Webmaster

    The Somalis are our brothers too

    Let’s embrace our fellow Africans because we can learn a thing or two from them, writes Victor Kgomoeswana. Johannesburg – Do you know what supermodel Iman Abdulmajid, musician K’naan, who gave us the World Cup 2010 theme song, Waving Flag, author, writer and activist Ayaan Hirsi Ali and Olympic double-gold medallist runner Mo Farah have…

    Read More

      UW-Eau Claire program helps students learn about Somalis

      Just hours after a terrorist group’s attack on a satirical newspaper in Paris last month, nine future teachers sat with a group of Somali community elders in Minneapolis discussing the relationship between Islam and terrorism. As the elders expressed their anger and frustration that their religion had again been used to justify violence and shared…

      Read More

        Arbacaay iyo eedaha nolosha!! (Qormo sheekeed)

        Sidii caadiga ahaydba daabbaddii qarsooneyd ee xalay la duushay ayaa dib ugusoo dajisay ifkan uu dulmigu yaal yaal. Waaga soo guduudatay iyo ileyska gantaalaha ifaya dhulka guudkiisa kusoo gamay ayaa u gacan haatiyay daabaddan si ay ulasoo haaddo oo usoo hayaamiso ruuxdii ay xalay iga dawaafisay. Had iyo goorba markuu gabalku damo oo gudcurku dhulka…

        Read More

          “Haddii Qaran Heshiis Galo Hubka Meel la Wada Dhigo Halis Ma Laha Kaaruhu Haw Yari ku Daawada” Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

          Hargaysa 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Waxay ahayd Marxalad adag ,iyo Dhaxalkii Dagaalada dib u xoraynta Waddanka, Waxaa Degsiimo kasta oo ka mid ah Degelada Somaliland ka Jiray Kooxo Maleeshiyo Beeleedyo ah oo Halis ku ahaa Amaanka iyo Xasiloonida dalka. May Jirin Cid ay ka amar qaataan marka laga reebo Cida Hogaamisa,Wax dan ah kamay Lahayn nabada,Mudadii…

          Read More

            Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga Wadani C/raxmaan (Ciro)Ayaa Maanta Ugu Hanbalyeey Xuska Maalinta Ciidanka Qaranka Somaliland

              Hargeisa 2/2/2015(SDN/QJ) Gudoomiyaha golaha wakiilada ahna gudoomiyha xisbiga mucaaridka ee wadani c/raxmaan maxamed c/laahi  ayaa maanta 2 feb ugu hanbaleyey  xuska aasaskii ciidanka qarana somaliland oo maantoo kale  loo dabaal dego xuska maalinta ciidanka qaranka somaliland isagoo gudoomiyuhu ugu habalyeey  in ilaahay sanadkaa sanadkiisa gaadhsiiyo basbashiyo barwaaqo  iyaga iyo caruurtooda ooriyahooda sidoo kale gudoomiya…

            Read More

              Daawo:Boobe Yuusuf Ducaale Ka Tacsiyadeeyey Dawlada Somalia Iyo Umada Afka Soomaliga Ku Hadasha Geeridii Hilawle Oo lagu Aasay Muqdisho

              Hargeisa 2/2/2015(SDN/QJ)boobe yuusuf  ducaale ayaa maanta umada afka somaliga ku hadasha  iyo waliba dawlada somali ka tacsiyadeey geeridii alle ha u naxariistee ku timid abwaan hilawle oo ku geeriyooday  magaalada muqdisho  isla  halkasna lagu aasayo http://www.youtube.com/watch?v=-jTmwbicb7U Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Daawo:Aniga Waxa La Iga Raacay Go,aankii Aan Hubaal Ku Fasaxay.Garsoorka Somaliland Wuxuu U Baahanyahay Madax Banaani Sida Garsoorada Aduunkuba U Madax Banaan Yihiin “Garsorihii Shaqada Ku Waayey Xayirad Ka Qadidii Hubal Mr Xuseen

                Hargeisa 2/2/2015(Garsoorihii Ku Dhawaaqay Go,aankii Xayirada Lagaga Qaaday Wargayska Hubaal Oo Maanta Saxaafada La Hadaly Ayaa shaaca ka Qaaday sababihii shaqada  laga eryey  isagoo sheegay  in garsoorka somaliland uu u baahanyahay madaxbanaani http://www.youtube.com/watch?v=f8UJEvq__ww Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  Daawo:Wasiirka Ganacsiga Somaliland Oo Maanta Hor Tagay Gudida Joogtada Ee Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Warbixintii Uu Ka Hor Jeediyey

                  Hargeisa 2/2/2015(SDN/QJ)wasiirka ganacsiga somaliland ayaa maanta warbixin kooban oo gudida joogtada ah ee golaha wakiilada somaliland  iasgoo markii kulankaasi soo dhamaaday  ayuu saxafad uga warbixiyey  waxii ay gudida ka soo wada hadleen isagoo ugu ganacsada  inay jabiyaan qiimaha shidaalka oo hoos u dhacay http://www.youtube.com/watch?v=KPPQhNj9xqo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Xukuumada Somaliland oo La Wareegtay Hubkii Saarnaa Markab dhawrkii Cisho ee u danbeeyay Berbera DAAWO

                    Berbera 02.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa Maanta daboolka ka qaaday in Xukuumada Somaliland ay la degtay Shixnadii Hubka ahayd ee Saarnayd Markab dhawrkii Cisho ee u danbeeyay ku xidhnaa Dekeda Magaalada Berbera. Hubkan ayaa Markabka laga Dejiyay Habeenkii Xalay Ilaa iyo haatana ma jirto Cid si…

                    Read More

                      Daawo jaaliyada DDSI ee London oo taageeray xuquuqda haweenka loo ogolaaday + taageero u muujiyay madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar

                      London Feb 02,2015(SDN/QJ)-Jaaliyada ka soo jeeda degaanka Soomaaldia Itopiya ayaa kulan ku yeeshay woqooyiga London. Kulankaani ayaa ahaa mid lagu taageeraayay hadalki ka soo yeeray dowlada deganka kaas oo ahaa in haweenka 100kiiba 40% loo ogaalaaday inay ka mid noqdaan dowlada. Sidoo kale kulankani ayaa lagu taageeraaay dowlada haatan jirto ee uu hogaamiyo Cabdi Maxamuud Cumar….

                      Read More

                        Monthly Round-Up of NUSOJ Press Freedom Monitoring

                        21 January,2015: Puntland authorities briefly arrested Hussein Yasin, Editor of Shacabkamedia website in the administration’s capital in Garowe. Puntland authorities did not comment the reasons behind the arrest, but many journalists believe he was arrested for his critical reporting against the administration. 17 January,2015: Unknown assailants hurled two hand grenades to the premises of Radio…

                        Read More

                          Wasaarada Warfaafinta oo ka tacsiyeysey geeridii Kadare

                          Mogadishu, Feb 2015(SDN/QJ)- – Sii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta, Mudane Mustafa Sheikh Cali Dhuxulow ayaa ka tacsiyeeyey geeridii Dr Xuseen Sheekh Axmed Kadare oo saakay ku geeriyooday Muqdisho. Wasiirka ayaa yiri “Anigoo ku hadlaya magaca dowladda, kan Wasaaradda Warfaafinta, kan dhammaan shaqaalaha wasaaradda, kan bahda saxaafadda iyo suugaanleyda dalka iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed waxaan leenahay…

                          Read More

                            Hubkii Saarnaa Markabka Dekedda Berbera Taagaan Oo Xalay La Dejiyey Iyo Faahfaahin dheeraad ah Oo Laga Helay Noocyada uu Ka Kooban Yahay

                            Berbera:Feb,02,2015(SDN/QJ)-Waxa xalay goor dambe la dejiyey Gebi ahaanba Hubkii saarnaa Markabka muddada laga hayey Dekedda Magaalada Berbera sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen ilo xogogaal ahi. Xogahaha aanu hayno ayaa intaas ku daraya in wada  tashi dheer oo saraakiisha ammaanka xukuumada Madaxweyne siilaanyo, ay go’aamiyeen inay hubkaas dejiyaan, maadaama uu muddo dheer halkaas ku xanibnaa. War …

                            Read More

                              Akhri Taariikh-nololeedka Xuseen Kadare Oo Shalay Geeriyooday

                              Muqdisho:Febo,02,2015(SDN/QJ)-Xilli ku beegan Soddomeeyadii qarnigii 20-aad ayuu Xuseen Sheikh Axmed Hilowle ku dhashay Miyiga Tuulada Maxamed Saciid oo ka tirsan degmada Cadale ee gobalka Shabeelada Dhexe, dugsiga quraankana halkaas ayuu ka dhammeeyay, isagoo markaas ka dibna ku biiray Ardayda Cilmiga diinta ka raacata Masaajidda ee Xerta loo yaqaan. Isagoo kuray ah ayuu magaalada Xamar soo…

                              Read More

                              Saxiibayaal Waa Jaahuur oo Idin Leh Soo Noqosha Wanaagsan Iyo Patriots oo Hantidey (Super Bowl XLIX) Markii Aay 28-24 Ku Khaarijisey Seahawks. By Jaahuur.

                              Arizona-Feb-01-2015-(SDN-QJ) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qadaneynaa Patiriots oo ku guuleysatey Super Bowl XL1X markii aay Seahawks ku khaarijisey 28-24. Ciyaartan oo runtii ahayd ciyaar mucjisa ah ayaan waxba la isu reeban waxaana ka soo qeybgaley dadweyne kor u dhaafey 70,000 iyo dabcan taageerayaasha labada dhinac. Ciyaartan oo bilogeedii u muuqatey in qolana goolasha…

                              Read More

                                Masar Oo Sii Daysay Wariye Reer Australia Ah Oo Al-jazira u Shaqaynayey Iyo Laba Kale Oo Wali xidhan

                                Cairo:Feb,01,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Masar ayaa la sheegayaa inay sii daysay Wariye Peter Greste oo kamid ahaa saxafiyiintii u shaqeyneysay taleefishinka Aljazeerak, muddo bandanna ku xidhnaa Halkaas. Greste oo hore ugu shaqeyn jirey BBCda una dhashay dalka Australia ayaa loo duuliyay dalka Qubrus,isagoo ku xidhnaa xabsiyada dalka Masar tan iyo December 2013 laguna eedeeyay in u faafinayay…

                                Read More

                                  Xubin Kamid Ah Golaha Wasiirrada Cusub Ee Somalia Oo Ka Cudurdaartay Kasii Mid ahaanshaha Xukuumadda Cusub Iyo Sababta Uu U Diiday

                                  Muqdisho:Feb,02,2015(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan warar hoose oo laga helayo madaxtooyada Somalia, Fahad yaasiin oo dhawaan Ra’isal wasaare Sharma’arke u magacaabay  Wasiirka Dekedaha iyo Gaadidka Badda, ayaa ka cudurdaartay inuu xilkaas qabto. Fahad Yaasiin Xaji Dahir oo ku magacaban Wasiirka Wasaaradda Dekedaha & Gaadiidka Badda lana magacabay January 27, 2015 uu hadda iska diiday ama ka cudur…

                                  Read More