Webmaster

    Ethiopia Oo Diyaarad Dagaal Lagala Goostay iyo Dalka Laga Dejiyey

    Addis Ababa:Dec,25,2014(SDN/QJ)-Sida ay Baahisay Wakaallada Wararka ee Andalo, waxa Xukuumadda Waddanka Ethiopia lagala Goostay Diyaarad Helicopter ah oo nooca dagaalka ah. Qoraal kasoo baxay Wasaarada Difaaca Ethiopia ayaa waxaa lagu cadeeyay in diyaaradaasi laga dajiyay garoonka diyaaradaha Ciidamada Militeriga ee Magaalada Asmara ee xarunta dalka Eritrea. Dowlada Ethiopia ayaa dowlada Eritrea ku eedaysay in Iyadu…

    Read More

      US:Confirmation of New Somali Prime Minister

      The United States welcomes the December 24 Parliamentary confirmation of Somalia’s Prime Minister, Mr. Omar Abdirashid Ali Sharmarke. We look forward to the Prime Minister assuming office and to his prompt appointment of a capable Council of Ministers. We urge the President, Prime Minister, Parliament, and Council of Ministers to make progress toward realizing goals…

      Read More

        Gudoomiyaha iyo Xogahayaha Arimaha Gudaha Ucid Oo Ka Qayb Galay Ciyaar Kubada Cagta Ah oo Hargeysa lagu qabtay

        Hargeysa Dec 25,2014(SDN/QJ)-Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka Ucid  Eng Faysal Cali Waraabe  iyo Xoghayaha Arimhaha gudaha oo Maanta ka qayb galay Ciyaar adag oo laba naadi oo heerka labaada ku dhexmartay garoonka MMA ee Degmada M/haybe. Isla markaana Cup gudoonsiiyey kooxdii ku guulaysatay horyaalka Fc Horyaal. Xisbiga Ucid isagoo kaduulaya dhiiri galinta dhalinyarada ayuu xisbigu…

        Read More

          Maraykanka Oo Luuqad Adag Ku Canaantay Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Ra’isal wasaarihiisa

          Washinton:Dec,25,2014(SDN/QJ)-War kasoo Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka, ayaa  lagu canaantay Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’isal wasaarihiisu inay ka shaqeeyaan Horumarinta Hay’adaha kala duwan ee Dalka. Warkan qoraalka ah ayaa ugu baaqay Madaxweynaha inuu ku dedaalo sidii Horumar Muuqda loo gaadhsiin lahaa dalka, isla-markaana looga faa’iidayn lahaa wakhtiga yare e ka hadhay Muddada sharciga ah ee wakhtigooda,…

          Read More

            Wadahadallada Soomaaliya iyo Soomaalilaand: Dhab mise Dheeldheel?

            Waxaa hubaal ah in waddani kastoo Soomaaliyeed, meeluu joogo iyo qabiil uu yahayba, uu u hammuun qabo midnima Soomaaliyeed si ay ummadda Soomaaliyeed u noqoto mid ka badabaadi karta gumeysi iyo caga jugleyn, aayeheeda fogna uga tashan karto. Taas ayaana keeneysa in loo dhegtaago wadahadalla dhex mara Soomaaliya iyo Soomaalilaand. Haddaba waxaa innala gudboon, iyadoo aynu wada ogsoonnahay xaajada…

            Read More

              Daacish Oo Dhulka Soo Dhigtay Diyaarad Dagaal Oo Jordan Leedahay, Duuliyihii Wadayna Nolol Ku Qabatay

              Raqah:Dec,25,2014(SDN/QJ)-Kooxda Islaamiyiinta ah ee Daacish, ayaa soo bandhigay Diyaarad Dagaal oo ay soo rideen xilli ay duqayn ka wadday Goobo ay maamulaan, iyagoo sidoo kale Warbaahinta Horkeenay Duuliyihii Diyaraddaas oo ay Nolol ku qabteen. Sida uu xaqiijiyay Ururka xuquuqul Insaanka ee Suuriya oo fadhigiisa yahay dalka Uk diyaaradan ayaa la rumeysan yahay inay leeyihiin mid…

              Read More

                Maxkamad Ingiriis ah oo Musuq Maasuq ku Heshay Shirkadii Daabacday Waraaqihii Codbixinta Doorashadii Deegaanka ee Somaliland, Kenya Iyo Mauritinia

                London 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Maxkamad ku taala magaalada London ee dalka Britain, ayaa falal musuq-maasuq ku heshay saraakiil iyo shaqaale ka tirsan Shirkadda Smith & Ouzman Ltd oo lagu eedeeyey inay lacago laaluush ah ku bixiyeen qandaraasyo ganacsi oo dhexmaray waddamo Somaliland ka mid tahay oo ku yaala qaaradda Afrika. Shirkadda Smith & Ouzman oo…

                Read More

                  “Suldaanka Subeer awal ayaad tahay lagaagama fadhiyin inaad adigu tidhaahdid waxaan kala saaray Sacad Muuse miyaanu Jamaal Cali Xuseen…” Ismaaciil Aadan Cismaan

                  Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore ee Arrimaha guddaha Somaliland Ismaaciil Aadan Cismaan (Ismaaciil-yare) ayaa Suldaanka guud Beelaha Subeer Awal Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cabdiraxmaan ku eedeeyay in uu ku khaldanaa qaabka uu u dhex-galay loolanka u dhexeeya Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale, Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Wasiirka Arrimaha dibada Maxamed…

                  Read More

                    “Salaadiintii iyo Gudidii Horumarintuba waxay ku Milmeen Siyaasada aynu Ka Xishoono Bulshada Somaliland” Maxamud Cumar Xaashi

                    Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed X. Maxamuud Cumar Xaashi oo ka mid ah Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa sheegay in Guddida horumarinta Beelaha Sacad Musue ee HOODAALE ay ku milmeen loolanka Siyasadeed uu u dhexeeya Wasiirka Maaliyadda Cabdicasiis Maxamed Samaale iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi, waxaanu tilmaamay in Guddidan aan loo dirin Siyaasadd,…

                    Read More

                      Abwaan Aadan Tarabi Jaamac iyo Maanso Cusub oo Isku Hilan lagu Magacaabo Soo bandhigida Riyooyinka Beenoobay ee Xukuumada Siilaanyo DAAWO

                      Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)-  Abwaan Aadan Tarabi Oo ka Mid ah Hal abuurada Caanka ah ee Somaliland ayaa Soo bandhigay Maanso uu ugu Magac daray Isku Hilan taas oo ka Hadlayasa Wacyiga KaTaagan Somaliland . Abwaan Aadan Tarabi Maansadiisan Waxay u Maansadiisa oo u badan awaale waran uu inoogu soo bandhigayaa Rajooyin uu ka filayay…

                      Read More

                        Shuruud adag oo Dawlada Imaaraadku ku Xidhay Xoolaha uga Taga Somalia

                        Dubai 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Wasaaradda deegaana iyo biyaha ee dalka isu-tagga Carabta ayaa soo saartay sharci cusub oo hadda kadib lagu dabbaqayo xoolaha dalkeeda ka soo gala dalalka Koonfur Afrika, Itoobiya, Soomaaliya, Giriigga, Ustaraaliya, iyo Talyaaniga. War lagu baahiyey degelka The National oo laga leeyahay dalka Imaaraadka ayaa lagu sheegay in dalka Imaaraadku uu hadda…

                        Read More

                          Ciidan Si Gaar ah u Tababaran oo Amar buuxa lagu siiyay Gacan ku soo dhigista Suldaan Wabar

                          Hargaysa 25.Dec 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada qaranka, gaar ahaan kuwa loo yaqaan Kamaandowska ee sida gaarka ah u tababaran ayaa shalay gaadhay magaalada Qulujeed ee gobalka Awdal, iyagoo doonaya inay soo qabtaan Suldaan Wabar oo la tuhunsanyahay inuu jiidaas ku jiro. Laba guuto oo ka tirsan ciidamada Kamaandoowska ayaa gaadhay jiidaas, iyagoo abaari doona deegaano ay…

                          Read More

                            Shirweynihii Ururka Solja oo Beri Qabsoomaya iyo Kala Qaybsanaan Mar kale ku timid Hogaanka Ururka DAAWO

                            Hargaysa 24.Dec 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Maalinta Beri oo Khamiis ah lagu wadaa inuu qabsoomo Shirweynihii Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja Hasa Yeeshee Waxaa Markiiba Bilaabmay Kala qaybsanaan ku timid hogaanka Sare ee Ururka . Garabka Diidan Shirweynahan ayaa ku doodaya in Xukuumadu ay Soo faro gelisay Ururka Mihnadlayaasha Saxaafada ee Solja isla markaana ay rabto…

                            Read More

                              Baarlamaanka Dawlada Federaalka Soomalia Ayaa Maanta Cod Aqlabiyada Ku Meel mariyey Raysalwasaraha Cusub Ee Dawlada Federaalka Ah

                              Muqdisho Dec/24/2014(SDN/QJ)Baarlamaanka dawlada federalka ah  ee somalia ayaa maanta fadhi ay ku yeeshen aqaka umada waxay cod aqlabiyada ku  meel mariyeen raysalwasaaraha cusubee dawlada federalka somalia iyadoo uu fadhiga shir gudoominaayey gudoomiyaha baarlamanka somalia prf maxamed sheekh cisman jawaari  iyadoo ay fadhigaasi ka soo xaadiren  224 xildhiban  iyadoo kalsoonida  ansixinta siiyen 218 xildhibaan halka afar…

                              Read More

                                Madaxwayne Siilaanyo Oo Meel Mariyay Kaabis Iyo Wax Ka Bedelna Ku Sameeyay Xeerka Codbixiyeyaasha Doorashooyinka.Somaliland

                                Hargeisa Dec/24/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha Jamhuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Silaanyo Waxa Uu Maanta Xeer Madaxwayne Ku Meel Maraiyay Dhaqan Galka Kaabis Iyo Wax Ka Bedel Lagu Sameeyay Xeerka Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Xeer Lr. 37/2007. Sidaasi Ayaa Lagu Sheegay War Murtiyeed Ka Soo Baxay Aqalka Madaxtooyadda Jamhuriyadda Somaliland, Waxana Uu U Dhignaa. War-Saxaafadeed Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane Axmed…

                                Read More

                                  Daawo: Badhasaabka Gobalka Awdal Oo Ciidanka Milatariga Ah Ee Lagu Daad Guraynaayo Gobalka Awdal Ku Tilaamay Ciidan Sugaaya Nabadgalayada Gobalka Ee Aanay Dadka Cabudhinayn

                                  Hargeisa 24/12/2014(SDN/QJ)badhaasbka gobalka wadla ayaa ka war bixiyey  ciidanka milatariga ah  ee    maalmihii ugu danbeeyey lagu daad guraynaayey  gobalka awdal aanay  ahayn ciidan  dadka cabudhinaaya ee ay yihiin ciidan nabad galyada gobalka sugaaya isagoo badhsaabku  dadka rer booramana ugu  baaqay inay ilaaliyan nabad galyada gobalka https://www.youtube.com/watch?v=unozKB5JgwU Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanewss.com

                                  Read More

                                    Dhoola Tuska Wasiir Samaale+ Madal Il yartu is qabatay Iyo Soo Bandhigida Hankiisa Siyaasi DAAWO

                                    Hargeisa 24/12/2014 (SDN/QJ)- Shir aad u Balaadhan oo lagu Taageerayay Murashaxnimada Xisbiga Kulmiye ee Wasiirka Maaliyada Mudane Cabdi Casiis Maxamed Samaale laguna qaadacayay  Go’aan ay qaar ka mid ah Madaxda dhaqanka ee Beeshaasi ku sheegeen in Gudoomiye Muuse Biixi uu yahay Murashaxa Beeshu isku raacsan tahay ayaa Maanta lagu qabtay Huteel Maansoor ee Caasimada Hargaysa…

                                    Read More

                                      Cali Gurey oo ka waramay Kulmiye iyo Beeshiisa waxa kala heysta:REERKU KULMIYE MAAHA KULMIYENA REERKA MAAHA

                                      Hargeysa Dec 24,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye ku-xigeenka sadexaad ee xisbiga UCID Md Cali Gurey ayaa ka waramay xaalada cakiran ee Beesha uu ka dhashay iyo xisbiga Kulmiye. Guddoomiyaha ayaa qoraal uu dhigay bogiisa Feacebook waxa uu ku yiri:Inta weli ku sii hadhsan KULMIYE filimka ay daawanayaan waxa soo baxay dhamaadkii(The end). Filimka hadii dhamaadku soo baxo waxad kursiga…

                                      Read More

                                        Taageerayaasha Xisbiyada Mucaaridka Somaliland ee Canada oo dagaal derbi jiifnimo ahi ka dhex qarxay iyo doorka Saxaafada

                                        Edmonton Dec 24,2014(SDN/QJ)-Taageerasha xisbiyada Wadani iyo UCID ee Gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa wax aka dhex curtay khilaaf noociisa aan hore loo arag oo saxaafada dalkanina ay hurineyso. Khilaafka oo ku soo horeeyay xisbiga UCID ayaa haatan sababy dagaal dul jiif ah kolkii ay xisbiga Wadani is yiraahdeen ka faaiideysta. Khilaafka ayaa salka ku…

                                        Read More