Webmaster

    Sucuudiga oo Dumar xabsiyada ugu jira wadida Gawaarida oo dacwadooda ay dhegeysan doonto maxkamada Argegixisada

    Al-Ahsa Dec 26,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taal dalka Sucuudiga ayaa lagu wadaa in ay bilowdo dacwad nooceeda dalkaa iyo Dunidaba ku cusub. Dumar dalkaa ku nool oo lagu soo eedeeyay in ay wadeen Gawaari ayaa maxkamad dhegeysata dacwadaha Argegixisada la hor geyn doonaa dhawaan. Kooxaha u dooda xuquuqda biniaadmka ee dalka Sucuudiga iyo caalamka ayaa qeylo dhaan…

    Read More

      Xogo Xiiso Leh Oo Laga Helay Xubnihii Shalay Weeraray Xarunta AMISOM ee Xalane

      Muqdisho:Dec,26,2014(SDN/QJ)-Waxa soo kordhaya Xogaha  laga helayo cidda ay ahaayeen Raggii shalay weerarka qorshaysan ku qaaday xarunta Xalane ee Ciidanka AMISOM Deggen yihiin, waxana xogahaasi Arrinta gondaha u geliyeen  Dawladda Federal-ka ah. Xogta aanu Hayno oo ah mid laga helay Dhinaca Ciidanka ammaanka Dawladda Federalka, ayaa sheegaysa in Tirada Kooxda Weerarka Geysatay ay ahaayeen 12-dagaal yahay…

      Read More

        Mashaqadii Suunaamida Ee Somalia Saamaysay Oo La Joogo Sanad-guuradeedii Tobnaad

        Garacad:Dec,26,2014(SDN/QJ)-Maanta oo Bisha December ay tahay 26-ka, ayaa waxa ay ku beegan tahay Sanad-guuradii Tobnaad ee kasoo wareegtay maalintii ay dhacday Masiibadii Tsunami oo Dunida ku laysay Kumanaan Qof, isla-markaana Somalia saamayn badan ku lahayd. Dufaanta oo badda haleeshay waxa ay sababtay in biyahii badda ay ku rogmadeen Deegaano badan oo kamid ah Dalka Soomaaliya…

        Read More

          “Dhibaatada ugu weyn ee Maanta somali haysataa waa taa madaxweynuhu u dhoof dhoofayo ee Djibouti u Tegayey ee ah Qolyahaa Somaliland iyo Umadda Soomaaliyeed” Cali Khaliif

          Muqdisho:Dec,26,2014(SDN/QJ)-Cali Khaliif  Galaydh oo sheegta Madaxweynaha Maamulka Khaatumo, ayaa ka degay Magaalada Muqdisho, waxana uu sheegay in ujeeddada safarkiisu tahay sidii uu arrimaha Maamulkiisa ugu xidhi lahaa Dawladda Federalka ah ee jirta. Cali Khaliif oo haatan kasoo noqday Safarro uu kusoo marayey Dalal dibadda ah  si uu dadka Deegaanada Khaatumo kasoo jeedo ugu guubaabiyo inay…

          Read More

            Afhayeenka Al-shabaab Oo Faahfaahin Ka Bixiyey Khasaaraha Ka Dhashay Weerar Kooxdiisu ku Qaadday Xarunta Guud Ee AMISOM

            Muqdisho:Dec,26,2014(SDN/QJ)-Sheekh Cali Maxamuud Raage(cali-dheere) oo ah Afhayeenka Kooxd Al-shabaab, ayaa Ka Hadlay Weerarkii shalay Naftood hurayaal kooxda ka tirsani ku qaadeen Xarunt ugu weyn ciidanka AMISOM ee ku taalla Xalane, waxana uu sheegay inay ku dileen saraakiil tiro badan oo qaarkood caddaan ahaayeen. Afhayeenka oo shalay casarkii gaabnaa la Hadlay warbaahinta, ayaa sheegay in Qaar…

            Read More

              “Xisbiga Waddani Waa Waalid Caasi anaguse Noqon mayno Waalid Caasi” Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

              Hargaysa 26.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa Si weyn u dhaliilay Hanaanka uu Xisbiga Waddani u dhaqmayo oo uu ku sifeeyay Mid Socod Barad ah . Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Waxa uuu  Xukuumada ka Difaacay Xadhiga Weriyeyaasha iyo Cabudhinta Warbaahinta GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO HADALKII GUDOOMIYAHA KULMIYE IYO WASIIR KU…

              Read More

                “Beeshaydu Ma laha Wax Wargays ah Hal Websit ayay leedahay aniguna waan waayay dhaqaale aan ku bixiyo wargays” Gudoomiyaha Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

                Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid ayaa Sheegay in Beeshiisu aanay Lahayn Wax Wargays ah Halka uu Sidoo kalena Xusay in Hal Mareeg oo Internet ah ay beesha uu ka dhashay leedahay taas oo uu tilmaamay inay Waayeen Warbaahin ay kaga fal celiyaan dacaayadaha laga faafiyo isla markaana uu awood dhaqaale…

                Read More

                  African Union troops killed in al-Shabab attack

                  The African Union (AU) force in Somalia says three of its peacekeepers and a civilian contractor have been killed in an attack on its headquarters in the capital, Mogadishu. An AU statement said al-Shabab gunmen had entered the base disguised as Somali government troops. It said five attackers were killed and several others captured. The…

                  Read More

                    MUCAARADNIMADU YEY BURBURIN JIRITAANKEENA SOMALINIMO !

                    Mucaaradnimadu waa mid ka mida hababka wax lagu soxo inta badana waxaa sameeya qof ama kooxi diidio hab-howleed ama hab-siyaasadeed  jira. isagoo/iyagoo uga gol leh in sidaa si ka duwan wanaag horseedi karto hufnaan iyo cadaaladna lagu wada baraari karo. Somalidu wexey marin habaabiyaan hannaanka mucaaradnimada wexeyna inta badan ku qotomiyaan ujeedooyin ciriira, dano gaara…

                    Read More

                      Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye ee Waqooyiga Amerika Md Mustafe Cabdi Cartan oo magacaabay xilal cusub

                      Toronto Dec 25,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye ee Waqooyiga Amerika Mustafa Cabdi Cartan, markuu arkay baahida loo qabo in la magacaabo xilalkan banaana , markuu la tashaday Guddiga Waqooyiga Amerika ee xisbiga wuxuu u magacaabay: 1.Garyaqaan Maxamed Naasir Maxmuud Dhoore Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee (USA) 2.Eng.Yusuf Carab Cali Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye ee (Canada) Haddaba waxaa la farayaa xubnahaas kor kun xusan in…

                      Read More

                        Daawo:Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee Solja Oo Maanta Shirwaynahoodii 5aad Ku soo Doortay Gudoomiye Ku Xigeen Iyo Xoghaye Guud Iyadoo Doorashadai Hore Loo Soo Qorsheeyey

                        Hargeisa Dec/25/2014(SDN/QJ)Daawo ururka suxuf oo maanta shirwaynihii iuga furmay  hutell  anbsitor  lagu soo doortay  gudoomiye  cusub gudoomiye ku xigeen xaghaye  iyo boodh  iyadoo doorashadasi  ay  u dhacday  qaab  hore loo soo diyaariyey  ayaa qaar ka mida suxufiyiinti joogtay  dagaal ku dhexmaray https://www.youtube.com/watch?v=uwhuvymHBDo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                        Read More

                          Ururka Solja oo Doortay Hogaan Cusub iyo Gudoomiyahoodii Hore oo ka Hadlay Khilaafkii Hogaankooda soo kala dhex galay {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Shirweynihii 5aad ee Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja ayaa Maanta lagu qabtay Huteelka Ambassador Magaalada Hargaysa kaas oo lagu doortay Hogaanka Cusub ee Ururkaasi hogaaminaya Mudada 3 Sanno ee Soo Socda. Gudoomiyihii Hore ee Ururka Solja Xasan Maxamed Yuusuf ayaa ka sheekeeyay Marxaladihii Ururku soo maray iyo Khilaafka soo kala dhex galay…

                          Read More

                            Daawo:Mujaahid Cali Guray Taanu Ku Aaminay Ingiriis Turki Iyo Dadan Isku Dhaqan Ahayn Ku aamini Waayimayno Ismaciil Cumar Geele Isagaa Intaba Naga Xiga

                            Hargeisa Dec/25/2014(SDN/QJ)Mujaahid Cali Guray ayaa ad uga hadlay wadahaladii somaliland iyo somalia ku yeesheen dalka jabuuti  isaga oo madaxwaynaha somaliland ku dhaliilay  qaabka wada hadalada  aan looga qayb galin xisbiyada mucaridka https://www.youtube.com/watch?v=7PiRm6VBbmw Hargeisa SDN/QJ Concat2Somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Oo Soo Dhawayn U Sameeyey Taagerayal badan Ka Soo Jeeda Deeganada Maxamed Mooge Maxamuud Haybe Iyo salaxlay

                              Hargeisa Dec/12/2014(SDN/QJ)Xisbiga wadani ayaa maanta soo dhawayn balaadhan u sameyey taagerayal mug leh  oo ka soo jeda degmooyinka maxamed mooge maxamuud haybe  iyo salaxlay  iyadoo gudoomiyuh  uu xafladasi kala soo qayb  galay  waxa kale oo uu gudoomiuyuh ka hadlay  shaqaaqo  ka dhacday gobalka soo oo laba belod oo wll ku dhex martay https://www.youtube.com/watch?v=SZ-TKO-rAiI hargeisa SDN/QJ…

                              Read More

                                Dibad-baxyo Ballaadhan Oo ay Dhigeen Shaqaaleweynaha Maamulka Puntland Iyo Cabasho Mushahar La’aaneed Oo Taagan

                                Garowe:Dec,25,2014(SDN/QJ)-Cabasho xooggan  oo la xidhiidha dhinaca mushaharka, ayaa kasoo yeedhaysa shaqaaleweynaha Maamulka Puntland,waxana ay magaalada Garowe ka dhigeen Dibad-bax ballaadhan oo ay arrintan kaga cabanayaan xilli xukuumaddu ku baaqday  inay imtixaan ka qaadayso. Dibadbaxayaasha oo watey boodhadh ereyo dareenkooda ka cabirayaa ku qoran yihiin ayaa isugu soo ururay fagaaraha Barxadda, halkaasoo markii dambe ay warbaahinta…

                                Read More