Webmaster

    Dood Baarlamaanka Ingiriisku Yeeshay Aqoonsiga Somaliland lagu soo hadal-qaaday

    London, 01.Feb 2015  (SDN/QJ)- Xildhibaan ka tirsan baarlamaanka Ingiriiska ayaa ku baaqay inay muhiim tahay dhegeysiga Dalabka shacabka Somaliland ee ku aadan madaxbanaanida dalkooda, una qalmaan in lagu taageero dedaalada ay ugu jiraan horumarka. Mr. Stephen Doughty oo ah xildhibaan ka tirsan xisbiga Shaqaalaha oo warbixin ka jeedinayey dood baarlamaanku yeeshay Khamiistii doraad, ayaa isbarbar-dhig ku sameeyey…

    Read More

      Ma dhabaa in Dawladda Itoobiya Diidday soo-dhiibista Suldaan Wabar?

      Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Warar ay faafiyeen warbaahin fadhigeedu yahay magaalada Paris ee dalka Faransiiska, ayaa lagu sheegay in Dawladda Itoobiya ku gacan-saydhay codsi ay Somaliland ugu gudbisay inay ugu soo gacan-galiso Suldaan Abubar Wabar oo dhaq-dhaqaaqyo ammaanka Somaliland ka dhan ah ka wada xuduudka u dhexeeya labada waddan. War lagu daabacay Jariiradda Indian Ocean…

      Read More

        Xukuumada Somaliland oo Midowga Yurub ka dalbatay inay ka taageeraan Ciidanka Ilaalada Xeebaha iyo la dagaalanka argagixisada

        Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa weydiisatay Midowga Yurub taageero dheeraad ah oo loo fidiyo Ciidanka Ilaalada Xeebaha si awood buuxda loogu helo la-dagaallanka dambiyada ka dhaca badda. Wasiirka Arrimaha Gudaha Md. Cali Maxamed Warancade iyo Taliyaha Ciidanka Ilaaladaha Xeebaha Adhmiral Axmed Aw Cismaan Cabdi oo kulan magaalada Hargeysa kulan kula yeeshay taliyaha hawlgelinta…

        Read More

          Hargaysa Garoomo Qaab Casri ah loo dhisay oo Hargaysa ku Soo Kordhay iyo Muuqaalkii u Danbeeyay DAAWO

          Hargaysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Xaaji Cabdi Kariin Xuseen Cabdi Waraabe oo ay weheliyaan Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga, Agaasimaha Guud ee Wasaarada Ciyaaraha ayaa ka qayb galay Furitaanka Laba Garoon oo hab casri ah loo dhisay kuwaas oo laga hirgaliyay Degmada Axmed Dhagax ee Caasimada Hargaysa gaar ahaan…

          Read More

            Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland Oo Kala Diray Gudiddii Horumarinta Ciidagale, Xukuumaddana Ka Dalbaday In Ciddii Magaca Guddida ku Hadasha La Xidho

            Hargeysa 01.Feb 2015 (SDN/QJ)- Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir Suldaan Cabdillaahi oo Ay Weheliyaan Cuqaasha iyo madax dhaqameedka Ardaayada beelaha Ciidagale ayaa manta Magaalada Hargeysa Kaga Dhawaaqay Inuu kala diray Guddidii Horumarinta beelaha Ciidagale oo Muddo dhaafay. Suldaanku waxa uu sheegay in immika wixii ka dembeeya ay talada beeshu gacanta ugu…

            Read More

              “ Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Madaarka Cigaal wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay ” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland.

              Hargeysa 01.Feb 2015  (SDN/QJ )- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa  kormeer ku samaayey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal. Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ay Wehelinayeen Wasiiradda Wasaaradaha Duulista iyo Hawadda, Maaliyadda, Gaashaandhiga Xidhiidhka Golayaasha, Hawlaha guud iyo Xildhibaano ka tirsan Mudanayaasha…

              Read More

                Wasiirka Caafimaadka oo dhagax dhigay Mashaariic laga Hirgalinayo Gobolka Sanaag DAAWO

                Ceerigaabo 31.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Somaliland Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye oo Kormeer ku Maraya Deegaamo ka Tirsan Gobolka Sanaag ayaa Mashaariic kala duwan Xadhiga ka jaray . Wasiir Saleebaan Ciise Axmed Xaglo Toosiye ayaa Waxaa Kormeerkiisan ku Weheliya Agaasimaha Guud ee Wasaarada Caafimaadka Isu duwayaasha Gobolada Somaliland ee Wasaaradda Caafimaadka.

                Read More

                  Dib u dhac ku Yimid Ansixintii Golaha Cusub ee Wasiirada Somalia iyo Dalabka Rayal Wasaaraha

                  Muqdisho 31,Jan 2015  (SDN/QJ) Iyadoo maanta oo Sabti ah la filayay in kalsoonida loo qaado xukuumadda cusub ee Soomaaliya ayaa wararka soo baxaya waxay sheegayaan inay dib u dhacday ansixinta xukuumadda, isla markana ra’iisul wasaaraha Somalia uu muddo dheeraad ah weydiisanayo baarlamaanka. Wararka ayaa intaas ku daraya in ra’iisul wasaaraha Soomaaliya uu u gudbinayo baarlamaanka…

                  Read More

                    “Xukuumadan Waxaan Leeyahay Waar Booliskuna Booliskii Aynu Naqaanay Maaha, Dhalinyaraduna Dhalinyaradii Aynu Naqaanay Maaha..” Suldaan Maxamed C.qaadir

                    Hargeisa, 31 Jan 2015 (SDN/QJ)-Suldaanka Guud ee salaadiinta Somaliland Suldaan Maxamed Cabdiqaadir ayaa shalay ka hadlay  Munaasibad uu goob joog ka ahaa oo ahayd xilwareejin ay lahayd dalada  sonyo, ayaa ka hadlay rasaas ciidanka boolisku ku fureen  dhalinyaro kubad ku ciyaaraysay garoonkaa Maxamuud Axmed Cali oo sababtay dhimashada hal wiil iyo dhaawaca mid kale, dhalisayna…

                    Read More

                      Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo maanta Kormeer Indho Indhayna Ku soo Maray Garoonka Diyaaradaha Ee Cigaal Eripot Ee Magaalada Hargeisa

                      Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Oo kormeer ku sameeyey bilowga dhamaystirka Wajiga labaad ee balaadhinta Dhabada dayuurahadaha ee Madaarka Cigaal Runtii waxaanu maanta aad ugu faraxsanahay in balaadhintii gagada diyaaradaha Madaarka Cigaal wajigii u danbeeyay maanta la bilaabay ” Madaxweyne ku xigeenka Somaliland. Xukuumadduna ay kharash weyn bixisay, sadex bilood gudahood aanu ku tallo jirno in Garoonka…

                      Read More

                        Daawo:Safiirka Talyaniga U Fadhiya Somalia iyo Somaliland Magaalada Nayrobi Oo Markii ugu Horaysay Soo Gaadhay Hargeisa Iyo Kulan La Filayo Maalinta Barito Ah la Yeesho Madaxwayne Siilanyo

                        Hargeisa 31/1/2015(SDN/QJ)wasiir ku xigeenka wasarada arimaha dibada somaliland ayaa maanta markii ugu horaysay magalada hargeisa ku soo dhawweeyey safiirka talyaaniga u fadhiya nayrobi somaliland iyo somalia https://www.youtube.com/watch?v=izOL-DmCJdg Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Aragtida Wasiirkii Hore ee Arrimaha Dibada Somaliland ee Booqashada Muqdisho eee Erdogan

                          Hargaysa 31.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar, ayaa ka hadlay booqashada uu Madaxweynuhu Turkiga Recep Tayyip Erdogan toddobaadkii hore ku tagay magaalada Muqdisho ee dalka Somaliya iyo weliba sida uu u saamayn karo wada hadalada Somaliland iyo Somaliya. Dr. Maxamed, oo uu u waramay Wargeyska Geeska Afrika, ayaa wuxuu…

                          Read More

                            Human Rights Watch oo Warbixinteedii Sannadlaha ahayd ku soo dartay Wargayska Haatuf

                            Hargeysa 31,Jan 2015 (SDN)-Hay’adda Human Rights Watch ee ilaalinta xuquuqda bini-aadamka ayaa toddobaadkan soo saartay warbixintii sanadlaha ahayd ee caalamiga ah, waxaana warbixinta ka dhex muuqda arrimo khuseeya Somaliland oo dhacay sannadkii 2014. Warbixinta sannadka 2015, waxa ay HRW dhinaca Somaliland kaga hadashay xadhigii iyo xayiraadii Wargeyska Haatuf iyo weliba xukunkii lagu riday guddoomiyaha Haatuf …

                            Read More

                              Breaking down stereotypes to build stronger schools

                              EAU CLAIRE — Just hours after a terrorist group’s attack on a satirical newspaper in Paris earlier this month, nine future teachers sat with a group of Somali community elders in Minneapolis discussing the relationship between Islam and terrorism. Mai Lee Kha of Hatley was among the University of Wisconsin-Eau Claire education majors participating in…

                              Read More

                                FBI’s Seattle Somali community outreach programs targeted for spying, reports say

                                An FBI community outreach program in Seattle received orders to gather intelligence on the Somali community, according to reports released this week by the Brennan Center for Justice at New York University School of Law and the Star-Tribune in Minneapolis. Seattle was one of six cities targeted in a 2009 plan to use the FBI’s community outreach programs to gather intelligence on…

                                Read More