“Author Archive”
Stories written by akguled

Xubno Cali Khaliif Hogaaminaayo Oo Maanta Dubai Ku Wajahan Iyo Bilowga Wada-hadal U Dhaxeeya Xukuumada Iyo Khaatumo

Dubai 02. October 2016 (SDN/QJ):- Xubno uu hogaaminaayo Cali Khaliif isla markaana ah xubnaha kooxda khaatumo u matalaya wada-hadalka xukuumada Somaliland ay la galayaan ayaa lagu wadaa in maanta ay gaadhaan Dubai oo uu ku sugan yahay waftigii Madaxweynaha Somaliland. Wada-hadal u dhaxeeya Xukuumada Somaliland iyo kooxda Khaatumo oo ay kala hogaaminayaan Madaxweyne Siilaanyo iyo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Wasiirul Dawlaha Macdanta iyo Tamarta oo Kormeer ku soo Maray Mashaariic Xukuumadu ka Wado Gobolka Daad Madheedh DAAWO

Oodweyne 02.October 2016 (SDN/QJ):-Wasiir Dawlaha Macdanta iyo Tamarta Somaliland ayaa Kormeer Shaqo Waxa uu ku Soo Maray Mashaariico kala Duwan oo Xukuumadda Somaliland ka Wado Deegaano ka Tirsan Gobolka Daad Madheedh.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaarka Berbera, Haamaha Shidaalka Iyo Warshadda Sibidhka Oo Noqday Qaybta Ugu Dambaysa Mashaariicda Xukuumadda Siilaanyo Rabto Inay Ku Faasaxdo Imaaraadka

Hargaysa 02. October  2016 (SDN/QJ):- Iyada oo maalmihii ugu dambeeyey waftigii Madaxweyne Siilaanyo ee ku sugnaa waddanka Isu-tagga Imaaraadka Carabtu kulammo gaar gaar ah la lahaa masuuliyiin xukuumadeed, madax ka tirsan shirkadda DP-World ee dhawaan xukuumaddu heshiiska rasmi ah la saxeexatay iyo ganacsato kale ayaa la sheegay in lagu soo qaaday mashaariic dhawr ah oo […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Musdambeedka Musharraxa Kulmiye Oo Kulan Codsi Taageero Ah La Yeeshay Xildhibaano Iyo Siyaasiyiin Kasoo Jeeda Degmada Axmed Dhagax & Shuruuda ay Hor dhigeen

Hargaysa 02. October  2016 (SDN/QJ):- Warar hoose oo wargeyska Foore soo gaadhay ayaa shaaca ka qaaday in Khamiistii aynu soo dhaafnay ay guri kuyaala Magaaladda Hargeys kulan Qado ah kuyeesheen koox Musdabeed siyaasadeed u ah Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Masuuliyiin iyo Siyaasiyiin ka soo jeeda Xaafadda Axmed Dhagax,kuwaasi oo la […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Hargaysa:Askar Katirsan Waaxda Dab-Demiska Oo Muddo Dheer Jeelka Ka Caweynaysa Iyo Qaar Kale Oo Shaqadii Laga Caydhiyey

Hargaysa 02. October  2016 (SDN/QJ):- Ugu yaraan saddex askari oo katirsan ciidamada dab-demiska Somaliland, ayaa xabsiga la dhigay, waxana shaqadii ay hayeen laga caydhiyey saddex kale, kuwaas oo xadhigooda iyo caydhintooda ay warar kala duwani kasoo baxayaan.   Sida ay sheegayaan wararka soo gaadhaya wargeyska Hubaal ee ku saabsan ciidamadan katirsan dab-demiska Somaliland, waxa uu […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Madaxweyne Siilaanyo Oo Saxeexay Heshiis Ay Dawladda Imaaraadku Saldhig Ciidan Kaga Dhisanayso Magaalada Berbera, Buqcadda Saldhiga Noqon Doonta Oo La Qorsheeyey Iyo Ganacsade Caan Ah Oo Qayb Dhulkiisa Ah Lacago Loogu Beddelo Doono

Dubai 02. October 2016 (SDN/QJ):- Warar cusub oo ku saabsan waftigii uu hoggaaminayey madaxweyne Siilaanyo eek u sugnaa dalka Imaaraadka carabta, ayaa soo baxaya, kuwaas oo ku saabsan saxeexyo xaasaasi ah oo ay waftigu qalinka duugeen. Xogaha ku saabsan dhaqdhaqaaqyada waftigan ee soo gaadhaya wargeyska Hubaal, ayaa sheegaya in madaxweynaha iyo waftigiisu la kulmeen saraakiil […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Tababarayaal Kubada Cagta ah oo Eedaymo Culus u jeediyay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Cayaaraha Somaliland DAAWO

Hargaysa 02.October 2016 (SDN/QJ):- Xubno ka mid ah Tababarayaasha Kubada Cagta ayaa dhaliil xoogan u soo Jeediyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dhallinyaradda,Ciyaaraha iyo Dalxiiska Waxay tababaraayaashani sidoo kale Saluugeen Qabashada Wareegii u danbeeyay ee Tartanka Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo Wasaarada Ciyaaruhu Iclaamisay inay qabanayso dhamaadka Bishan October ee aynu ku guda Jirno

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Shacabka Somaliland oo Baafinaya Meel uu Hanti Dhawrkii Qaranku Jaan iyo Cidhib dhigay

Hargaysa 02. October  2016 (SDN/QJ):- Shacabka Somaliland ayaa baafinaya hanti dhawrkii guud ee qaranka Maxamuud Aw Cabdi (dheere) oo tan iyo intii la magacaabay aan lahayn isaga oo ka shaqaynaya adeegyadii loo diray ee uu shacabka u hayey. Mudane Maxamuud Dheere ayaa ku mashquulsan tamashlaynta Berbera iyo daawashada saraha dhaadheer ee Hargeysa sidoo kale waxa […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Sirta Ka dambaysa Godka yare ee Furka Qalimaanta (Xogta Dahsoon) DAAWO

Hargaysa 02. October 2016 (SDN/QJ):- Barnaamijkeenan waxaynu ku soo qaadaynaynaa sida uu furka qalinku u noqon karo dilaa iyosida afkiisa hore ee godan uu u badbaadiyey kumanaan caruurteena ka mid ah.

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »

Mas Cideedka Wasaarada Duulista Oo Su,Aalo Mixnadaysan Ku Boobay Masuul Ka Tirsan Xukuumada Somaliland

Hargaysa 02. October  2016 (SDN/QJ):- Mascideed lagu soo Barbariyay wasaarada duulista Somaliland ayaa xilligan shaqadii qaranka ka Hayay kaga mashquulay Aflagdaaynta, Hagardaamaynta iyo Xajiimaynta Horumarka xukuuumada Somaliland, xilli ukamid Yahay dawlada Afhayeenka Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland Ismaaciil Cali Axmed waa masuulka wasaarada duulista Hawada uu qaabilsan dhinaca xidhiidhka Saxaafada iyo dadweynaha, waxaa si Nidaamka,  […]

Posted in Wararkii ugu Dambeeyay | Read More »