Webmaster

    Madaxweyne Siilaanyo Oo Degreeto Kusoo Saaray Xafiiska Diiwaanka Zekeda Xeerkii Lagu Maamuli Lahaa Iyo Masuuliyiintii Hoggaamin lahayd

    Hargaysa:Mar,08,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo, ayaa degreeto madaxweyne Xalay kusoo saaray sharciyadii lagu maamuli lahaa Xafiiska Diiwaanka Sekeda oo aan hore u jirin iyo ciddii gacanta ku haynaysayba. Madaxweyne Siilaanyo waxa uu xafiiskan u magacaabay Saddex Masuul oo kala sarrayn doona, waxana uu degreetadiisa ku caddeeyey midkastaaba shaqadiisu waxa ay noqon doonto. Masuuliyiinta xafiiskan loo magacaabay, ayaa dhammaantood…

    Read More

      “Markii aynu is raacnay, waxa is raacay Somaliland iyo Soomaaliya,Magacii Lumay ee Somaliland Iyo Somalia ayaa Maanta Soo Noqday” Dardaarankii Cigaal

      Hargeysa 08.March (SDN/QJ) Qabyaaladdu waa dillaaga qaranimadda, caddaalada iyo sinaantuna waa tiirka ugu muhiimsan ee kor u haya jiritaanka qaranka. Haddii garsoorku dheeliyo, sinnaani ma jirayso, haddii taa la waayo oo qabyaaladu ka saraysana, wadaaga iyo wax wada lahaanshuhu way burburaan, waayo, cid baa sharcigii ka saraysa. Haddaba waxa Shabakada Qurbejoog.com qormadan idiinku soo gudbinayaa,…

      Read More

        Farriinta Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Xuska Maalinta Haweenka ee 8 March

        Hargeysa 08.March (SDN/QJ) Labaatan sanno ka hor, markii uu caalamku isugu yeedhayay shirweyne lagaga hadlayo xuquuqda haweenka, colaaddii lagu baaba’ay ee Yugoslavia-dii hore ayaa keentay in si mudnaan leh loogu soo jeesto kufsiga iyo dembiyada kale ee dagaallada ee loo geystay dadka rayidka ah ee halkaa joogay. Labaatan sanno ka dib, iyadoo weli kooxaha xagjirka…

        Read More

          “Anigu Waxaan ku Talin lahaa In La Hakiyo Wada Hadalada Somaliland Iyo Somalia” C.laahi Geel Jire

          Hargeysa 08.March 2015 (SDN/QJ) Wasiirkii hore wasaarada kaluumaysiga iyo khayraadka bada Somaliland Md:Cabdilaahi Jaamac Cismaan ( Geel-Jire), ayaa soo jeediyey in la joojiyo wada-hadalada Somaliland iyo Somaliya inta ay soo dhex-galayso beesha caalamku oo la helaayo dawlado si dhex ah u dhagaysta dooda labada dhinac, waxaana uu taa badelkeeda sida oo kale uu soo jeediyey…

          Read More

            Dawlada Somalia oo uu Shiinuhu Ku Caawinayo Diyaaradaha Drones-ka

            Muqdisho 08.March (SDN/QJ)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in markii ugu horreysay la siinayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee loo yaqaanno Drones-ka si ay ugu isticmaasho dagaallada ay kula jirto Al-shabaab.   Afhayeenka wasaaradda amniga gudaha Somalia, Maxamed Yuusuf ayaa u sheegay wakaaladda wararka Shiinaha ee Xinhua in dowladda Somalia la siinayo markii ugu horreysay diyaaradaha…

            Read More

              R.W. Cumar oo kulamo kula qaatay Dhuusamareeb Odayaasha dhaqanka iyo maamulka gobolka

              Dhuusamareb March 7, 2015 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin, Wasiirka Arrimaha Gudaha, Wasiirka Qorshaynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Wasiir dowlaha xafiiska R.W, Wasiiru dowlaha Amniga, xubno kamid Baarlamanka Soomaaliya iyo Siyaasiyiin kasoo jeeda gobolada dhexe ayaa maanta soo gaaray magaalada…

              Read More

                Magaca Sarkaal Shabaab Katirsan Oo Lagu Soo Bandhigay Dhuusa Marreeb Iyo Muran Ka Taagan Hannaankii Loosoo Qabtay

                Dhuusa-mareeba:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Sarkaal katirsanaan jirey Ururka Al-shabaab, ayaa Maanta Ciidanka Dowladda Somaliya ee ku sugan Magaalada Dhuusa Mareeb soo bandhigeen, waxana la sheegayaa inuu iskii isku soo dhiibay. Sarkaalka oo lagu magacaabo C/laahi Axmed Muxumed, ayaa waxaa xalay lagu qabtay deegaanka Madheedhgur ee Gobolka Galgaduud, xilli uu la socday gaadhi ka yimid dhinaca Degmada Ceeldheer, kuna sii…

                Read More

                  “Laba qof oo kasta oo wada shaqeeya oo isjecel Xasad iyo xaasid ayey leeyihiin, dad baana jira Warka inta xun uun ka shaqeeya iyo…..”Wasiirkii Hore ee Maaliyadda

                  Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa Maanta markii ugu horraysay Si Faahfaahsan uga warramay Xidhiidhka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Siilaanyo oo ay saaxiib dheer soo wada ahaayeen, waxana uu ku dheeraaday Marxalado kala duwan oo ay soo wada Mareen. Wasiir Samaale oo maanta ka Hadlay munaasibad uu xilkaas ku wareejinayey…

                  Read More

                    Daawo:Wasiirka Maaliyada Oo Maanta Xilkii Wareejiyey Iyo Wasiiradii Somaliland Dul Xoonsanaa Iyo Weedhihii Maanta Halkaasi Ka Jeediyey

                    Hargeisa 7/3/2015(SDN/QJ)Munaasibad baladhan oo ay  xilalka kula kala waregaayey  wasiirka cusub maaliyada samsam cabdi iyo wasiirkii hore maliyada c/casiis maxamned samaale ayaa maanta ka dhacday  hoolka shirarka ee wasarada arimaha gudaha munaasibadani oo ay ka soo qayb galeen xubno wasiiro ah xildhibaano salaadiin saraakiisha ciidanka qaran iyo waliba martisharaf  badan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                    Read More

                      Waxqabadka Dawladda Somalia ee Toddobaadka Oo Lasoo Saaray iyo Wada-hadalladii Burburay Ee Turkiga Oo Lagu Soo Daray

                      Mogadishu: Mar,07,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia, ayaa soo waartay qoraal dheer oo lagu sheegay inuu yahay waxqabadkii xkuumadda ee Toddobaadkii ina dhaafay, iyadoo arrimaha ugu waaweyn ee waxqaadkaas lagaga warramayna ay kamid yihiin Wada-hadaladii burburay ee Somaliland iyo Somalia. Qoraalka oo uu soo saaray Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa lagaga warbiyey  Dowladda…

                      Read More

                        Wasiir Samaale Oo Xilwareejintiisii Maanta Kaga Hadlay Halka Laga Qaniinay, Daahana Ka Qaaday Halka uu ku Dambaynt Doono Hakiisii Siyaasadeed

                        Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxaed Samaale, ayaa Maanta xilkii wasaaradaas si rasmi ah ugu wareeyey Wasiirka cusub ee wasaaradaas dhawaan loo magacaabay Marwo Samsam Cabdi Adan. Munaasibad si heer sare ah lloo soo agaasimay oo lagu qabtay xarunta wasaaradda Arrimaha Gudaha, ayaa waxa kazoo qaybgalay Wasiirro ay Mudane Samaale saaxiib dhaw ahaayeen,…

                        Read More

                          “Madaxweyne Xasan Sheekh markuu na dirayey waxa u na yidhi waxan Madaxweyne Siilaanyo ku idhi Kursigayga Haddii Midnimadii Somalia lagu helayo waa iga diyaar…..”Wasiir Maareeye

                          Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka Iyo Dalxiiska Dawladda Federal-ka Samalia Maxamed Cabdi Xayir(maareeye)ayaa si qoto dheer uga Hadlay Wada-hadalladii fashilmay ee Dhawaan ka dhici lahaa Dalka Turkiga oo kamid ahaa Waftigii Somalia Halkaas u wakiillatay. Wasiir Maareeye oo u warramay Idaacadda Dawladda Federal-ka ah, ayaa kaliya Guul ku tilmaamay in labada dhinac wada Hadal iskugu yimaadaan,…

                          Read More

                            Xiisaha Maanta Ee Xil-wareejinta Wasaaradda Maaliyadda Iyo Samaale Oo Laga Sugayo Inuu Saro Siraha Diidmadiisa Xilka Waxbarashada

                            Hargeysa:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Maanta  oo ay Bisha March Tahay 6-da, waxa loo ballasan yahay inuu wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale uu wareejiyo xilka wasaaradaas, isagoo ku wareejin doona Wasiir Zam Zam Cabdi Aadan oo uu diiday inuu wasaaradda laga soo beddelay qabto. Xil-wareejintan ayaa ah arrinta ugu xiisaha badan ee waddanka laga hadal hayo, waxana…

                            Read More

                              Jilaa Caan ka Ahaa Hollywood-ka Oo Ku Dhaawacmay Shil Diyaaradeed

                              Los Angles:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Jilaaga caanka ah ee sameeya Aflaanta Shirkada Hollywood Harrison Ford, ayaa ku dhaawacmay shirl diyaaradeed oo uu gacantiisa ku galay. Jilaagan ayaa la dhigay Cisbitaal ku yaalla Magaalada Los Angles, waxana la sheegayaa in lala tacaalayo xaaladiisa caafimaad ee xilligan. Harrison Ford oo 72-jir ah ayaa duuliye ahaa muddo badan, waxaana uu mar walba…

                              Read More

                                Akhri Natiijada Xukun Maxkamad Islaami ahi Ku Ridday Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore Ee Maamulka Puntland

                                Taleex:Mar,07,2015(SDN/QJ)-Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Maamul-goboleedka Puntland Gen. Cabdisamad Cali Shire, ayaa ay maxkamad islaami ahi ku ridday xukun ah inuu masuul ka yahay khasaaraha ka dhashay Dagaal ciidamo uu watay Ku laayeen Dad Shacab ah Deegaanka Taleex. Maxkamaddan oo ay gacanta ku hayeen Wadaado dhinacyo arrintani ku dhaxaysay Kalsooni siiyeen, ayaa sheegtay  in falkii ka dhacay…

                                Read More