Gudoomiyaha Madasha Wada Tashiga oo Naqdiyay Kormeerka Madaxweyne Siilaanyo ee Gobolada
Hargaysa 17.Jan 2015 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Madasha Wadashiga Somaliland Mujaahid Xasan Guure Jaamac, ayaa ka hadlay safarkii uu Madaxweynuhu ku tagay Gobolka Awdal, waxaanu sheegay in Madaxweynuhu aanu u tagin Gobolkaas inuu wax ka qabto xaalada Gobolkaas ka jirta iyo inuu soo dejiyo xaalada ka taagan halkaas, balse uu u tagay hawl ganacsi, isla markiibana uu…
