Madal Kulmisay Hal-doorka Maamulka Laamaha Dawladda iyo Masuuliyiin oo Xilka kula kala wareegeen Taliyihii hore iyo Taliyaha Cusub ee Xeebaha
Berbera, 13 March, 2015 (SDN/QJ)- Wasiirrada Wasaaradaha Ganacsiga, Kalluumaysiga, Wasiiru-dawlaha Maaliyadda, Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda arrimaha gudaha, Maamulka gobolka Saaxil, ka degmada Berbera, Maamulka Dekedda, Saraakiil ka socday Hay’ado caalami ah iyo Saraakiil Ciidammada Somaliland ka tirsan, ayaa ka qaybgalay Munaasibad ay xilka kula kala wareegeen Taliyihii hore ee Ciidanka ilaalada Xeebaha iyo Taliyaha…
