Wiil Laba Sano Jirey Oo Hooyadii Ku Dilay Dalka Maraykanka Iyo Sida Dilkaasi u Dhacay
Haiden:Dec,31,2014(SDN/QJ)-Dalka Maraykanka wax aka dhacday Dhacdo naxdin badan oo si weyn warbaahinta Dalkaasi u hadal hayso, taas oo ah In Wiil laba sano jirey u Bastoolad ku dilay Hooyadii. Wiilkan yar ayaa la sheegay inuu dilkaas geystay kadib markii uu Hooyadii u kaxaysay Meel suuq ah, isagoo gacanta la Helay Bastoolada Hooyada Geeriyootay ku sidatay…
