Webmaster

    “Waxa aan Cambaareynayaa Falalka Wasiiradu ka waddaan Awdal, “Ciiddanku Xeryahooda Ha Joogaan” Murashax Xigeenka Ucid

    Hargaysa 18.Dec 2014 (SDN/QJ)- Musharaxa Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cabdirashiid Xasan Mataan ayaa Xukuumadda Somaliland u soo jeediyay in arrinta Suldaan Abubakar Cilmi Wabar ay u madaxbanaanayso oo laga war sugo sidii ay xal ka gaadhisteedda.   Cabdirashiid Xasan Mataan oo  Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa waxa kale oo uu sheegay…

    Read More

      Madaxweynaha Somalia oo Mar kale Xilka Jagada Raysal Wasaare u Magacaabay C.rashiid Cali Sharmaarke

      Muqdisho 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya ayaa magacaabay raysul wasaare cusub – midkii saddexaad oo ay yeelato Soomaaliya muddo labo sano ah. Cumar Cabdirashiid Cali ayaa loogu magacaabay xilka raysul wasaaraha shir jaraa’id oo galabta oo Arbaco ah lagu qabtay xarunta madaxtooyada Soomaliya ee Villa Soomaaliya. Magacaabista Cumar ayaa imaaneysa kaddib markii raysul wasaarihii hore,…

      Read More

        Daawo:Gudida Horumarinta Beesha Sacad Muuse oo ka Hadlay Go’aan ay Qayb ka Mid ah Gudidoodu ku Midi Roorteeyeen Qaraar la isku ogaa

        Hargeisa 17/12/2014(ASDN/QJ)Gudida Horumarinta  beesha sacad muuse  ayaa kala saaray musharaxiinta beeshasi  oo in badani  muarn ka taagna  taasi  oo salaadinta beeshasi aad uga cahooden taasi  oo sheegay inaanay  iayagu ku raacsanayn  kala saarida gudidaasi https://www.youtube.com/watch?v=xT6NCJZYR1w&feature=youtu.be Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

        Read More

          Gudidii Shirkii Hodaale ee Sacad Muuse oo Beeniyey in ay doorteen Musharax Reerka ee Xisbiga kulmiye SAWIRO

          Hargaysa 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Gudidii Shirkii Hodaale ee Beesha Sacad Muuse ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay Warar Warbaahinta la soo galiyey oo sheegay in Gudidu ay isku raaceen Shalay in Musharax Beeshu yahay Muuse Biixi, waxanay Warkaasi ku tilmaameen in uu yahay mid been cad oo aanay waxba ka jirin. Gudidu waxay sheegen in…

          Read More

            Maxaa la Gudboon Siyaasiga Hunguri uu ka hayo Jagada Raiisul wasaaraha Soomaaliya?

            Muqdisho Dec 17, 2014(SDN/QJ)-Dawladihii Soomaaliya ee la dhisay intii ka danbeysay shirkii Carta ee Jabuuti lagu soo dhisay ayaa waxa ay ka sinaayeen isku doodaha soo noqnoqda ee u dhexeeya madaxweynaha iyo Raiisul wasaaraha. Doodahaas oo sababayay in laga takhaluso kolba ruuxa haya xilka Raiisul wasaaraha kolka laga reebo dawladii madaxweyne Cabdulaahi Yusus oo iska…

            Read More

              Loolanka Musharaxiinta Kulmiye ee Beesha Woqooyiga Hargeysa maxey Xisbiga iyo Nidaamka Dimuqraadiyada dhaxalsiin kartaa?

              Hargeysa Dec 17,2014(SDN/QJ)-Xisbiga haya talada dalka Somaliland ee Kulmiye ayaa dhawrkii sanadood ee ina dhaafay wax aka dhex aloosan tartan loogu jiro cidii noqon laheyd musharaxa madaxweyne ee xisbigaas doorashooyinka ina soo haya. Doodan oo laba daraf ku kooban ayaa waxa dhan ka mida labadaa dhan waxa uu abuuray dood la isku weydiinayo waxa ay…

              Read More

                Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Seylici muxuu uga aamusay hadalkii ka soo yeeray Suldaan Wabar?

                Hargeysa Dec 17,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaciil Saylici ayaa afka ka xidhay dhwaaq dhiilo colaadeed xanbaarsanaa oo ka soo yeeray mid ka mida Salaadiinta Gobolka uu ka soo jeedo ee Awdal. Suldaan Abiikar Cilmi Wabar ayaa sheegay in beesha Samaroon ee Awdal ay ka hoos baxday maamulka uu Cabdiraxmaan Seylici madaxweyne ku-xigeenka ka yahay…

                Read More

                  “Dawladda Maanta Joogta waxan ka codsanayaa inay Joojiso hadimada ay ku hayso Hiddo-dhawr, Haddii ay aad derejo ku gaadhaysaan eray aad Sahra tidhaahdaanna waa idiin fasax,” Sahra Halgan

                  Hargeysa:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Muj. Sahra Halgan oo kamid ah Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ugu Baaqday inay Ka Dayso Hagardaamo iyo dhibaato badan oo ay ku hayso sida ay sheegtay. Sahra Halgan oo ah mulkiilaha Xarunta Hiddaha iyo Dhaqanka ee Hiddo-dhawr, ayaa Muuqal ay iska soo duubtay ku muujisay Dhibaatooyin hoose oo ay xukuumaddu…

                  Read More

                    Faysal Cali Waraabe:kuwa leh UCID baanu ka baxnay waa Awr Garbo cad iyo qaar aanu salaatul shukri ka tukanay

                    Hargeysa Dec 17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md Faysal Cali Waraabe ayaa markii u horeysay ka hadlay masuuliyiin la sheegay in ay xisbigaa ka tirsanaayeen oo ku biiray xisbiyada kale ee dalka. Guddoomiyaha ayaa mar uu u waramayay TVga Universal ayaa sheegay in dadka leh xisbiga waanu ka baxnay aaney waxba kala tegeyn. “Kuwa leh UCID baanu…

                    Read More

                      Shabaabka Oo Shaaciyey Qiimaha Lacagaha ay Ka Heleen Sekada ay Qaadaan Iyo Faahfaahinta Meelaha ay Kasoo Galaan

                      Marka:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka Ururka Alshabaab, ayaa shaaciyey Qaddarka Lacadeed ee Sanadkii tegay ee 1435-hijriyada ay seko ahaan uga heleen Dadka deegaanada ay gacanta ku hayeen. Hoggaanku waxa uu sheegay In sanadkaas ay gacantooda soo gashay lacag dhan $8.9 Milyan dollar, taas oo ay ka heleen Zeko ay ka qaadeen shacabka  Goobaha ay ka taliyaan ku nool. Mu’asasada…

                      Read More

                        Xasan Sheekh Iyo Cumar Cabdirashiid Oo Xalay Kulan Ku Yeeshay Madaxtooyada Iyo Nuxurka Dardaarankii Goobta La Isku Dhaafsaday

                        Muqdisho:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Kulan lasii qorsheeyey ayaa habeenkii xalay aqalka Madaxtooyada ku dhex maray Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud iyo Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke oo la dilayo in dhawaan laga dhigo Ra’isal wasaaraha Somalia. Dr. Cumar C/rashiid, ayaa  Xalay fiidkii hore laga soo qaaday Hutel Peace isagoo saaran Gaadhi qufulan ee ciidanka AMISOM leeyihiin, waxana loosoo galbiyey dhinaca…

                        Read More

                          Wasiir Katirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Gaadhay Fadhiisimo Ciidanka Qaranku Ka Samaysteen Deegaanka Qolujeed Iyo Shacabka Oo Tabashadooda u sheegtay

                          Qolujeed:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Xasan Daahir Dhimbiil, ayaa Booqasho ku gaadhay Fadhiisimada cusub ee Ciidanka qaranku kaga sugan yihiin Deegaanada Gobolka Awdal oo ay dhawaan gaadheen. Wasiirka ayaa si gaar ah ula kulmay Shacabka Reer Qolujeed oo ah halkii uu suldaankani ka bilaabay Rabshadaha uu wado, waxana uu ka dhegaystay Cabashooyin tiro badan oo…

                          Read More

                            War-Saxaafadeed: “Reer Awdal waa Hoyga Aqoonta Iyo Tiirka Nabad”

                            Hargeysa:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Ururuka Dhallinyarada Maamuus oo kamid ah Urrurada Firfircoon ee Dalka ka jira ayaa si waddaniyad iyo waayeeltinimo ku jirta uga Hadlay Arrimaha kasoo Cusboonaaday Gobolka Awdal, waxana uu baaq u soo jeediyey Cidkasta oo dani ugu jirto deganaanshaha iyo wada jirka Shacabka Reer Somaliland. Guddoomiye Liibaan Ismaaciil  oo ah Guddoomiyaha Ururka Maamuus, ayaa war…

                            Read More

                              Guddida Horumarinta Beesha Sacad Muuse Oo Isku Raacay In Muuse Biixi Looga Hadho Musharraxnimada Madaxtinimo Ee Siilaanyo Dabadii Iyo Ina Biixi Iyo Samaale Oo Geed Lagu Xidhay

                              Hargeysa:Dec,17,2014(SDN/QJ)-Guddida Horumarinta Beelweynta Sacad Muuse oo uu hoggaaminayey Suldaankooda Guud Suldaan Suldaan Xasan Suldaan Cabdilaahi, ayaa isku raacay in Beeshu musharax  loo midaysan yahay ka dhigato Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi oo ay dhawaan arrimo Noocan oo kale ah isku seegeen Madaxweyne Siilaanyo. Guddidan oo in muddo ah ku Hawllanayd kala reebidda Musharrixiin saddex ah oo…

                              Read More

                                Madaxda Dhaqanka ee Gobolka Awdal oo ka Hadlay Qadiyada Suldaan Waber,Xukuumadana ugu Baaqay inay Ciidankeeda ka saarto Gobolkaas

                                Hargaysa 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Salaadiinta iyo Madaxdhaqameedka Gobolka Awdal ayaa sheegay in arrinta Suldaan Abubakar Cilmi Wabar ay gacanta ku hayaan, isla-markaana iyagga laga war sugo, waxaanay Xukuumadda Somaliland ugu baaqeen inay Ciidamadda ay geysay Boorama ay dib u celiso. Salaadiintan oo Shir Jaraa’id ku qabtay Magaaladda Boorama ayaa waxa kale oo ay Shacabka iyo…

                                Read More

                                  Filashada Shiidaal laga Helo Somaliland iyo Rajada Shirkada Genel Energy ee Sahaminta Wada

                                  Hargaysa 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Shirkadda Genel Energy ee ay xukuumadda Somaliland hore ula saxeexatay heshiiska ah sahaminta khayraadka Somaliland, ayaa ka hadashay rajada ay ka qabto in shidaal laga helo Somaliland. Maamulaha Genel Energy Mr. Tony Hayward, oo waraysi siiyay shabakadda Oil price.com, ayaa waxa la weydiiyay su’aal ku saabsanayd khatarta ay leedahay in shidaal…

                                  Read More