Webmaster

    MA KUFSIGAAAN CAFINAA MASE DHARBAAXADA ?.

    Sida sooyaalka ku dhigan asal ahaan Soomaalidu waa bulsha karaamayya haweenka sharafana dumarkooda, ku xad udubkoodana waxaa ka dhalan jirey dagaalo sokeeye oo dhiig badani ku daato sababtuna tahay qoyska gabadhooda la fara xumeeyo ama dhib gurracan loo geystaa wexey ka xigeen dhiigooda. Dhaqankaasi wuxuu noqday mid ilaa hadda layska dhaxlo, lana aaminsanyahay in murwada…

    Read More

      Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga UCID oo Tacsi Udiraya Geeridii Naxdinta Lahayd ee Marxuum Maxamed Rashiid Muxumed

      Hargeysa Dec 30,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ee UCID ayaa tacsi tiiraanyo xanbaarsan u diray bulshada reer Somaliland geeridii naxdinta laheyd ee ku timi xoghayihii hore ee ururka suxuufiyiinta ee SOLJA Marxuum Maxamed Rashiid Muxumad, sidaana waxa lagu yiri warsaxafadeed uu soo saaray Xoghayaha Arimaha Gudaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID Md Abdiqani Ibrahim Salaf Kaptanka. Maxamed Rashiid…

      Read More

        Raggii Weeraray Saldhigga Xalane Oo Midkood Kenyan Noqday Iyo Shabaab Oo Ka Hadashay

        Muqdisho:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Wararka kasoo baxaya Weerarkii khamiistii ina Dhaaftay Shabaabku ku qaadeen Xarunta Taliska AMISOM ee Xalane, waxana haatan  la sheegayaa in  kooxdii weerarkaas masuulka ka ahayd uu ahaa Nin Kenyan ah. Warbaahinta afka Shabaab ku hadasha ee Radio Andalus ayaa laga sii daayay wareysiga mid ka mid ah raggii fuliyay weerarkaas oo ahaa dagaalyahan u dhashay…

        Read More

          Xogo Cusub Oo Laga Helay Xaaladda Sarkaalkii Shabaabka ahaa ee Gacanta Ciidanka Dawladda Soo Galay Iyo Sirdoonka Reer Galbeedka Oo Muqdisho Kusii Sugaya

          Ceelwaaq:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Waxa warbaahinta kala duwan ee Soomaalidu ay diiraddaku Hayaan wararkii ugu dambeeyey ee Sakariye Ismaacil Cabdi oo ah sarkaal Al-shabaab ah oo dhawaan galay Gacanta Ciidanka Dawladda ee Gobolka Gedo. Wararkii ugu dambeeyey ee Sarkaalkan, ayaa sheegaya inuu wali deegaanka Ceelwaaq ku sugan yahay, balse la filayo in Maanta loo qaado dhinaca Magaalada Muqdisho si…

          Read More

            Qof Qaba EBOLA Oo Lagu Arkay Britain Iyo Baadhitaan Loogu Jiro Dadkii Xidhiidhku Dhexmaray

            Glascow:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Kalkaaliso Caafimaad oo kasoo noqotay Galbeedka Qaaradda Afrika, ayaa laga Helay Vurus-ka Ebola, waxana lagu daaweynayaan Cisbitaal ku Yaaalla magaalada Glascow, iyadoo la karantiimeeyey. Haweenaydan Kalkaalisada ah, ayaa Habeennimadii Axaddii kasoo degtay Garoonka Heathrow Airport, waxana Haatan lagu hayaa Cisbitaalka Gartnavel oo ku Yaalla Glascow. Waxa la raadinayaa cidkasta oo loo filayey inay haweenayan  xidhiidh…

            Read More

              Faahfaahinta Weerarkii Diyaaradaha Maraykanku Ku Qaadeen Gudaha Somalia Iyo Jawaabta Wasaaradda Arrimaha Dibadda

              Washington:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Dalka Maraykanka, ayaa qiratay inay Diyaaradaheedu weerar ku qaadeen Gudaha Dalka Somalia oo lagu tuhunsan yahay Hoggaamiyayaal sarsare oo ka tirsan Xoogagga Al-shabaab. Wasaaradda Difaaca Maraykanka, ayaa arrintan qiratay inay dhacday Shalay Isniintii, waxana ay intaas ku dareen in Badhtilmaameedku ahaa Saraashiil Al-shabaab ka Tirsan oo aan si gaar ah loo magacaabin. Weerarkan, ayaa…

              Read More

                Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Farogelisay Doorashada SONYO Iyo Hoggaanka Cusub Ee Ururka Oo Ka Hadlay

                Hargaysa:Dec,30,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo dabeecadaheeda ay kamid yihiin inay Midigta ku qabato meel kasta oo masiirka umadda iyo waaxaha shacabka laga dhaqaajiyo ayaa usoo xadhko xidhatay inay Gacan-togaalayso arrimaha Ururka Dhallinyarada ee SONYO oo dhawaan  shirweyne qabsaday. Xukuumadda ayaa si weyn uga cadhootay Shirweynahaas oo dhawaan lagu tuuray Hoggaankii hore ee ururkaas oo u janjeedhay…

                Read More

                  Filashada Isku Shaandhayn Bilowga Sannadka Cusub ,Mas’uuliyiinta loo Sadqayn doono Tabashada Reer Awdal Iyo Kulaylka Mudo Kordhinta

                  Hargeysa, 30 Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo xukuumaddiisa waqtigan ay la deris yihiin caqabada badan oo siyaasadeed, ayaa la filayaa inuu ku talaabsado dhawaan isku shaandhayn iyo wax ka bedel uu ku sameeyo golihiisa. Ma jiraan warar madax banaan oo ka soo yeedhay madaxtooyada, balse siday wargeyska Ogaal u…

                  Read More

                    Khilaafkii ugu Weynaa oo Gilgilay Shirweynihii 7aad ee Dalada Sonyo+Hakad ku Yimid Shirweynihii Garabyo Shirar qabsaday Iyo Xalka oo Meel dhexe Heehaabaya DAAWO

                    Hargaysa 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dalada Dhallinyarada Somaliland ee Sonyo ayaa Khilaafkii ugu Xumaa uu soo Kala dhex galay Waxaa Hakad galay Shirweynahoodii 7aad oo Ku Mudaysnaa inuu Soo Xidhmo 28 Bishan Kadib Markii la isku Maandhaafay Cida Noqonaysa Gudoomiyaha Dalada Sonyo ee labada Sanno ee Soo Socda . Kulankii Doraad ayaa si weyn looga dareemayay…

                    Read More

                      Badhasaabka Berbera oo Bad galay kadib Markuu Berbera u Diiday Golihii Wakiilada iyo Waxa uu isku difaacay

                      Berbera 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Badhasaabka Gobolka Saaxil Fahmi Cabdi Bidaar, ayaa jawaab ka bixiyey eedayn ay u jeediyeen Guddi-hoosaadka Ilaalinta Hantida Qaranka iyo Daba-galka Musuq-maasuq ee Golaha Wakiilllada oo sheegay in guddoomiyuhu gobolkaas ka horjoogsaday inay foodda geliyaan. Eedaynta Guddigu u jeedisay Badhasaabka gobolka Saaxil, ayaa ka dambaysay ka dib markii Guddigani oo socdaallo ugu…

                      Read More

                        “Waxaan leeyahay saddexda musharax ee Kulmiye Muuse Biixi,Samaale iyo Maxamed Biixi ha isku dilina meel aan waxba oolin” Xildhibaan Xoog

                        Hargaysa 30.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac(Aw-xoog) oo ka mid ah mudanayaasha aqalka golaha wakiilada Somaliland ayaa ugu saddexda siyaasi ee Muuse Biixi, Wasiir Samaale iyo Wasiir Maxamed Biixi Yoonis inaanay isku dilin meel cidlo ah. Xildhibaanka ayaa sidoo kale si adag uga hadley wada hadaladii dhawaan Somaliland iyo Somaliya ku dhex marey wadanka…

                        Read More

                          Muqdisho “Hooyo Umushay Afar Hablood Oo Mataanno Ah” iyo Baaq loo diray Bulshada Somaliyeed

                          Muqdisho, 30 Dec 2014 (Ogaal)-Hooyo Soomaaliyeed oo umushay afar gabdhood oo mataano ah, mid ka mid ahna ay saaka geeriyootay ayaa ka dalbaday caalamka kaalmo, iyadoo inta ka nool caruurtan haatan lagu hayo qalabka ilmaha lagu xannaaneeyo, sababo la xidhiidha korriimo dheeraad ah oo ay u baahan yihiin. Faadumo Xasan Maxamed oo ah gabadh dhallinyaro…

                          Read More

                            Gudida Ilaalinta Hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada iyo Wasiirka Waxbarashada oo Isku Muruxsaday DAAWO

                            Hargaysa 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo Tacliinta sare ayaa maanta hortagtay gudiga dabagalka iyo ilaalinta hantida Qaranka ee Golaha Wakiilada JSL. Wasiirka Waxbarashada Marwo Samsam Cabdi Aadan oo Maalmihii u danbeeyayba ku Hawlanayd Olole ka dhan ah Warbixin eedo Musuq Maasuq oo ay Gudidani soo bandhigeen kuwaas oo macne ahaan xambaarsanaa in Wasaaraddaha…

                            Read More

                              Kooram la’aan sababtay inuu Furmi waayo Fadhigii Maanta ee Golaha Wakiilada iyo Fariinta Shir gudoonka

                              Hargaysa 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii maanta ay yeelan-lahaayeen Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa u baaqaday , ka dib markii uu kooramku buuxsami-waayay oo aanay fadhiga ka soo xadireen Xildhibaano kooban. Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Wakiiladda Baashe Maxamed Faarax ayaa soo jeediyay fariin digiin ah u diray Xildhibaanadda Golaha Wakiiladda ee aan ka soo…

                              Read More

                                Maanta Geesi Baa Baxay: Hoggaamiyihii Saxaafadda Xorta ah ee Somaliland Mustafe Sh. Cumar

                                Maxamed-rashiid Muxumed Faarax oo ahaa xoghayaha guud ee ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA. ayaa xalay ku geeriyooday Cusbitaal ku yaala magaaladda Nayroobi. Alla Ha u naxariistee Marxuum Maxamed-rashiid waxaa magaalada Nayroobi ee xarunta dalka Kenya loo qaaday Jimcihii 26-kii Bisha December, ka dib markii Khamiistii ka horaysay dhaawac culusi ka soo gaadhay Shil Baabuur  oo ka…

                                Read More

                                  Gudi Qaban qaabo oo loo Xilsaaray Aaska Xoghayihii Guud ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja oo Beri lagu wado in Hargaysa lagu aaso

                                  Hargaysa 29.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Maxamuud Cabdi Jaamac Xuuto, Gudoomiye ku xigeenka Ururka Kayse Axmed Digaale, Xoghayaha guud ee Ururka Solja Xuseen Aadan yuusuf (Xuseen Kurdi) iyo dhamaan xubnaha gudiga urukaasi waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii, Ubadkii, eheladii iyo dhamaan shacabka Somaliland ee uu ka geeriyooday Xoghayihii guud ee hore…

                                  Read More