London Dec 16,20149SDN/QJ)-Fanaaniinta kala ah Faarax Murtiile, Aamiina Aftiin, & faadumiina ayaa ruwaayad najiib badan ku soo bandhigay munaasabad lagu abaal marinaayya dadka waxgalka ah ee ku nool UK oo ka dhacday galbeedka London,
hadabo hoos ka daawo ruwaayadaasi adaa qosol ka dhargi doonee.
Mohamed Omar
London, UK
