Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ayaa Maanta Ku Dhawaaqay Xiliga Diiwaan Galinta Codbixiyaasha Laga Bilaabi Doono Dalka
Hargeisa 9/3/2015(SDN/QJ)komishanka doorashooyinka somaliland ayaa maanta ku dhawaaqay in dib loo adhigay doorashooyinkii ku mudaysna aa 26/juun ee sanadka 2015ka iyagoo sheegay in bisha julay ee sanadkan la bilaabi doono diiwan galinta cod bixiyayaasha iyagoo shegay in mudo ila 9bilaada loogu diyaar garoobi doono doorashooyinka madaxtooyada iyo wakiilada geesta kale xisbiyada mucaaridka ayaa madshaasi laga…
