Tirada Guud ee Dacwadaha Sannadkii Tegay soo galay Maxkamada Gobolka Maroodijeex,Ciqaab iyo Madani Kee Badan?
Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Maroodi-jeex Cabdirashiid Maxamed Maxamuud (Duraan), ayaa soo saaray Tirakoobkii Dacwadihii iyo Dakhligii soo galay Maxakamaddaha hoose ee Gobolka Maroodi-jeex sanadkii 2014-kii, waxaanu ku sheegay in ay soo galeen 5,921 Dacwadood kuwaas oo isugu jiray Madani iyo Ciqaab. Sidoo kale, Guddoomiye Duraan waxa uu sheegay Dacwadahaas inay ka…
