Webmaster

    Wasiirka Madaxtooyada iyo Wefti uu Hogaaminayo ayaa Gaadhay Gobolka Sanaag iyo Xadhig ka Jarista Wejigii 1aad ee Wadada Ceerigaabo

    Ceerigaabo 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan  oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan ayaa Xalay lagu soo dhaweeyay Degmada  Gar adage e Gobolka Sanaag. Weftiga Wasiirka Madaxtooyada Waxaa duleedka Magaalada Gar adag ku qaabilay Gudoomiyaha Gobolka Sanaag Maxamud Cali Saleebaan Ramaax, Maamulka Degmadaasi iyo qaybaha Bulshada   Wuxuu xadhiga ka jaray dhisme…

    Read More

      Komishanka Doorashooyinka oo Soo Bandhigay Shirkada Ku Guulaysatay Qadaraaska Hawlaha Doorashada iyo Jawaabta ay Sugayaan

      Hargaysa 23.Jan 2015 (SDN/QJ)- Gudida Doorashooyinka Qaranka ayaa  iftiimiyay hawl galadii ay qaadeen Mudadii ka danbaysay magacaabistooda sida ay ku sheegeen Warsaxaafadeed ay maanta soo saareen waxa uu u dhignaa Sidan. Tan iyo markii ay xubnaha Guddiga Doorashadu ka soo noqdeen safar shaqo  oo ay ku tageen dalka Kenya, waxay Gudigu ku hawlanaayeen hawlaha culus…

      Read More

        Milicsiga Ma Hadhooyinkii Maskaxdayda/Qalinkii Wariye Xasan-Shaah………….Qaybtii 1aad

        Hebel iyo hebel iyaga cidbaa igala hadashay……………. (Godadlaysan maayoo tashiga waan gudoonsadaye waxba yaan indhaha la igu gubin gaabsi ma aqaane) Qofba waxabaa ku dhaliya inuu wax qoro ama wax curiyo ama wax hal abuuro sida gabayga ama sugaantu uga timaado ugana godlato maskaxda abwaanka ama hal abuurka tasiyoo intabadan ka dhalata marxalad noocay doontaba…

        Read More

          Daawo:Wasiir Ku Xigeenkii Hore Amniga Oo Maanta Madal Ka Sheegay Inuu Soo Bandhigi Doono Kooxo Argagixiso Ah Oo Ku Jira Xukumada Madaxwayne Axmed (Siilanyo)

          Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Wasiir ku xigeenkii Hore wasarada arimaha gudaha somaliland c/laahi abokor cismaan ayaa maanta ka hadlay buug cusub oo uu sheegay  inuu ku soo bandhigo kooxo uu ku tilmaamay argagixiso oo xukuumada axmed siilanyo ku jira iyadoo arintaasi hore loogu xidhay Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Badhaabka Gobalka Maroodijeex Oo Maanta Ka Hadlay Dil Xalayto Ka Dhacay Gudaha Magaalada Hargeisa Isagoo Sheegay In Ciidanka C I Ddu Kudaba Jiraan

            Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)badahsaabka gobalka maroodijex ayaa maanta ka hadlay  dil xalayto ka dhacay magaalada hargeisa isagoo badhasaabku sheegay in dilkaasi ay ku daba jiraan cidii gaysatay ciidanka  C I D du dibna uga hadli doonan  marka la soo helo http://www.youtube.com/watch?v=d5x_ue3_VSo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Daawo:Maayirka Caasimada Hargaysa Oo Maanta Wado Xadhiga Ka Jaray Qaar Cusubna Dhagax dhigay +Wakhti ay Dayacan Yihiin Waddooyinkii Suuqu?

              Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Maayarka Caasimada Hargeisa Ayaa maanta waxa uu xadhiga ka jaray wado laga hirgaliyey  degmada 26juun isagoo halkaasina ka dhagaxdhigay  wado kale xili ay wali dayacan yihiin wadooyinkii caasimada dhexdeedu  oo  dawlada dhexe qaar dayac tirtay Hargeisa SDN?QJ Concat@Somalidiasporanews.com

              Read More

                Daawo:Xisbiga Wadani Ayaa Maanta Warsaxafeed Ka Soo Saaray Tabashada Gobalka Awdal Iyo safarkii Madaxwaynaha Ooy Ugu Magac Dareen Safarkii Hilaaca Ama Gaara Bidhaanka

                Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Xisbiga mucaaridka ah ee wadani ayaa maanta war saxafeed uu ka soo saaray  safarka madaxwaynaha somaliland ku marayo gobalada iyo degmooyinka somaliland iyo tabashada gobalka awdal  waxa saxafada u akhriyey xoghayaha warfaafinta awadani boobe yuusuf ducaale hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                Read More

                  Daawo:Sadexda Xisbi Qaran Iyo Komishanka Doorashooyinka Somaliland Oo Maanta Kulan Ka Yeeshay Qaabkii Koontaraga Loola Gali Lahaa Shirkada Kaadhka Codbixinta

                  Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ)Sadexda Xisbi Qaran Iyo komishanka Doorashooyinka somaliland ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta komishan doorashooyinka somaliland iyadoo markii kulankaasi laga soo baxay  ay saxafada la hadlen masuuliyiintii sadexda xisbi qaran ka socday Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                  Read More

                    Faahfaahinta Qarax Lala Eegtay Goob ay ku Shirayeen Wufdi Ku Hawllanaa Soo Dhaweynta Madaxweynaha Turkiga

                    Muqdisho:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Qarax xooggan ayaa goor dhaweyd ka dhacay Afaafka hore ee Hutel SYL oo ku yaalla duleedka Madaxtooyada Somalia, waxana badhtilmaameedku ahaa wafti turki ah oo ku hawllanayd soo dhaweynta madaxweyne Erdogan oo berry halkaas kasoo degi doona. Wararka hordhaca ah ee halkaas  laga helayo, ayaa sheegaya in waftigii qaraxa lala badhtilmaameedsaday aanay waxba ku noqonin,…

                    Read More

                      Meydka Nin Muwaadin ah Oo Laga Helay Badhtama Dooxa Hargeysa Iyo Guddoomiyaha Gobolka M/Jeex Oo Ka Hadlay

                      Hargeysa:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Gobolka Marodi-jeex Maxamed Axmed Jeeniyare, ayaa Ka hadlay nin meydkiisa dhawaan laga helay Dooxa weyn ee Magaalada Hargeysa, waxana uu sheegay in arrintaas baadhitaano lagu hayo. Guddoomiye Jeeniyare oo  maanta saxaafadda la hadlay, ayaa sheegay inaanu ka hordhici doonin baadhitaanka Boolisku ku hayaan sababta uu ninkaasi u dhintay, “CID-da ayaa arrintaas gacanta ku haysa…

                      Read More

                        Daawo:Wasiirka Macdanta Iyo Tamarta Soamliland Oo Barnaamijka Martida Kalsan Kaga Hadlay Sababta Shariciga Loo Horkeeni Waayey Shirkadaha Shidaal Baadhista Ka Wada Somaliland

                        Hargeisa 22/1/2015(SDN/QJ) halkan ka daawo barnamij  martida kalsan ee wasiirka macdanta oo ka hasdlay arimo badan iyo shirkadaha shidaalka dalka baadhaya iyo sababta sharciga lo horjeeni waayey https://www.youtube.com/watch?v=gA5AnOvCMAc Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Al-shabaab Oo Ku Gooddiday Inay Weerarro Ka Geysan Doonaan Gudaha Dalka Faransiiska

                          Muqdisho:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa war qoraal ah oo ay soo saareen waxa ay kaga hadleen dhaqanka dhawaanahan Wargeyska Charlie Habdo uu ku aflegaadaynayey Nebi Muxamed N.N.K.H, waxana ay ku hanjabeen inay weerarro jawaab u ah ka geysan doonaan Dalalka Arrimahaas caanka ku ah. Maleeshiyada ayaa Hanjabaadani ku sheegay inay uga jawaabi doonaan aflagaadada uu Wargeyska Charlie…

                          Read More

                            Xuutiyiinta Oo Madaxweynaha Yemen Ku Khasbay Heshiis Sidii ay Rabeen u Dhacay

                            Sanca:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Kadib markii dagaal iyo qalalaase badani ka dhacay Xarunta Madaxtoyada dalka Yemen, ayaa waxa soo baxaya war sheegaya in heshiis laga gaadhay dagaalkaas kadib markii madaxweynaha dalkaasi uu ogolaaday inuu heshiis la galo kooxda Xuutiyiinta ah ee dagaalka kula jirtey. Madaxtooyada dalkaas oo muddo laba cisho ah ay gacanta ku hayeen kooxda Xuutiyiinta, ayaa war…

                            Read More

                              Waddooyinka Muqdisho Oo Lagu Sharraxay Calanka Turkiga Iyo Khubaro Ammaan Oo Ku Foogan Istiraatiijiyadda Soo Dhaweynta Madaxweyne Erdogan

                              Muqdisho:Jan,22,2015(SDN/QJ)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho waddooyinka waaweyn ee dhexmara, waxa si weyn loogu taxayaa calanka dalka Turkiga oo lagu garab xidhayo midka Somalia, iyadoo loo diyaargaroobayo Soo dhaweynta Madaxweynaha Turkiga oo lagu wado inuu berri halkaas kusoo beegan. Goobaha xalay fiidkii hore lagu bilaabay in lagu xidho calankaas, ayaa waxa kamid ahaa laga soo bilaabo wadada…

                              Read More

                                “Gudoomiyaha Golaha Guurtidu Qosolkiisu ma aha wax Shacabka Raaligelinaya,Waxay Jawaabtiisu ahayd Mid Jees Jees ah” Musharaxa Madaxweyne ku Xigeen ee Ucid

                                Hargeysa 22.Jan 2015 (SDN/QJ)-Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga UCID Cabdirashiid Cali mataan, ayaa jawaab ka bixiyey hadal doraad ka soo yeedhay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Saleebaan Cabdi Aadan, oo ku saabssan Gobolka Awdal iyo Suldaan Wabar, waxaanu sheegay in aan looga fadhiyin inuu hadalkan yidhaahdo Guddoomiyaha Guurtidu, balse looga fadhiyey inuu si toos ah uga hawgalno…

                                Read More