Webmaster

    Baanka Dhexe ee Somaliland oo Ooda ka soo qaaday Lacago Cusub oo uu Suuqa ku soo daayay Iyo Sababaha Keenay

    Hargaysa 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Cabdi Dirir Cabdi oo Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa faa-faahin ka bixiyay qaabka ay kula tacaalayaan sidii Sarifka Dolarka hoos loogu dhigi lahaa, ka dib markii uu mudooyinkii u dambeeya kacsanaa.   Waxaanu yidhi “Ujeedadu waxa weeye Doolarka oo baryahan Kacsanaa ayaanu doonaynaa inaanu soo…

    Read More

      Saldhig Boolis oo Casri ah oo Laga Hirgaliyay Magaalada Burco iyo Taliye ku Xigeenka Booliska oo ka hadlay

      Burco 17.Dec 2014 (SDN/QJ)- Taliye Ku Xigeenka Ciidanka Booliska Somaliland Cabdiraxmaan Axmed Liibaan (Fooxle) ayaa shalay xadhiga ka jaray Saldhiga Faarax Oomaar ee Magaalada Burco oo dib u dhis Casri ah lagu sameeyay. Xaflad balaadhan oo loo sameeyay furitaanka Saldhigan ayaa waxa ka soo qabgalay Masuuliyiinta Laamaha Dawladda gobolka Togdheer ,Taliyayaasha Ciidamadda gobolkaasi , Saraakiil…

      Read More

        Wasiirada Warfaafinta ee Kuwait iyo Soomaaliya oo ku kulmay Kuwait

        Kuwait  Dec 16 2014(SDN/QJ)- Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya Mudane Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow ayaa caawa fiidkii magaalada Kuwait kula kulmay Wasiirka Warfaafinta Kuwait Salman Sabah Al Salem Al-Hamoud Al-Sabah. Labada Wasiir ayaa ka wada hadlay xiriirka labada dal iyo sidii labada wasaaradood ee warfaafinta ee labada dal ay xiriir joogta ah ka wada yeelan lahaayeen. Wasiir Mustaf…

        Read More

          Daawo:Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland C/raxman (Ciro) Oo Saaka Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Xaalada Gobalka Iyo Ceerigabo

          Hargeisa 16/12/2014(SDN/QJ)Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland c/raxman maxamed c/laahi ayaa saaka baaqyo nabadeed ka soo saaray  xaaladaha coladed  ee ka soo cusboonayday gobolada awdal iyo ceericaabo  isagoo gudoomiyuhu xukuumada ugu baaqay  inay sida ugu dhakhsaha badan u sii dayso  Xildhibanada golaha deeganka boorama ee xidhxidhan Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

          Read More

            Daawo:Wasiirka Gaashandhiga Somaliland Mr Cadami Ayaa Saaka Kahdalay Dagaalkii Ka Dhacay Ceerigaabo Iyo waliba Ciidankii Habenadii Ugu Danbeyey Loo Daad Guraynaayey Xarunta Gobalka Awdal Ee Boorama

            Hargeisa 16/12/2014(SDN/QJ)Wasiirka Gaashandhiga somaliland   cadami ayaa saaka ka hadlay  dagaladii ka dhacay gobalka sanaag isagoo wasiirku sheegay  inaanay  rabash sidaa u sii badani ka dhicin isagoo wasiirku  aad ugu dheerday  ciidnak qalaba sida ee maalmihii ugu danbeyey loo diraayey  magaalada boorama ee xarunta gobalka awdal Hargeisa SDN/QJ Concat@Somalidiasporanews.com

            Read More

              Wasiirka arrimaha gudaha Soamaliland oo Adis Ababa dhigiisa Itoobiya kula kulmay

              Adis Ababa Dec 16,20149SDN/QJ)-Wasiirka Wasaarada Somaliland Md Cali Warancade iyo taliyaha ciidanka sirdoonka Somaliland Md Jaamac Maxamed Bootaan ayaa booqasho ay ku gaareen magaalada Adis Ababa waxa ay kulan la yeesheen Masuuliyiin sare oo dalkaas ah, sidaa waxa lagu sheegay warsaxaafadeed uu soo saaray safiirka Somaliland ee Itoobiya Md Ayaanle Salaad Diiriye. Warsaxafadeedka ayaa sidan…

              Read More

                Warbixin:Maadaama Somaliland ay hirgalisay doorashooyin dhowr jeer, Muqdisho-na way qaban kartaa doorashooyin. Casharrada laga barto khibradda Somailand ay u leedahay doorashooyinka iyo hannaanka ay ku xalliso amnidarrada waa in la xoojiyaa.

                 Muqdisho Dec 16, 2014(SDN/QJ)-Mac-hadka deraasaadka siyaasadda ee Heritage oo fadhiggiisu yahay magaalada Muqdisho, ayaa warbixin uu soo saaray ku sheegay in magaalada Muqdisho ay ka hirgeli karto doorashooyin madaxnimo haddii la xoojiyo barashada duruusta laga dhaxlay doorashooyinkii Somaliland. Sida lagu sheegay warbixintan oo laga soo saaray cilmibaadhis uu mac-hadkaasi sameeyay, 91% (boqolkiiba kow iyo sagaashan)…

                Read More

                  Tirsigii 4-aad, Miisaaniyada, Macmalka ah, Mashqaca ah ee aan lahayn dhexroorka iyo dhextaalka ma aha mid ka turjumeysa Baahiyaha muhiimka ah ee qaranka

                  Dakhliga miisaaniyadu sidiisaba  waa mala-awaal cilmiyeysan (educated guess) oo ku saleysan qiyaas (projections) kaas oo ku saleysan mar kasta xaalada dhaqaale ee wadanka taal.Taas oo ah mid  toojka ku ifineysa xaalada taagan waqtigan iyo saadaasha waqtiga soo socda. Marka la isla meel dhigo  dakhliga ayaa kadib laga fuudh yeelaa baahiyaha markaas jira iyada oo mudnaanta loo siinaayo sida ay kolba…

                  Read More

                    Xildhibaan Qabile oo qodobeeyay xaalada dalka

                    Bismilahi Raxmani Raxiim Wa salalaahu cala sayidna Maxamed wa calaa aalihi wa saxbihi wa salam Dareenka Xamaasada leh Dahaadh wayn ba ku xidhan Dulucda lama garan dhabta ah sidii dura lagu yiqiin Fahanku doorkii ma qaban Dabcigii lagu oga bulshada Darjiidhka wali ku badan sidii ay dawoobi lahayd Dayaxa ciirada ku xidhan Dabaylaha kala badalan…

                    Read More

                      Suxuufiga Rugcadaaga ah ee Maxamed Yusuf Urdox oo ka warbixinaya Buug uu daabacay(The tree on the Moon) iyo dhibaatooyinkii uu kala kulmay dawladii Soomaaliya intii uu mucaaridka noqday(DHEGEYSO)

                      Toronto Dec 16,2014(SDN/QJ)-Suxuufiga rugcadaaga ah ee Maxamed Yusuf Urdox oo haatan ku nool dalka Canada ayaa si mug leh inooga waramay marxaladihii kala duwanaa ee saxaafada Soomaalida soo martay iyo wixii uu kala kulmay mudadii dheereyd ee uu ka mid ka ahaa bahda saxaafada. Waxa uu Maxamed si gaara uga hadlay waxyaabihii uu kala kulamay…

                      Read More

                        Haweenay Booliska Sucuudigu Ku Xidheen Kiis Aan Noociisa Hore Loo Arag

                        Riyad:Dec,16,2014(SDN/QJ)-Mid kamid ah Wargeysyada kasoo baxa dalka Sucuudiga ayaa daabacay warbixin dheer oo uu ku sheegay in Ciidanka ammaaanka dalkaasi ay xabsiga dhigeen Haweenay Lagu qabtay iyadoo daawanaysa Ciyaar Kubadda cagta ah.  Dalka Sacuudiga ayaan la ogoleyn in haweenku xaadiraan garoomada ciyaaraha Ragga ugaarka ah lagu qabto, waana arrin sharciga islaamiga ah oo Sacuudigu uu…

                        Read More

                          Xukuumadda Sii Murgisay Xaaladda Boorama Iyo Xildhibaanadii Xabsiga Ku Jirey Oo Maamuus Ka Xayuubin Loo Diyaariyey

                          Borama:Dec,16,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ayaa sii murgisay Xallinta Arrinta ka taagan Gobolka Borama iyo Muranka ka dhashay Dhawaqa kasoo yeedhay Suldaan Wabar oo Buuraha la galay Kooxo Hubaysan. Ergo loo igmaday xallinta arrinta sudlaanku wado, ayaa soo jeediyey inay haboon tahay in maamuuska  xildhibaanimo laga xayuubo laba xildhibaan oo xabsiga Hargeysa ku jira, kana mid ah…

                          Read More

                            Muj. Cali Gurey Oo Xukuumadda Ku Eedeeyey Hannaanka ay u wajahday Arrinta Suldaan Wabar

                            Hargeysa:Dec,16,2014(SDN/QJ)-Mujaahid Cali Maxamed Yuusuf oo ah Guddoomiye-ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Ucid, ayaa xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku tilmaamay mid  markasta oo wax dhacaan Miciinsata Xadhig, xabad iyo Cago juglayn sida haatanba   loola macaamilay Arrinta ka taagan Gobolka Awdal oo mudanayaal loo xidhxidhay. Mujaahidka ayaa qoraal dheer oo uu soo dhigay Bartiisa Face-book-ga, waxa uu ku sheegay…

                            Read More