Webmaster

    Daawo:Shirwaynihii 7aad Ee Ururka Dhalinyarada Somaliland Ee Sonyo Ayaa Maanta Ka Furmay Hotel Anpasdor Ee Magalada Hargeisa

      Hargeisa Dec/27/2014(SDN/QJ)Shirwaynihi 7aad  ee ururka dhalinyarada somaliland eenonya ayaa maanta ka furmay hotel anbardor ee magalada hargeisa iyadoo shirawyanahsi ay ku soo dooran doonan hogaanka cusub ee ururkaasi maamuli doona sanadaha soo socda https://www.youtube.com/watch?v=rMorV7LjD2g Hargeisa  SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

    Read More

      “Meel walibana waxa nooyaala Miino Iyo Walxaha qarxa,maanta meel kasta” Badhasaabka Gobolka Maroodijeex

      Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud Cali (Xaaji-jeeniyare) ayaa Hoggaamiyaha Khaatumo Prof: Cali Khaliid Galaydh ku tilmaamay Shakhsi ka soo hor-jeedda Horumarika iyo Xasilooninadda Somaliland. Guddoomiye Jeeni-yare oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu ka hadlay dhibaatooyin ka qabsadday xiligii uu hayay xilka Maamulka Gobolka Sool iyo caqabadihii…

      Read More

        “Xukuumadani Waxay si dhab ah u aaminsan tahay Isu Tag Buuxa ” Xildhibaan Xoog DAAWO

        Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Jaamac (Cabdiraxmaan-Xoog) oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa soo jeediyay in la kala reebo Siyaasiyiinta ku loolamaya Musharaxnimadda Xisbiga taladda haya ee KULMIYE. Xildhibaan Cabdiraxmaan Xoog oo maanta Xarunta Baarlamaanka kula hadlay Warbaahinta, waxa hadaladiisii ka mid ahaa “Madaxweynaha waxaan eeyahay Aabuhu wuu Edbiyaa Innamadiisa,…

        Read More

          Laamaha Dibada ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani oo Gudoomiyahoodu Kulan u sameeyay SAWIRO

          Hargaysa 27.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI isla markaasna ah Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) oo ay wehelinayaan qaar ka mid ah Xubnaha Sare e Xisbiga ayaa xaflad casho-Sharaf u sameeyeen qaar ka tirsan Madaxda Laamaha Xisbiga ee Qurbaha.Xafladan oo ahayd mid si weyn loo soo agaasimay,ayaa waxa kasoo…

          Read More

            Wada-hadalladii Somalia Iyo Somaliland Oo Safka Hore Kasoo Galay Waxqabadka Xukuumadda Xasan Sheekh Oo Toddobaadkii Tegey

            Muqdisho:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Sidii caadadu ahaydba waxa uuSii Hayaha xilka Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow, soo saaray Waxqabadka Xukuumada ee Toddobaadkii ina dhaafay, waxana Usbuucan Hadheeyey oo qoddobada lagu faaqadiay kamid ah Wada-hadalladii Somaliland iyo Somalilia iyo waliba Tallaabadii Qaramada Midoobay Liiska Argagixisada kaga saartay Sheekh Maxamed Siciid Atomo ooh ore Shabaabka uga tirsanaan jirey. Arrimaha…

            Read More

              Cudar Aan La Aqoonsan Oo Faro Baas Ku Haya Shacabka Gobolka Hiiraan iyo Dhimashada Oo Sii Kordhaysa

              Jalalaqsi:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Shacabka Deggen Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan, ayaa wali u dhimanaya Xanuun aan la aqoonsan, xilli aanay jirin wax caawimaad ah oo ay ka helaan Xukuumadda iyo Hay’adaha caalmiga ah. Maamulka degmada ayaa waxaa uu sheegayaa in degmadda aanay lahayn adeegyo caafimaad iyo dhakhaatiir turxaan bixisa taas oo uu ku sheegay in ay sare usii…

              Read More

                Wadaad Cambaarayn Waayey Weerar Daalibaanku Arday Ku Laayeen Oo Maxkamadi Amar Qabasho ah usoo jartay

                Pashawar:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Maxkamad Ku Taalla Dalka Pakistan, ayaa soo saartay Amar lagu soo qabanayo Wadaad u janjeedha dhinaca ururka Daliban Oo Lagu Magacaabo Abdul Aziz . Wadaadkana ayaa iska diiday inuu cambaareeyo Weerar dhawaan ururka Daliban ku layeen Boqolaal Arday oo Iskuul wax ka baranaysay, waxana taasi keentay in mudaharaadayaa ayaamo hor fadhiistaan Masaajidka Wadaadkani gacanta ku…

                Read More

                  Abdi and his Golden Ticket to the US

                  Abdi Nor Iftin fled Somalia only to land in one of Kenya’s worst slums. When he won the US green card lottery his problems seemed to be solved – but it turned out to be the start of a whole new struggle. In Somali slang, there is a special word for the daydream of starting…

                  Read More

                    Danjire Cawli Oo Ka Hadlay Loollanka Siyaasiyiinta Kasoo Jeeda Beelaha Sacad Muuse Ugu Jiraan Hoggaanka Dalka Ee Aan Muddadiisa La Gaadhin

                    Hargeysa:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Xuseen Cali Ducaale(Cawil) oo ahaa wasiirkii Maaliyadda ee Xukuumaddii Madaxweyne Rayaale, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay hirdanka iyo loollanka ka dhex aloosan Guddoomiye Muuse Biixi, Wasiir Samaale iyo Waliba Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland oo maalmahan saaxadda siyaasadda Dalka si weyn looga Dareemayo. Danjire Cawil oo aan looga Baran inuu arrimaha Siyaasadda Ka Hadlo, ayaa…

                    Read More

                      Reer Yurub Oo Qoraal Kasoo Saaray Weerarkii Shabaabku Ku Qaadeen Xarunta Xalane Ee Magaalada Muqdisho

                      Brussels:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Midowga Reer Yurub, ayaa qoraal kasoo saaray Weerarkii dorraad kooxda Al-shabaab ku qaadday Xarunta AMISOM ku leedahay Gudaha Magaalada Muqdisho, waxana ay tilmaameen inuu ahaa weerar aan kala sooc lahayn oo loogu talo galay inuu gumaad geysto. Warka qoraalka ee Midowga Yurub ayaa lagu sheegay inay tacsi ugu dirayaan dadkii ku waxyeeloobay weerarkaasi Alshabaab ay…

                      Read More

                        AMISOM Oo Xilkii Afhayeen-nimo Ka Qaadday Kornayl Cali Aadan Xaamud Iyo Sababta Keentay

                        Muqdisho:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Xoogagga AMISOM, ayaa shaaciyey inay xilkii ka qaadeen Afhayeenkoodii Hore Cali Aadan Xaamud oo kasoo jeeday Dalka Djibouti. War saxaafadda loogu talo galay oo talisku soo saaray ayaa lagu sheegay in Afhayeennimadii laga qaaday Kornaylkaas, balse lama sheegin sababa cad oo looga qaaday Xilkaas uu mudadda ku magacawnaa. Qoraal ka soo baxay AMISOM ayaa lagu…

                        Read More

                          Muxuu Daarran Yahay Safarka Madaxweyne Siilaanyo Dhuumashada Ugu Baxay Magaalada Berbera?

                          Berbera:Dec,27,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo iyo Xubno Qoyskiisa kamid ah ayaa safar aan hore loosii shaacin shalay ku tegay Magaalo xeebeedda Berbera, waxana warar kala duwan kasoo baxayaan Ujeeddada ay halkaas u tageen xilli aanay cidi ka warhaynin. Wararka qaarkood, ayaa sheegaya in Madaxweynuhu halkaas u tegay si uu ugu soo dabaasho xeebta Batallaale oo uu marar hore…

                          Read More

                            Somaliland Oo Oodda Ka Qaadday 20-Maxbuus Oo Lagu Qabtay Dagaalladii Saax-dheer

                            Burco:Dec,26,2014(SDN/QJ)-ku dhawaad Labaatan maxbuus ooh ore loogu soo qabtay Dagaal ciidanka qaranku kula galeen Maleeshiyaa cali Khaliif Deegaanka Saax-dheer, ayaa lagu sii daayey Cafis madaxweyne oo uu fidiyey Madaxweyne Siilaanyo. Maxaabiistan, ayaa laga soo daayey Jeelka weyn ee Burco, waxana markii oodda laga qaaday kexeeyey Guddoomiye-ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Baashe Maxamed Faarax, kaas oo…

                            Read More