Boliska Australia Oo Soo Gebogebeeyey Afduubkii Magaalada Sydney Ka Taagnaa Iyo Khasaaraha Hawlgalkaasi Keenay
Sydney:Dec,16,2014(SDN/QJ)-Afduubkii Ninka Hubaysani Gudaha Magaalada Sydney ugu Geysgtay Tiro dad ah oo shacab ahaa, ayaa la waxa soo Gunaanaday Ciidamada Sida Gaarka ah u tababaran ee Dalkaasi kadib markii ay si xoog ah ku galeen Goobtaas. Hawlgalkaas ayaa waxa lagu dilay Ninkii Afduubka Geystay iyo Laba kamid ahaa Dadkii La haystay, kuwaas oo kala ahaa…
