Webmaster

    Xukuumadda Somaliland Oo Ka Shakisan Dhaqdhaqaaqyada Suldaan Wabar Ka Wado Gudaha Ethiopia

    Qolijeed:Jan,11,2015(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa kalsooni darro badan ka mujinaysa dhaqdhaqaaqyada ay Suldaan Wabar oo dhawaan fallaagoobay iyo koox uu urursaday oo dhallinyaro ahi ka wadaa Gudaha Xadka Ethiopia, iyadoo wararka qaarkoodna sheegayaan in halkaas laga wado tababarka Maleeshiyo Beeleed la ururiyey. Xukuumaddu waxay waraaqo kala duwan oo ashakato ah u dirtay Dawladda Ethiopia, waxana ay…

    Read More

      Akhri Magacyada 4-Siyaasi Oo 80-Mudane Oo Baarlamaanka Ka Tirsani ka Digeen In Lagu Soo Daro Golaha Wasiirrada.

      Muqdisho:Jan,11,2015(SDN/QJ)-ugu yaraan80-mudane oo kamid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Somalia, ayaa si wada jir ah iskugu raacay inaan Golaha wasiirrada Cusub lagu soo dari Karin Afar  siyaasi oo xidhiidh dhaw la leh madaxweyne Xasan sheikh, kuwaas oo wax laga saarayo dhibaatadii xukuumaddii hore mijo xaabisay. Xubnahan, ayaa waxaa magacyadoodu lagu kala sheegay Xuseen Cabdi Xalane, Faarax Sheekh…

      Read More

        War Lama Filaan ah Oo Kooxda Al-shabaab Kasoo Saartay Weerarkii Faransiiska Lagu Qaaday

        Baardheere:Jan,11,2015(SDN/QJ)-Ururka  Al-shabaab eek a jirta Gudaha Somalia, ayaa markii ugu horraysay ka Hadashay Weerarkii Labada nine e Walaalaha ahi ku qaadeen Xarunta Wargeys hore u aflegaadeeyey Nebiga oo  lagu laayey Tiro kamid ah Dadkii arrintaas loo aanaynayey. Kooxda Al-shabaab ayaa weerarkaas ku tilmaamtay mid geesinimo ahaa oo waajib ay tahay in dadka Muslimiinta ahi ku…

        Read More

          Xildhibaano Xaaraan ku Tilmaamay Xisaab Xidhka Lix Sannadood oo Xukuumadu duuduub kaga ansaxsatay Golaha Wakiilada DAAWO

          Hargaysa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa  cod gacan-taag ah ku ansixiyay Xisaab xidhada 2008 ilaa 2013-ka oo ah Xisaab xidhada muddo 6 sanno ah. Mudaneyaasha qaar kood ayaa ku macneeyay ansixintaasi mid aan haboonayn, una baahnayd akhrin iyo dood si looga baaraan dago balse aqlabiyada oo ahayd mudaneyaasha muxaafadka ah ayaa aqlabiyad…

          Read More

            Ganacsatada loo Gacan Geliyay Wershada Laydhka ee Hargaysa iyo Qaabka Saamigooda DAAWO

            Hargaysa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xukumadda Somaliland ayaa Warshada Laydhka Dawladda ee Hargeysa si rasmi ah ugu wareejisay Ganacsato reer Somaliland ah. Munaasibad balaadhan oo lagu qabtay Hotel-ka Maansoor ayaa lagu shaaciyay in Warshada loo maamulayo hanaan lagu tilmaamay wadaag oo ay wada maamulayaan dad ganacsato ah iyo Xukumadda. Xafladan ayaa waxaa ka qayb galay Madaxda…

            Read More

              Xuquuqul Iinsaanka Somaliland oo Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ka Codsaday inay Xoriyadiisa u Celiyaan Weriye Jig Jiga ku Xidhan

              Hargaysa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xarunta xuquuqal insaanka Somaliland ayaa ugu baaqday dawladda Itoobiya inay xorriyadiisa u soo celiso weriye Yuusuf Maxamed Xasan oo ay sheegeen inuu ku xidhanyahay Jigjiga, Itoobiya. Warsaxaafadeed uu soo saaray guddoomiyaha xarunta Guuleed Axmed Jaamac, ayaa waxa uu u qornaa sidan “Yuusuf Maxamed Xasan oo ah tafa-tiraha guud ee bogga interneetka…

              Read More

                Jig Jiga oo ay Fannaaniinta Sooraan iyo Jawaan Ku dhaanteeyeen iyo Hal hayso Qosol leh oo laga reebay DAAWO

                Jig Jiga 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Jilayaasha caanka ah ee Sooraan iyo Jawaan oo safar ku jooga magaalada Jigjiga ee xarunta dawlad deegaanka soomaalida Itaabiya, ayaa waraysi xiiso badan oo uu la yeesha TV-ga Dawalada Deegaanka ESTV, kaga sheekeeyay horumarka uu ku talaabsaday deegaanku, islamarkaana ku soo bandhigay ciyaar dhaanto ah oo aad ay u jeclaysteen dadkii…

                Read More

                  Laba Sanno kadib Mucaaridka Jabuuti oo Soo Fadhiistay Baarlamanka dalkaasi

                  Jabuuti 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Xubnaha Isbahaysiga Mucaaradka Jabuuti ee USN ugu jiray Baarlamaanka dalkaas, ayaa markii u horeysay muddo laba sanno ku dhow oo ay ka maqnaayeen iska xaadiray fadhi Khamiistii dorraad uu yahay baarlamaanku, ka dib markii heshiis dhexmaray dawladda Jabuuti iyo Mucaaradka dalkaas. Mudaneyaasha ka tirsan Mucaaradka Jabuuti, ayaa Golaha ka maqnaa wixii…

                  Read More

                    Dawlada Ingiriiska oo ka Hadashay Warar sheegaya inay Khubaro Milateri u dirayaan Somaliland

                    Addis Ababa 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Dawladda Ingiriiska, ayaa war aan xaqiiqo ahayn oo aan iyaga ka soo bixin ku sheegtay inay khubaro ka tirsan milatariga dalkeeda u soo dirayso Somaliland, balse uu jiro qorshe ay dawladda Soomaaliya kaga caawinayaan dagaalka ay kula jirto Kooxaha Xag-jirka ah. War lagu baahiyey Wakaaladda wararka GA Online Arbacadii todobaadkii…

                    Read More

                      Wejigii Labaad ee La Dagaalanka Alshabaab oo Punt land Sheegtay inay ka Lib keentay

                      Garowe 11.Jan 2015 (SDN/QJ)- Puntland ayaa sheegtay inay soo af-jartay ee dagaalkii ay kula jirtay Al-shabaab ee ka socday buuraha Galgala oo ka tirsan gobolka Bari, iyagoo sheegay inay billaabi doonaan wajigii saddexaad ee howlgalka ay kula dagaalamayaan Al-shabaab.   Taliyaha ciidamada Puntland, Jen. Saciid Maxamed Xirsi (Saciid Dheere) oo warbaahinta kula hadlayay deegaanka Diin-digle…

                      Read More

                        Wakiilada oo Meel Mariyay Xisaab Xidhka Lix Sannadood iyo Mudanayaal Sida Fiinta uga Qayliyay DAAWO

                        Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa Maanta cod gacan-taag ah ku ansixiyay Xisaab xidhada 2008 ilaa 2013-ka oo ah Xisaab xidhada muddo 6 sanno ah. Mudaneyaasha qaar kood ayaa ku macneeyay ansixintaasi mid aan haboonayn, una baahnayd akhrin iyo dood si looga baaraan dago balse aqlabiyada oo ahayd mudaneyaasha muxaafadka ah ayaa…

                        Read More

                          Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Kulan la Qaatay Wefti ka Socday dalka Turkiga iyo Arrimaha laga wada xaajooday

                          Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Qaranka Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa kula kulmay wefti ka socda dalka Turkiga oo dalka ku sugnaa maalmahan ujeedadooduna ahayd sidii ay xidhiidh ganacsi ula yeelan lahaayeen Somaliland weftigaasi oo uu hogaaminaayey Mr mohmeh tors.   Madaxweynaha oo kulankaasi ka hadlayna waxa uu weftiga  uga mahadnaqay imaatinkooda,…

                          Read More

                            Madaxweyne Siilaanyo iyo Wefti Sweden ah oo Kulan ku Yeeshay Qasriga Madaxtooyada DAAWO

                            Hargaysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti balaadhan oo ka socda dalka Sweden weftigaasi oo uu hogaaminaayo, Xoghayaha Dawlada Hoose ee Magaalo madaxda Sweden ee Stockholms Mr. lars radh. Madaxweynaha oo ugu horayn halkaasi ka hadlay ayaa weftiga ku soo dhaweeyey dalka ugana mahadnaqay imaatinka ay dalka…

                            Read More

                              Ra’iisul Wasaare Cumar oo maanta soo xiray shirkii 53-aad ee Wasiiradda Arrimaha Dibadda urur goboleedka IGAD

                              Muqdisho, 10. Jan, 2015(SDN?QJ)Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke ayaa maanta soo xiray shirka aan caadiga ahayn ee Wasiirrada Arrimaha Dibedda dalalka IGAD oo sanadkan lagu qabtay magaalada Muqdisho, waxaana uu sheegay in shirkani fursad muhiim ah u yahay Soomaaliya oo markale dib usoo ceshatay sumacadii ay ku dhex lahayd bulshada caalamka gaar…

                              Read More

                              Daawo:Xukuumada Oo Warshadii Laydhka Hargeisa Ka Iibisay Shirkado Gaar Loo leeyahay iyadoo Dawladu Dawladu Ka Faalo Qaadi Kar

                                Hargeisa 10/1/2015(SDN/QJ)madaxwayne ku xigeenka somaliland c/raxman saylici ayaa maanta ka qayb galy  munaasiba ay  wasaarada hawl;aha guud  kaga iibinayso warashadii laydhka magalada hargeisa shirkado gaar loo leeyahay https://www.youtube.com/watch?v=2Ho7RFEwwxo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                              Read More

                                Dhisme loogu talo galay Waaxda Dab damiska ee Madaarka Hargaysa oo la dhagax dhigay DAAWO

                                Hargeysa 10.Jan 2015 (SDN/QJ ) Wasiirka wasaaradda duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Jamhuuriyadda Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa dhagax dhigay dhisme weyn oo loo hirgalinayo Waaxda Dab-damiska ee Madaarka Cigaal. Dhismahami oo isugu jira Hoosooyin loogu tallo galayin la dhigo gaadiidka dab-damiska, iyo kayd biyood ayaa waxa kharasha ku baxaya bixinaysa Xukuumadda Somaliland, Munaasibad…

                                Read More