Webmaster

    DAAWO:Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti USNee Canada oo Qiiro iyo Wadaniyadi ku dheehan tahay uga hadlay Xuska sanad guuradii 23aad ee ka soo weergatay Xasuuqii Arhiba

    Ottawa Dec 24, 2014(SDN/QJ)-Taageereyaasha dalada Mucaaridka Jabuuti ee USN iyo jaaliyada reer Jabuuti ee Ottawa ayaa si weyn u xusay xasuuqii ka dhacay degmeda Ahriba ee dalka Jabuuti bishii December 18keedii sanadii 1991kii. Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti USN ee Canada Md Xuseen Cabdiraxmaan Jaamac Candhoole ayaa khudbad dhaqaajisay Masuuliyiintii iyo shicibkii munaasibada ka soo xaadiray….

    Read More

      Munaasibad Ka Dhan ah Middii Dhawaan Muuse Biixi Loo Qabtay Oo Maanta Hargeysa ka Dhacaysa Iyo Wasiir Samaale Oo Abaabulkeeda Iska Leh

      Hargeysa:Dec,24,2014(SDN/QJ)-Waxa Hutel Mansor ee Magaalada Hargeysa loogu Ballansan yahay Munaasibad ballaadhan oo ay wadaan Qaar kamid ah Waxgaradka iyo Dhallinyarada Beesha Sacad Muuse, taas oo la doonayo in Lagu Taageero Musharraxnimada Cabdicasiis Maxamed Samaale, iyadoo sidoo kale kaga soo horjeeda Go’aankii dhawaan qaar beesha kamid ahi ku shaaciyeen in la isku raacay Musharraxnimada Beesha dhexdeeda…

      Read More

        Boqor Buur-madow Oo Musuqmaasuq iyo Xatooyo Laxaad Leh usoo jeediyey Wasiirka Maaliyadda, Musharaxnimada Muuse Biixina Taageeray

        Dubai:Dec,24,2014(SDN/QJ)-Waxa isasoo Taraya Madax-dhaqameedka Weerarka qaawan ku Haya Wasiirka Maaliyadda Somaliland Cabdcasiis Maxamed Samaale, waxana Dadka dhaliisha weyn usoo jeediyey ugu dambeeyey Boqor Cismaan Aw Maxamuud Buur-madow oo haatan ku sugan Dalka Isu tagga Imaaraadka Carabta. Boqor Cismaan, ayaa Wasiirka Maaliyadda ku tilmaamay ni Hantidii qaranka jeebka ku shubtay, isla-markaana Musuq iyo Xatooyo ku foogan….

        Read More

          4-Kamid ahaa Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Somalia Oo u Baxsaday Dhinaca Dalka Giriigga

          Ankara:Dec,24,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegtay saxaafaradda Somalia ku leedahay dalka Turiga, Afar kamid ah Shaqaalaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda, ayaa u baxsaday Dalka Turkiga kuwaas oo dhawaan Turkiga loo geeyey inay tababar halkaas kusoo qaataan. Sii hayaha xilka Wasiirka Arrimaha Dibada C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa maalintii jimcihii oo taariikhda ku beegneyd 19-December ku sagootiyay shaqaalahan garoonka diyaaradaha Aadan…

          Read More

            Akhri Magacyada Iyo Tiada Weriyeyaasha 2014-ka lagu Laayey Caalamka Iyo Goobaha Lagu Dilay Oo Lasoo Saaray

            New York:Dec,24,2014(SDN/QJ)-Kooxda Isku bahaysatay Difaacista iyo Daryeelidda Wariyayaasha caalamka ee magaceedu yahay CPJ, ayaa soo saartay warbixin ay ugu talogaleen sanadkan sii dhamaanayo oo ay kaga  hadlayaan tirada Wariyayaasha dunida lagu laayey. Warbixintu waxay sheegtay in 60-suxufi lagu laayey 21-dal oo dunida dacalladeeda ku yaalla. Warbixintan, waxay CPJ ku muujiyeen Magacyada Suxufiyiinta la dilay, dalalka…

            Read More

              Ra’isal Wasaaraha Cusub Oo Maanta La Horgeynayo Baarlamaaanka Iyo Rajada uu Ka Qabo Ansixintiisa

              Muqidho:Dec,24,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaare Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke oo uu dhawaan Madaxweyne Xasan Sheekh Jagadaas u magacaabay, ayaa la qorsheeyey in Maanta oo Arbaca ah uu hortegi doono Baarlamaanka si codka kalsoonida loogu qaado. Xoghayaha Baarlamaanka C/kariim Xaaji Cabdi Buux ayaa Saxaafadda u xaqiijiyay in Maanta la qorsheeyey in golaha Shacabka la horgeyn doono Ra’isul wasaare Cumar…

              Read More

                Dawladda Itoobiya oo sheegtay inay Dusha kala Socoto Dhaq-dhaqaaqyada Suldaan Wabar

                Hargaysa 24.Dec 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Federaalka ah ee Itoobiya, ayaa sheegtay inaanay jirin caddeymo muujinaya Ciidan-beeleedyo la sheegay inuu gudaha dalka Itoobiya ku urursanayo Suldaan Abibakar Cilmi Wabar oo ka tirsan madax-dhaqameedka gobolka Awdal, kaas oo dhowaan ku dhawaaqay hadallo uu ka soo horjeedo qaddiyadda iyo midnimada Somaliland. Safiirka Dawladda Itoobiya u fadhiyada Somaliland Brig….

                Read More

                  “Masiirka marka laga hadlayo ma jirto cid gaar ah oo Soomaaliya iska leh, Xasan Sheekh iyo Axmed Siilaanyo keligoodna kama hadli karaan” Madaxweyne Gaas

                  Garowe 24.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Maamulka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay heshiiskii ay Jabuuti ku gaadheen Madaxweynaha Soomaliya iyo Madaxweynaha Dawladda Somaliland ayaa sheegay in qaar ka mid ah qodobbada heshiiskaas ay ka qabaan walaac aad xoog leh. Madaxweyne Gaas oo hore u soo dhaweeyay heshiiska iyo wadahadallada dhex-maray labada dhinac ayaa…

                  Read More

                    Laba Sarkaal Oo Ingiriis Ah Oo Ka Shaqeeya Mashruuca Bangiga Aduunka Ee SBF Somaliland Oo Xukuumaddu Mamnuucday Safar Ay UK Ku Tegi Lahaayeen

                    Hargaysa 24.Dec 2014 (SDN/QJ)- Xukuumadda Somaliland ayaa xayirtay laba sarkaal oo Ingiriis ah oo ka shaqeeya mashruuc Baanka aduunku maalgeliyo oo lagu magacaabo Somaliland bussines Fund, kaasoo ah barnaamij maal geliya ganacsiga ganacsatada kala duwan ee dalka, qaar badan oo ku guulaystay na ay ka heleen kaalmo. Siday wargeyska Ogaal u sheegeen illo lagu kalsoon…

                    Read More

                      Mawqifka Ingiriiiska ee Wada Hadaladii Somaliland iyo Somalia ee Jabuuti ka dhacay

                      London 24.Dec 2014 (SDN/QJ)- Safiirka Ingiriiska u qaabilsan Somaaliland iyo Somaliya Danjire Neil Wigan, ayaa soo dhaweeyay wada hadaladii dhex maray Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somaliya, oo Djibouti ku kala saxeexday heshiis rasmi ah. Danjire Wigan, ayaa qoraal kooban oo uu geliyay barta uu ku leeyahay twitterka, wuxuu ku yidhi, “Waxaan soo dhawaynayaa wada hadalada Madaxweyne…

                      Read More

                        Wasiirka Maaliyada Somaliland oo Markii 1aad ka Hadlay Shardiga uu Ku Aqbalay Gudoomiye Muuse Biixi iyo Waxa uu ku qaadacay Go’aankii Beeshiisa

                        Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa hoosta ka xariiqay in fagaaraha Ragga immika shaaciyey damacooda iyo kuwo kale oo soo bixi doonaa-ba ku kala hadhi doonaan in uu yahay Shirka Golaha dhexe ee Xisbiga KULMIYE, oo dhammaan Shacabka Somaliland ka kooban, isla markaana inay cid gaari ka hadasho ama farageliso, tahay waxaan Midnimada…

                        Read More

                          Yaa ku haboon Musharax-Madaxweyne ? Si nidaamka dawladnimo wax looga bedelo waxaa loo baahan yahay Hogaamiye caqliga ka cokan

                          Isbedelka Dawladeed  maaha oo keliya in Madaxweyne Madaxweyne kale lagu bedelo ee waa in nidaamkan habacsan ee dawladnimo wax laga bedelaa oo la doorta madaxweyne caqliga ka cokan kaas oo dhug iyo waayo-aragnimo uleh habka maamul dawladeed loo unko, loo falkiyo loona curiyo maamul wanaag ( good goverance), Hogaamin hagaagsan ( leadership), aftahanimo (eloquence ) iyo soo jiidasho shacab-weyne  (charismatic ). taas…

                          Read More

                            Raysal Wasaaraha Cusub ee Somalia oo Beri Baarlamanka u qaadi doonaan Codka Kalsoonida.

                            Muqdisho 23.Dec 2014 (SDN/QJ)- Kulan ay maanta yeesheen Guddiyadda joogtadda Baarlamaanka Somaliya ayaa lagu go’aamiyay in beri Baarlamanka uu hor-yimaado Raysal-wasaaraha cusub ee Somaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, si codka Kalsoonida loogu qaado Xukuumadda uu soo dhisayo. Cumar Cabdirashiid ayaa 18-kii bishan Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud u magacaabay Raysal-wasaaraha Soomaaliya ee badalaya Cabdiwali Sheekh…

                            Read More

                              Daawo:Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka War Bixiyey Xaalada Nabad Galyo Ee Gobalka Awdal

                              Hargeisa 23/12/2014(SDN/QJ)madaxwayne ku xigenka somaliland c/raxman c/laahi saylici ayaa  ka war bixiyey xaalada gobalka awdal uu mudo  safar ku joogay isagoo madaxwane ku xigeenku aad u amaanay  xaalada gobalkaasi isagoo sheegay  in  suldaan wabar  iyo kooxdiisana gacanta lagu soo dhigi doonohttps://www.youtube.com/watch?v=PMS4g-nYubo Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanwes.com

                              Read More

                                Daawo:Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Soo Dhaweyey Wadahadaladii Mudada Uga Socday Madaxwaynasha Somaliland Iyo Somalia Djabuti

                                Hargeisa 23/12/2014(SDN/QJ)gudoomiyaha xisbiga muxaafidka ah ee kulmiye ayaa maanta soo dhaweeyey wado hadalada somaliland iyo somalia ee mudada labado casho ah wada hada;ladu uga socden dalka jabuti sidoo kale waxa uu ka hadlay  kala reebidii ay isga iyo c/siis samaale iyo maxmed biixi yoonis ay  beeshu isaga isku raacday https://www.youtube.com/watch?v=EKADlnFUNho Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

                                Read More

                                  DOOD:Masuuliyiinta Qurbaha ee sadexda xisbi Qaran oo si diiran uga dooday xaalado ay ka midyihiin xiisada Awdal, wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya(DHEGEYSO)

                                  Toronto Dec 23,2014(SDN/QJ)- Masuuliyiin ka mida sadexda xisbi ee Somaliland ee Woqooyiga America ayaa waxa ay Dood ku soo bandhigeen afkaartooda ku wejahan qodobo ay ka mid yihiin Xiisada Siyaasadeed ee ka aloosan Gobolka Awdal, Wadahadalada Somaliland iyo Soomaaliya. Dooda waxa xisbiga Kulmiye ku metaleyay Afhayeenka Woqooyiga Ameerica ee xisbiga Klmiye Md Maxamuud Yusuf Ducaale…

                                  Read More

                                    Xisbiga UCID oo ku kala qeybsamay shirkii Jabuuti ay ku yeesheen madaxda Somaliland iyo Soomaaliya

                                    Hargeysa Dec 23,2014(SDN/QJ)-Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID ayaa ku guul dareystay in ay hadal mideysan ka soo saaraan shir dhawaan ay ku yeesheen madaxda dalalka Somaliland iyo Soomaaliya isla markaana ay ka soo baxeen warar kala duwan. Guddoomiyaha xisbiga UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa shir Jaraaid oo uu qabtay shirkii Jabuuti dabadii iyo wareysiyo uu bixiyay…

                                    Read More