weerarkii  lagu qaaday Hutel SYL ee magaalada Muqdisho. Saraakiishan oo xadhigooda si weyn loo hadalhayo, ayaa ku Jira Xabsiga Magaalada Muqdisho, waxana ay iskugu jiraan Boliska iyo Nabadsugidda Waddanka. Kuxigeenka Xeer…

                                    Read More

                                      Waxkabaro diimaha kale duwan ee caalam ka

                                      Arrimaha diinta kahadal kooda iyo faaleyn tooda dad baa uyaqaan wax xaaran ah , balse waa qeyb kamid ah cilmiyada labarto oo takhasus gaar ahna laga gaadho. Maanta qormadaynan waxay ugacan haadinaysa  diimaha caalam ka ee aad ka  usoo karayo. 1.      Islam Islam macnaheedu  waa “ adeecida ilaahey”  waa diinta dad ka haystaan aaminsanyihiin In…

                                      Read More