Webmaster

    Sharciga Ammaanka Kenya Oo Markale Ku Hor Fashilmay Maxkamadda Rafcaanka Dalkaas Iyo Go’aankii Hore Loogu Laallay Qoddobo Kamid ah Oo Taageero kale Helay

    Nairobi:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Qoddobadii dhawaan Maxakmadda Sare ee Dalka Kenya ka saartay Sharciga Ammaanka ee Dalkaasi, ayaa markale ku horfashilmay Maxkamadda Rafcaanka dalkaasi ooh ore loogu gudbiyey Racfaan ahaan. Garsoorka maxkamada rafcaanka, ayaa diiday codsiga uu xeer ilaaliyaha guud ee dalka Githu Muigai ku doonayay in dib loogu soo celiyo 8-da qodob ee laga saaray sharcigaasi, taasina waxay…

    Read More

      Soo Dhaweyn Diirran Oo Madaxweyne Erdogan Loogu Sameeyey Djibouti Iyo Nuxurkii Wixii Laga Wada Hadlay

      Djibouti:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Magaalada Djibouti waxa xalay kasoo degay Wafti ballaadhan oo uu hoggaaminayo  Madaxweynaha Dalka Turkiga Recep Tayep Erdogan oo kasoo shiraacday Dalka Sucuudiga oo uu u joogay Aaska Boqorkii dalkaas oo shalay geeriyooday. Madaxweyne Erdogan ayaa safar ku maraya Dalalka Geeska Afrika, waxana la filayaa inuu safarkiisa ku tago Dalka Somalia ka hor intii aanu safarkaasi…

      Read More

        Wararkii Ugu Dambeeyey ee Xaaladda Magaalada Borama Iyo Bandoo Hoosta laga Xariiqay In Habeenkii Lagu Soo Rogi Doono Magaalada

        Borama:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Kadib markii habeen hore xilliyadii dambe kooxo aan la aqoonsani weerar gaadmo ah ku qaadeen Saldhig ciidan oo u yaalla Badhtamaha Magaalada Borama, ayaa waxa soo baxaya jawaabo arrintaas lagag hortegayo oo halkaas laga dareemayo. Borama waxa ilaa shalay shirar hoose ku lahaa masuuliyiinta ammaanka iyo kuwa maamulka ee  halkaas ku sugan, waxana si weyn…

        Read More

          Akhri Shuruudo Layaab leh Oo Ra’isal Wasaare Sharma’arke ku Xidhay Xildhibaanada Doonaya Inay Xukuumadda Cusub Kusoo Biiraan

          Muqdisho:Jan,24,2015(SDN/QJ)-Wararka laga helayo Caasimadda Muqdisho, ayaa sheegaya in Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali uu miiska keenay Shuruudo dhawr  ah oo uu  kaga hortegayo Xildhibaanada Safafka dhaadheer ugu jira inay kusoo biiraan Xukuumadda uu dhawaan soo dhisayo. Ra’isal wasaare Sharma’arke oo khaati ka taagan codsiyo uga imanaya Xildhibaanada Golaha Baarlamaanka oo ay ku doonayaan inay kusoo…

          Read More

            WAA SU’AASHII ADKAYD, IYO SAAXIIBADII REER-AFRIKA

            Magacyadoodu waa Tomas Matenga iyo Abraham Mateta. Waxa ay ka kala yimaadeen Saambiya iyo Simbaabwi. Jaamacadda Leeds oo qudhaydu ba an haatan arday ka ahay, ayay iyaku na tacliin u yimaadeen, sharciga ayayna bartaan. Sida ay marka dambe ii sheegi doonaan, midkood (Tomus) wa Macalin jaamacadeed, midka kale na, (Mateta) waa Garyaqaan ama abukaate, waxa…

            Read More

              Shaki Ka Dhashay Weerarkii SYL Iyo Saraakiishii Ammaanka Hutel-ka Qaabilsanayd Oo Xabsiga Loo Taxaabay

              Muqdisho:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Shaki badan ayey madaxtooyada Somalia ka qaadday Weerarkii ismiidaaminta ahaa ee shalay ka dhacay Hutel SYL ee duleedka Aqalka Madaxtooyada, waxana la bilaabay baadhitaano arrintaas lagu hubinayo. Wararka aanu hayno, ayaa sheegaya in la xidhay dhammaan saraakiishii saacadihii qaraxu dhacayey iyo ka horba masuulka ka ahaa Ammaanka Hutelka, waxana sidoo kale socda Baadhitaanno lagu hayo…

              Read More

                Madaxweynihii Dalka Yemen Oo Iscasilay Iyo Khalkhal Siyaasadeed Oo Dalkaasi Foodda La Galay

                Sanca:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Cabdurabbah Mansur oo ahaa madaxweynihii dalka Yemen iyo xukuumaddiisii ayaa istiqaaladooda gudbiyey maalmo kadib markii ay Maleeshiyada Xuutiyiintu la wareegeen Madaxtooyada Dalkaasi iyo Goobo kale oo muhiim ahaa. Iscasilaada madaxweynaha iyo xukuumaddiisa, ayaa horseedi karta in Yemen ay gasho xaalad siyaasadeed oo khatar ah, waxana maalintii shalay uun la sheegay in labada dhinac  ay gaadheen…

                Read More

                  Dibudhac Ku Yimi Safarkii Madaxweyne Erdogan Ee Maanta Muqdisho Uga Qorshaysnaa Iyo Madaxtooyada Soamlia Oo Sharraxaad Bixisay

                  Muqdisho:Jan,2015(SDN/QJ)-Waxa dib u dhac ku yimi safarkii madaxweynaha Turkigu maanta ku iman lahaa Magaalada Muqdisho oo si weyn loogu diyaar ahaa, iyadoo sababta keentayna ay madaxtooyada Somalia sharraxaad ka bixisay. Afhayeenka Madaxtooyada Somalia Da’ud Aweys oo la hadlay warbaahinta xukuumadda, ayaa caddeeyey inuu dub u dhac ku yimi safarkaas madaxweynaha, isla-markaana ay sababtu tahay Geerida…

                  Read More

                    Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo War-saxaafadeed Kasoo Saaray Tallaabooyinka Ilaa Haatan ay Qaadeen Iyo Halka Wax u Marayaan

                    Hargeysa:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Xubnaha Guddida Doorashooyinka Somaliland, ayaa markii ugu horraysay ka Hadlay Tallaabooyinka ay guddi ahaan qaadeen iyo Halka ay wax u marayaan, iyagoo sharraay Qorshayaashood haatan miiska u saaran. Qoraal saxaafadeedka gudida doorashooyinka oo uu ku saxeexan yahay guddoomiyaha Gudada Cabdiqaadir Iimaam Warsame oo Qurejoog.com soo gaadhay, ayaa waxa uu u dhignaa sidatan: “Tan iyo markii…

                    Read More

                      War Deg Deg ah:Boqor Cabdilihii Sucuudiga Oo Geeriyooday Iyo Ku-xigeenkiisii Oo Xilka La Wareegay

                      Riyad:Jan,23,2015(SDN/QJ)-Waxa Xalay saqdii dhexe Geeriyooday Boqorkii Dalka Sucuudiga Boqor Cabdillah Binu Cabdulcasiis, waxana uu muddooyinkii ugu dambeeyye ku xanuunsanayey Cisbitaal ku yaalla Caasimadda Dalkaas ee Riyad. Warka Geerida Boqorka, ayaa waxa xaqiijiyey sarkaal katirsan Boqortooyada oo  sheegay in boqorku dhintay kadib toddobaad uu la jiifay Xanuunka oofwareenka oo haleelay. Boqor Cabdalla oo da’diisa aheyd 90-sano…

                      Read More

                        Somali car bomb explodes outside Mogadishu hotel

                        A car bomb has exploded in the Somali capital outside the gates of a hotel where Turkish delegates were preparing for the visit of their president. Three people were killed in the attack, including two security officers and a hotel employee, police told the BBC. None of the Turkish contingent at the SYL Hotel, located…

                        Read More

                          Awlaadii uu Ka Tagay Fannaankii Weynaa ee Maxamed Axmed Kuluc oo Oohin la Aamusiin kari waayay DAAWO

                          London, 23 Jan 2015 (SDN/QJ)-Carruurtii  uu Ka  Geeriyooday  Fanaankii  Qaran  Maxamed  Axmed  Kuluc  ayaa  ooyin  la  aamusin wayay  xili  ay  ka  soo  qayb galeen Barnaamij  Tacsi  ah  oo  Fanaaniintii  Kooxdii  Hobalada Waabari ee  jooga  dalka  ingiriisku ugu  tala galeen. Marxuun Maxamed Axmed Kuluc oo ka Mid ahaa Foolaadkii Fanka Somalida ayaa Todobaadkii dhamaaday ku Geeriyooday…

                          Read More

                            Gudoomiye Saleebaan Gaal oo Ka Hadlay Dareenkiisa ku aadan Socdaalkii Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada Dalka qaarkood

                            Hargaysa 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa waxa uu ka hadlay safarka Madaxwaeynaha ee uu ku marayo Gobolada qaar, waxaanu sheegay in Madaxweynaha ay waajib ku tahay inuu soo ogaado,kana war qabo xaalada guud ee dalka iyo dadkaba, isla markaana uu ku amaanayo Safarkiisa. Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan,…

                            Read More

                              Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland oo ka Hadlay Nuxurka Shirkii Somaliland iyo Baarlamanka Midowga Yurub DAAWO

                              Brussels 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Weftigii Miisaanka lahaa ee uu Hogaaminayay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibada Mudane Maxamed Biixi Yoonis ee Magaalada Brussels kaga qayb galay Shirkii Baarlamanka Midowga Yurub kaga hadlayay Qadiyada Qaranimada Somaliland ayaa ka Xogwaramay Hawlihii Uga qabsoomay Shirkaas. Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis  ayaa iftiimiyay amuuraha ay Danaynayeen ka qayb galayaashii…

                              Read More

                                Marwada Madaxweynaha oo Computero Gudoonsiisay Ardayda Dugsiga Dhagoolayaasha ee Burco DAAWO

                                Burco 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Marwada koowaad ee Madaxweynaha JSL, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde ayaa gudoonsiisay dugsiga dhegoolayaasha ee burco 30 Laptop iyo hal Printer, oo ay ugu talo shay in ay ka caawiso dhinaca waxbarashada, caruurtaasi dhegaha la’a, sidoo kale waxa halkaasi ka hadlay wasiirka madaxtooyada, Mudane Xirsi oo ha wasiirka marwalba ka war…

                                Read More

                                  “In Beri Subaxa Mudaaharaad La Diyaariyay Oo Tii Muuse Biixi Ka Raacday Tu Ka Daran Lala Damacsan Yahay Madaxweynaha Ayay..” Cali Guray

                                  Hargeysa, 23 Jan 2015  (SDN/QJ)-Gudoomiye xigeenka 3aad ee xisbiga Ucid Cali Guray ayaa qoraal uu soo saaray kaga hadlay arrimaha jidka Ceerigaabo, safarka madaxweynaha iyo mashaariicda la dhagax dhigay, kuwii hore loo dhagax dhigay, wixii ka fulay iyo qodobo kale oo xidhiidh la leh. Qoraalkaa Cali Guray oo cinwaankiisu ahaa, DHAGAXII BISLAAN WAA….. wuxuu u…

                                  Read More

                                    Wasiirka Caafimaadka Dr Xaglo Toosiye oo Jawaab ka Bixiyay Weftigii Somaliland ee Ka Soo Cararay Caleemo Saarka Garaadka Deegaanka Buuhoodle DAAWO

                                    Hargaysa 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Dr Saleebaan Ciise Axmed Xaglo toosiye ayaa  lagu soo dhoweeyey caasimadda Somaliland ee Hargaysa ka dib markii uu dhowaan ka qayb galay caleemo saarkii garaadka Guud ee Buuhoodle, sidoo kalena deegaano ka tirsan degmadaasi ku soo dhoweeyey Madaxweynaha JSL. Wasiirka Caafimaadka ayaa Sheegay inuu Go’aansaday inaanu ka bixin…

                                    Read More