Webmaster

    Maayarka Caasimadda Oo Cadho Kaga Soo Noqday Xarunta Guddida Doorashooyinka Iyo Muran Waddo La Xidhiidha Oo Labada Dhinac Dhexyaalla

    Hargeysa:Feb,03,2015(SDN/QJ)-Maayarka Caasimadda Hargeysa, ayaa waji gabax kala soo laabtay kulan uu saaka la qaatay Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka, kaas oo  ku saabsanaa Waddada marta Albaabka u jeeda Koonfurta xarunta Komishanka oo la doonayey in la furo. Kulankan oo ahaa mid saacado qaatay, isla-markaana ay saxaafaddu bannaanka ka joogtay, ayaa guuldarro ku dhamaaday, waxana dibadda uga…

    Read More

      Daawo:Xukuumada Somaliland Oo Maanta Shaaca Ka Qaaday Inay Fasaxday Hubkii Saarna Markabkii Ku Xidhnaa Dekada Berbera Wax Ganaaxana Aaan Laga Qaadi Doonin Markabkaasi

      Hargeisa 3/2/2015(SDN/QJ)xukuumada somaliland ayaa maanta ku dhawaaqday  inay  fasaxday  hubkii saarnaa markabki ku xidhna mudooyinkii ugu dabeey iyadoo maalintii shalayto ahayd ay  kuxuumadu  ka dejisay  hubkii saarnaa  markabkaasi  iyadoo xukuumadu sheegtay  inaanay  wax ganaaxa ka qaadi doono  markabki siday  hubkaasi https://www.youtube.com/watch?v=8NNklSpvhUk Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

      Read More

        Muslim groups ‘troubled’ by Stephen Harper’s mosque remark

        Two national Muslim organizations say they are troubled that Prime Minister Stephen Harper last week drew a link between radicalization and mosques. Harper made the remark last Friday when he was answering a question about the Canadian government’s new anti-terrorism legislation. The measures unveiled in Bill C-51 include criminalizing advocacy for or promotion of a terrorist act. Another measure…

        Read More

          Report: Somali Minorities Vulnerable to Sexual Violence

          NAIROBI, KENYA—A new report says Somali women and girls from minority clans are more vulnerable to sexual violence due to poverty, marginalization and discriminatory attitudes. The perpetrators include members of dominant clans, militias and security forces, and even African Union soldiers. A new report, titled “No One Cries for Them,” highlights challenges faced by Somalia’s…

          Read More

            Daacish Oo Xijaabada Lebiska Haweenka u Qaybisay Haweenka Muslimiinta ah ee Deeganooda Ku Nool

            Mousil:Feb,03,2015(SDN/QJ)-Islaamiyiinta Ururka Daacish, ayaa qaybisay Kumanaan Lebiska Xijaabka ah ee Haweenka Muslimiinta ahi xidhaan, kaas oo ay ugu talogaleen Dumarka Muslimiinta ah ee Deeganadaas ku nool. Kooxda ayaa waxa ay Barta Twetter-ka kusoo daabacday Sawiro badan oo muujinaaya qeybinta Labiska dumarka oo ay siinayaan Xaasaskooda ku nool Syria gaar ahaan kuwa soomaalida iyo Britain-ka oo…

            Read More

              ‘White Widow’ found?

              Former Al-Shabaab commander Zakariye Ismail Hersi, who surrendered to Somali military forces last month, has come out with what he claims is information regarding the whereabouts of Samantha Lewthwaite, the infamous “White Widow.” Hersi claims that Lewthwaite, a key regional commander in Al-Shabaab, is hiding out in the Somali town of Ras Kamboni on the Kenyan…

              Read More

                Duqaymo Markale Laga Fuliyey Goobo Shabaabku Kaga Sugnaayeen Gudaha Somalia

                Yoontoy:Feb,03,2015(SDN/QJ)-Ugu yaraan laba Diyaaradood oo nooca wax duqeeya ah, ayaa la sheegay inay duqaymo ka fuliyeen deegaanka Yoontooy oo qiyaastii 20km u jirta Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubadda Hoose . Badhtilmaameedka ayaa ahaa Saldhigyo Kooxda Al-shabaab ku lahaayeen Halkaas, waxana aan la xaqiijin cidda iska lahayd Diyaaradahaas Duqaymaha Geystay, marka laga reebo sheegasho katimi dhinaca…

                Read More

                  Wasiirka Ganacsiga Somaliland oo Jawaab u Waayay Kor u Kaca Qiimaha Shiidaalka Xili uu Hoos u dhacay adduunka

                  Hargeysa:Feb,03,2015(SDN/QJ)-Wasiirka Ganacsiga Somaliland Muse Qasim oo maanta hortegay Guddida Joogtada ah ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa ka Hadlay hoos u dhaca Qiimaha shidaalka ee Dunida iyo sida aanu wax saamayn ah ugu yeelan Gudaha somaliland. Wasiirka ayaa sheegay inay wasaarad ahaan ku Hawllan yihiin sidii qiimaha shidaalka dalka hoos loogu dhigi lahaa, arrintaasna ay dhawaan…

                  Read More

                    “Saaxdheer ciiddan iigama horeeyo, idinkuna diide in aad kharash bixisaan, markaa maxaan ka doonaa” Cali Khaliif Galaydh

                    Hargeysa, 03 Feb 2015  (SDN/QJ)-Siyaasiga ay go,doomisay aragtidiisu ee horjoogaha u ah kooxda Khaatumo Cali Khaliif Galaydh ayaa ka weji dadbay tallo ay u soo jeediyeen qurba jooga badhitaara xarakaddaa Somaliland diidka ah, isla markaana wuxuu codsigooda barbar dhigay fikir kale oo ka duwan ka ay u soo jeediyeen. Siday faafisay shabakada Kalshaalenews, waxa shir…

                    Read More

                      Duqa Magaalada Hargaysa oo Ka Waramay Mashaariic ay ka Wadaan Goobo Muhiim ah oo ku Yaala Caasimada Hargaysa DAAWO

                      Hargaysa 03.Feb 2015 (SDN/QJ)- Maayarka Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid Solteco ayaa  ka waramay Mashaariic ay dawlada hoose ee Caasimadu ka hirgalinayso Suuqii hore loo odhan jiray Xero dhifta. Maayarka Caasimada ayaa Sheegay in Mashruucan iyo Kuwo kaleba ay ka Mid Yihiin Qorshaha Sadex Biloodka soo socda ay ku hawl gali doonaan. Dhinaca Kale Maayarka…

                      Read More

                        The Political Economy of Turkey and Mogadishu Uncertainty

                        Introduction Currently, Turkey is the 18th richest country on earth. It is a full member of the G20, and one of the founding members of the Organisation for European Economic Co-operation (OEEC).  The country has many economic industries like shipbuilding, automotive, food production, textiles, agriculture, finance, tourism, construction along with worthy infrastructure and energy power….

                        Read More

                          “Wasaarada Ciyaaruhu Waxay Qaban Kari Wayday Ciyaarihii Gobolada,Kuwii horena Qabyaalad ayay dhex dhigtay Waxaa ka sii daran Wasiirada la Kala Saftay Daladii Sonyo” Aadan Dhoola Yare

                          Hargaysa 03.Feb 2015 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Cadaalada Somaliland Aadan Axmed Cilmi Dhoolayare, ayaa ugu baaqay Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo in looga fadhiyo sidii ay dhalinyarada u jihayn lahayd oo, isla markaana ugu jeedi lahayd waddo mustaqbal wanaagsan leh. Dhoolayare waxa uu ku eedeeyey Wasaarada Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Somaliland inay tahli kariwayday inay qabato Ciyaarihii Gobolada…

                          Read More

                            Tacsi ku socota Ehelka Marxuum Haji Mohamoud Abdi Aw Musa

                            Inaa li laahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun IllaahayNaxariistii Janno Ha Ka Waraabiyo Marxuum Haji Mohamoud Abdi Aw Musa oo Shalay 01/02/2015 Ku Geeriyooday, laguna Aaasay Magaalada Hargeisa. Waxan Tacsidan u Dirayaa Saeed Haji Mohamoud lyo reerkiisa, Abdi Haji Mohamoud iyo Reerkiisa, Rooda Haji Mohamoud iyo Hussein Omer Abdillahi iyo Caaruurtooda, Reer Abdi Aw Musa, Reer…

                            Read More