Uncategorized

Daawo:Wasiirkii Hore Boosaha Iyo Isgaadhsiinta Somaliland Oo Xukuumada Somaliland Ku Dhaliilay Inay Tahli Wayday Furida Xuduudka Somaliland Iyo Djabuuti Oo Maalintii Sadexaad Xidhan

boosaha

Hargeisa 23/2/2015(SDN/QJ)Wasiirkii boosaha iyo isgaadhsiinta  somaliland  ayaa maanta ka hadlay xuduudka somaliland iyo jabuuti  oo maalintii sadexaad  isagoo sidoo kale ka hadlay  xaalad biyo la,aaneed  oo ka jirtay  magaalada saylac

https://www.youtube.com/watch?v=5xdYpFOYIyQ

Hargeisa SDN/QJ

Concat2Somalidiasporanews.com