Madaxweynaha Somaliland oo Bulshada ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta badneyd ee ku timi Xoghayihii SOLJA
Hargeysa Dec 29,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Axmed Siilaanyo ayaa Bulshada ka tacsiyadeeyay geeridii naxdinta badneyd ee ku timi Maxamed-Rashiid Muxumed Faarax oo ahaa Xoghayihii ururka Suxuufiyiinta Somaliland ee Solja,Sidaana waxa lagu yiri warsaxaafada loogu talo galay oo ka soo baxday madaxtooyada: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu tacsi u dirayaa Bahda Saxaafada…
