“Samaale intii aan xilka laga qaadin waanu isa-saamaxnay, raggii ku dhadhawaan waan la hadlay oo waxaan ku idhi…….” Boqor Buur-madow
Hargeysa:Mar,10,2015(SDN/QJ)-Cismaan Aw Maxamuud Buurmadow oo kamid ah Madax-dhaqameedka waddanka, ayaa Madaxweynaha ugu baaqay inuu fadhi la qaato Mucaaridka Waddanka, isla-markaana bilaabo qorshe mucaarid iyo muxaafidba la isla eegay oo lagaga gudbayo dhibaaatada ku timi Doorashooyinkii waddanka ka qorshaysnaa. Boqor Cismaan oo daba socday dhawaaqi shalay ee Komishinka doorashooyinku ku mudeeyay diiwaangelinta codbixiyayaasha, isla markaana la…
